Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Swedish Defence Minister Arrives in Mogadishu for Official Visit

Mogadishu, Oct 7 — Somalia’s Deputy Minister of Defence, Omar Ali Abdi, and Deputy Commander of the Somali National Army, Major General Maday Nuurey Ufurow, welcomed Swedish Defence Minister Pål Jonson and his delegation at Aden Adde International Airport.   The Swedish delegation arrived in Mogadishu for an official visit aimed at strengthening defence and security cooperation between Somalia and Sweden. During...

Wasiirka Gaashaandhigga Sweden oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

Muqdisho — Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cumar Cali Cabdi, iyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka, Sarreeye Guuto Maday Nuurey Ufurow, ayaa maanta si diiran ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde International Airport, Wasiirka Gaashaandhigga Boqortooyada Sweden, Mudane Pål Jonson, iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo, kuwaas oo booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Muqdisho.   Wafdigan ayaa qeyb...

EACCON 2025 Summit Opens in Mogadishu to Boost East African Economic Cooperation

Mogadishu — The East African Community Cooperation Economic Conference (EACCON 2025) officially opened on Thursday in Mogadishu, with over 350 delegates from member states gathering to discuss regional economic integration and development.   This year’s conference focuses on enhancing cooperation and boosting the production sector across East African Community (EAC) countries to drive economic growth and trade within the region. Somalia’s President...

Shirweynaha Urur-goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho — Shirweynaha Urur-goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EACCON 2025) ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qeyb-galayaan in ka badan 350 ergo oo ka kala socota dalalka xubnaha ka ah ururkan.   Sanadkan, shirkan ayaa diiradda lagu saarayaa xoojinta iskaashiga iyo horumarinta Aagga Wax-soosaarka ee dalalka Urur-goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC), si loo dardar-geliyo...

Somalia’s Disaster Agency and UN Discuss Drought Preparedness and Aid Coordination

MOGADISHU, Somalia — The head of Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA), Mahamuud Moallim Abdille, met Monday with the UN’s top humanitarian coordinator in Somalia, Georg Conway, to discuss emergency preparedness amid growing concerns over potential drought during the upcoming Deyr rainy season.   The meeting, held at SoDMA headquarters in Mogadishu, focused on contingency planning in case of below-average rainfall,...

SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo Ka Wada Hadlay Diyaargarowga Abaaraha iyo Xoojinta Iskaashiga Gargaarka Bani’aadanimo

MUQDISHO – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdille, iyo Madaxa Isku-duwidda Gargaarka Bani’aadanimo ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Mr. Georg Conway, ayaa yeeshay shirkii billaha ahaa oo ka dhacay xarunta dhexe ee SoDMA ee magaalada Muqdisho.   Shirkan ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray diyaar-garowga xaaladaha degdegga ah, iyada oo laga baqayo in roobka Deyrta ee sanadkan...

Puntland and Somaliland to Launch Joint Security Operations Against ISIS and Pirates

GAROWE, Somalia — Authorities in Somalia's Puntland region announced plans to launch joint security operations with Somaliland targeting ISIS militants hiding in the rugged Cal Madow mountains, as well as piracy threats along the northeastern coastline.   Speaking to reporters on Monday, Puntland's Minister of Interior, Abdi Farah Said (Juha), said the two neighboring administrations had agreed to collaborate on anti-terrorism...

Puntland iyo Somaliland oo Iskaashi Amni Ka Bilaabaya Buuraha Calmadow iyo Xeebaha Bari

GAROOWE – Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Puntland, Cabdi Faarax Saciid (Juxaa), ayaa sheegay in maamulka Somaliland iyo Puntland ay dhawaan iskaashi buuxa ka bilaabi doonaan dhinacyada amniga, gaar ahaan howlgallo ka dhan ah kooxaha argagixisada iyo burcad-badeedda.   Wasiir Juxaa ayaa sheegay in labada maamul ay qorsheynayaan in ay si wadajir ah uga fuliyaan howlgallo buuraha Calmadow ee gobolka Sanaag, halkaas...

Türkiye’s delicate balance between boosting growth, curbing inflation

ANKARA, Oct. 6 (Xinhua) -- Türkiye's economic policymakers are entering a more challenging phase after inflation rose in September for the first time in 15 months, complicating their cautious shift from strict disinflation toward supporting growth, economists said.   The Turkish Statistical Institute announced last week that consumer price inflation climbed to 33.29 percent year-on-year in September, up from 32.95 percent...

Trump-appointed judge blocks Trump’s California National Guard deployment to Oregon

SACRAMENTO, the United States, Oct. 6 (Xinhua) -- A federal judge temporarily blocked U.S. President Donald Trump's attempt to send California National Guard troops to Portland, Oregon, as Trump tried to get around an earlier court order issued by the same judge that stopped him from deploying Oregon troops to Portland.   U.S. District Judge Karin Immergut, who was appointed by...

WARAR KALE

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Nairobi – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, oo howlo shaqo u jooga magaalada Nairobi, ayaa maanta...

Somali minister holds bilateral meetings on sidelines of OIC women’s conference

ISLAMABAD – Somalia's Minister of Family and Human Rights Development, Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, held a series of bilateral meetings with senior officials from member...

Jordan, Somalia Discuss Military Cooperation

Amman, July 14 (Petra) -- Chairman of the Joint Chiefs of Staff Maj. Gen. Yousef Huneiti on Tuesday met Somali Defense Minister Ahmed Moallim...