Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Hirshabelle State President Sacks Hiraan Governor Amid Power Struggle

Beledweyne, Somalia — The President of Hirshabelle State, Ali Abdullahi Hussein (Guudlaawe), on Monday dismissed the Governor of Hiraan region, Muse Salad Wehliye, amid an escalating political rift within the regional administration.   A presidential decree issued from Guudlaawe’s office named Mohamed Arab Hussein Mohamed as the new governor of Hiraan. The appointment follows a recommendation from Hirshabelle Vice President Yusuf Ahmed...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo Kormeer Ku Tegay Wasaaradda Warfaafinta

Muqdisho — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, isagoo booqday qeybaha kala duwan ee wasaaradda. Mudane Saalax ayaa halkaasi si diirran loogu soo dhaweeyay, waxaana warbixin ku saabsan shaqada wasaaradda siiyay Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala. Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa si dhow ugu...

Puntland President Visits Police Training College in Carmo, Hails New Recruits

Carmo, Somalia – Puntland President Said Abdullahi Deni on Monday paid a working visit to the town of Carmo, where he commended police recruits undergoing training at the regional Police Training College. During the visit, Deni praised the efforts of the police leadership and all stakeholders involved in the training program, calling it a significant step in strengthening the region’s...

Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray Ciidamada Tababarka Ku Jira, una Mahadceliyey Booliska

Carmo — Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta safar shaqo ku tegay degmada Carmo ee gobolka Bari, halkaas oo uu kormeeray Kulliyadda Tababarka Booliska ee magaalada, halkaas oo ay tababar ku qaadanayaan ciidamo cusub oo loo diyaarinayo qeybta Booliska.     Madaxweynaha ayaa si gaar ah ugu bogaadiyey ciidamada tababarka ku jira dadaalkooda, iyo weliba howlaha ay wadaan masuuliyiinta booliska iyo...

Madaxweyne Guudlaawe oo xilka ka qaadey Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan – Daawo

Beledweyne — Madaxweynaha Hirshabeelle, Cali Guudlaawe, ayaa maanta si rasmi ah u qaaday xilkii Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan, Muuse Salaad Wehliye, isla markaana xilkaasi u magacaabay Maxamed Xuseen Maxamed, sida lagu sheegay wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha. Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa guddoomiyaha cusub ku booriyay inuu dardar geliyo howlaha maamulka gobolka, la dagaalanka kooxda Al-Shabaab, iyo xoojinta nabadda iyo horumarka...

Taliyeyaasha Sanaag oo Dowladda Mareykanka Ku Eedeeyay Xaq-darro inay dishay Caaqil Cumar 

Sanaag — Taliyeyaasha ciidanka iyo maamulka gobolka Sanaag ayaa si adag uga hadlay dilka Caaqil Cumar Cabdullaahi, iyagoo dowladda Mareykanka ku eedeeyay in ay “xaq darro iyo si sharci darro ah” ku dishay.   Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in Caaqil Cumar Cabdullaahi uu ahaa odey nabadoon caan ah oo door muhiim ah ku lahaa xalinta khilaafaadka bulshada iyo ilaalinta nabadda gobolka. Waxay intaa...

Somali Sultan Seeks Answers After U.S. Strike Kills Mediator

BADHAN, Somalia – Night has settled over Badhan, its silence broken only by the rustle of wind through the streets. A guest room lined with family portraits and framed photos of the sultanate, is lit by several dim bulbs. Sultan Said Abdisalam sits on a wooden chair, fingers slowly tracing his prayer beads. Next to him, the elder brother...

Xinhua Commentary: CPC to set the tone for new five-year plan crucial for advancing modernization

BEIJING, Oct. 20 (Xinhua) -- The fourth plenary session of the 20th Communist Party of China (CPC) Central Committee is poised to shape the direction of the 15th Five-Year Plan that will steer the world's second-largest economy from 2026 to 2030, a defining phase on China's path toward basically achieving socialist modernization by 2035.   The plenary session, which started in...

Wafdi ka socday Midowga Yurub oo Muqdisho booqasho rasmi ah ku yimid

Muqdisho – Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro, ayaa magaalada Muqdisho kusoo dhoweysay wafdi sare oo ka socday Midowga Yurub, kuwaas oo booqasho rasmi ah ku joogay caasimadda intii u dhexeysay 13 ilaa 16-ka Oktoobar.   Wafdiga oo uu hoggaaminayay Dorota Dlouchy-Suliga, Madaxa Qaybta Qaramada Nabadda Yurub (EPF), iyo Raimondo Bussi oo ah Madaxa Unugga Siyaasadda Dibadda ee Gudiga...

European Peace Facility Mission deepens EU-Somalia security cooperation

Mogadishu, Somalia 16 October 2025 – The European Union Ambassador to Somalia, H.E. Francesca Di Mauro, welcomed a delegation from the European External Action Service (EEAS) and European Commission to Mogadishu for a three-day visit from 13 to 16 October 2025. The delegation, led by Ms. Dorota Dlouchy-Suliga, Head of Division – European Peace Facility (EPF) at the EEAS and Mr. Raimondo...

WARAR KALE

Somali minister visits embassy in Pakistan where she previously served as ambassador

ISLAMABAD – Somalia's Minister of Family and Human Rights Development, Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, paid an official visit to the Somali Embassy in Islamabad, where...

Somalia offers condolences to Qatar over death of former emir

MOGADISHU – Somalia's Foreign Minister Abdisalam Ali visited the Qatari Embassy in Mogadishu on Tuesday to offer condolences following the death of Qatar's former...

Somali army destroys Al-Shabaab hideouts in Lower Shabelle operation

MOGADISHU – The Somali National Army (SNA) said it carried out a planned operation in villages near Sablaale district in the Lower Shabelle region,...