Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali Defense Minister Hails Military Gains Against Al-Shabaab After NISA prison attack

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Minister of Defence, Ahmed Moalim Fiqi, announced Sunday that national army forces have made significant territorial gains against Al-Shabaab militants in the southern Shabelle region, capturing several key areas in recent operations.   Speaking at a press conference in Mogadishu, Fiqi confirmed that the Somali National Army (SNA) had taken control of the strategic towns of Awdhegle, Bariire,...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Ka Warbixiyay Howlgallada Ka Dhanka ah Al-Shabaab

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa shir jaraa'id uu ku qabtay magaalada Muqdisho saacadihii lasoo dhaafay ku sheegay in guul weyn laga gaaray howlgallo ay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ka wadaan gobolka Shabeellaha Hoose.   Wasiirka ayaa xusay in ciidamada ay si buuxda ula wareegeen deegaanada muhiimka ah ee Owdhiigle, Bariire, Sabiib, Canoole iyo deegaano kale, kuwaas oo...

Somaliland oo heshiis cusub la gashay maamulka Somaliland

NAIROBI - Somaliland ayaa heshiis cusub la gashay Puntland, kaasoo ku saabsan arrimaha iskaashiga amniga iyo deminta colaaddii ka dhacday Ceerigaabo, oo kamid ah meelaha ay ku muransan yihiin.   War-saxaafadeed wadajir ah oo la soo saaray kadib kulan ka dhacay Nairobi, labada dhinac ayaa isla garab istaagay horumarka ay midba midka kale gaareen, waxay taageereen dadaallada nabadda ee magaalada Erigabo,...

Wasiir Fiqi oo Kormeeray Bandhig Tababar oo ay Sameeyeen Cutubyada Kumaandooska Gorgor

MUQDISHO - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kormeer ku soo maray bandhig ay sameeyeen cutubyada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.   Bandhigan ayaa lagu soo gabagabeeyay tababar muhiim ah oo ay ku qaadanayeen Kulliyadda Tababarka Ciidamada ee TURKSOM. Wasiir Fiqi ayaa ciidanka Gorgor u hambalyeeyay dadaalkooda iyo heerka sare...

Villa Somalia Issues Statement Regarding President’s Trip to Kismayo

KISMAAYO, Somalia – Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Kismaayo on Sunday, the administrative capital of the Jubaland regional state, for a series of high-level consultations on the country’s ongoing state-building process.   Upon arrival, President Mohamud was warmly welcomed at Kismaayo Airport by Jubaland President Ahmed Madobe, accompanied by senior regional officials and local residents. During his visit, the Somali...

Madaxtooyadda oo War kasoo saartay booqashadda Madaxweynaha ee Kismaayo

KISMAAYO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo, oo ah xarunta kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Jubaland.   Waxaa wafdiga Xasan Sheekh Garoonka Kismaayo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Jubaland Axmed Masdoobe, oo ay wehliyeen mas'uuliyiin sare iyo shacabka magaaladda. Inta uu ku sugan yahay magaalada Kismaayo, Madaxweynaha ayaa sii wadi doona wadatashiyo muhiim ah oo ku...

Somali President receives warm welcome in Kismayo amid push to resolve rift with Jubaland leader

KISMAAYO, Somalia – Somali President Hassan Sheikh Mohamud was warmly received in the southern port city of Kismayo on Sunday, marking the beginning of a potentially pivotal phase in national political dialogue, aimed at resolving a long-standing dispute with Jubaland regional leader Ahmed Mohamed Islam, also known as Ahmed Madobe.   The visit comes amid renewed efforts to address key national priorities,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si diirran loogu soo dhaweeyay Kismaayo

KISMAAYO, Soomaaliya - Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa lagu soo dhaweeyay magaaladda Kismaayo, oo ku tagey socdaal la xiriirka xal u helda khilaafka Axmed Madoobe.   Waxaa bilaabatay waqti cusub oo isbeddel siyaasadeed ah kadib markii Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Madaxweyne Madobe) uu si rasmi ah u qaabilay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo maanta oo...

Somali President Pitches Investment Opportunities at US-Somalia Business Forum

MOGADISHU, Oct 5 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday addressed the Somalia-US Trade and Investment Forum held in Mogadishu, urging international partners to explore opportunities in Somalia’s growing market. In his keynote speech, the president said Somalia is ready to integrate with the global economy and that his government is committed to creating a stable and secure environment...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Soomaaliya waa dal hodan ku ah kheyraad dabiici ah

Muqdisho - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay khudbad ka jeediyey Shirka Iskaashiga Ganacsiga iyo Maalgashiga ee Soomaaliya iyo Maraykanka, kaas oo ku qabsoomay magaalada Muqdisho.   Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay la jaanqaaddo dhaqaalaha caalamiga ah, dowladduna ay dadaal ku bixinayso sidii loo abuuri lahaa jawi nabad iyo xasillooni ku...

WARAR KALE

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Nairobi – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, oo howlo shaqo u jooga magaalada Nairobi, ayaa maanta...

Somali minister holds bilateral meetings on sidelines of OIC women’s conference

ISLAMABAD – Somalia's Minister of Family and Human Rights Development, Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, held a series of bilateral meetings with senior officials from member...

Jordan, Somalia Discuss Military Cooperation

Amman, July 14 (Petra) -- Chairman of the Joint Chiefs of Staff Maj. Gen. Yousef Huneiti on Tuesday met Somali Defense Minister Ahmed Moallim...