Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ra’iisul wasaaraha oo qaabilay wafdi sare oo ka socda ururka Jaamacadda Carabta

Muqdisho, Sabti, 27 Sebteembar 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay wafdi sare oo ka socda ururka Jaamacadda Carabta, kuwaas oo dalka u yimid hirgalinta mashruuc weyn oo lagu taageerayo Manhajka waxbarashada dalka iyo horumarinta Afka Carabiga.   Ra’iisul Wasaaraha, ayaa uga mahadceliyey ururka Jamacadda Carabta, taageeradooda ku aaddan dhinacyada diblumaasiyadda, waxbarashada, dowlad-dhiska...

Namibia unveils strategy to achieve food sovereignty, cut agricultural imports

WINDHOEK (Xinhua) -- Namibia has unveiled a comprehensive national strategy to transform its crop sector, enhance food sovereignty, and reduce dependence on agricultural imports.   The strategy was formalized on Friday in the Namibian capital of Windhoek, where Minister of Agriculture, Fisheries, Water, and Land Reform Inge Zaamwani introduced the Namibian Agronomic Board's annual report, Five-Year Integrated Business Plan, Five-Year Crop...

Many delegates walk out in protest when Netanyahu addresses UN General Assembly

UNITED NATIONS (Xinhua) -- When Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu began to deliver his speech during the general debate of the 80th session of the United Nations General Assembly (UNGA) on Friday, many delegates walked out of the UNGA hall in protest.   In his address, Netanyahu criticized those countries announcing their recognition of the State of Palestine over the past...

8 killed, 35 wounded in factory fire in N. Egypt

CAIRO (Xinhua) -- At least eight people were killed and 35 others wounded when a fire broke out on Friday in a dyeing factory in El Mahalla El Kubra, the largest city in Egypt's northern Gharbia province, according to the Egyptian Ministry of Health and Population.   Some 26 ambulances rushed to transfer the wounded to the nearest hospitals, the ministry...

Itoobiya oo Taageero Buuxda u Muujisay Nabadda iyo Xasiloonida Soomaaliya

Addis Ababa – Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibadda Itoobiya Hadera Abera, ayaa si weyn uga hadlay taageerada joogtada ah ee dowladiisa u fidinayso nabadda iyo xasiloonida Soomaaliya, intii lagu guda jiray Shirweynihii Heer Sare ee Lacag-ururinta ee Howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), kaasoo ka dhacay xilligii Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee 80aad.   Hadera ayaa sheegay, “Waxaan...

Ethiopia reaffirms unwavering support for Somalia’s peace and stability

Addis Ababa --State Minister for Foreign Affairs, Ambassador Hadera Abera, underscored Ethiopia’s unwavering support for Somalia’s peace and stability during the High-Level Pledging Conference for the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM), held on the margins of the 80th UN General Assembly.   He said, “We have made substantial gains in degrading Al-Shabaab’s capabilities. In this regard, we...

Somali presidential candidate accuses federal leadership of governance failure

Mogadishu – A prominent Somali presidential hopeful, Sultan Abdi Qorane, on Saturday launched a scathing attack on the country’s top federal leadership, accusing them of failing to steer the nation through its ongoing political and security crises.   In a strongly worded statement, Qorane alleged that the current leadership has "completely failed" in governing and uniting the country, warning that their...

Mogadishu protest postponed amid political de-escalation efforts

MOGADISHU – A planned opposition-led protest in the Somali capital, Mogadishu, was postponed on Saturday following diplomatic and community-led efforts to ease mounting political tensions, reliable sources said.   The demonstration, which had been announced by members of the opposition alliance known as the National Salvation Forum, was delayed as talks reportedly took place between Villa Somalia — the presidential palace...

Muqdisho: Dib u dhac ku yimid Banaanbax mucaaradka qorsheeyay

Muqdisho - Isu soo baxii lagu waday inuu maanta ka dhaco magaalada Muqdisho ee ay ku dhawaaqeen qaar ka mid ah mucaaradka ayaa dib u dhacay, kaddib markii ay jireen dadaallo diblumaasiyadeed iyo kuwo bulshada dhexdeeda ah oo lagu doonayay in lagu dejiyo xiisadda siyaasadeed. Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Villa Somalia ay kulammo la yeelatay qaar ka...

Madaxda Sare ee Dowladda FederaalkaSoomaaliya oo eedeyn culus loo jeediyay

Muqdisho – Musharrax Suldaan Cabdi Qorane, oo kamid ah musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, ayaa si kulul uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee uu dalku wajahayo, isagoo si toos ah farta ugu fiiqay madaxda sare ee dowladda federaalka ah.   Suldaan Cabdi Qorane ayaa sheegay in hoggaanka dalka uu gabi ahaanba ku fashilmay hogaaminta iyo jihaynta Soomaaliya, taasoo uu sheegay inay...

WARAR KALE

Wasiirka Qoyska oo Khudbad Ka Jeedisay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

islamabad - Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, H.E. Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa khudbad muhiim ah ka jeedisay...

Soomaaliya oo Saddex Maalmood Hoos u Dhigtay Calanka Qaranka Geerida Amiirkii Hore ee Qatar...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in muddo saddex maalmood ah hoos loo dhigay Calanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaddib geerida ku timid...

Somali Special Forces Kill Seven Al-Shabaab Fighters in Lower Shabelle Raid

MOGADISHU – Somalia's elite Danab special forces killed seven Al-Shabaab fighters, including a local commander, during a planned overnight operation in the Lower Shabelle...