Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia Cabinet Approves Key Legal Reforms to Boost Public Services and Security

MOGADISHU, Sept. 25, 2025 — The Cabinet of the Federal Government of Somalia convened its weekly meeting Thursday, during which it approved two significant draft laws: the Higher Institute of Legal Affairs Bill and the Dairy Safety Law Bill, both aimed at enhancing public services.   The meeting, chaired by Prime Minister Hamza Abdi Barre, featured various reports on key issues...

South African president appeals for renewal of AGOA

JOHANNESBURG, Sept. 25 (Xinhua) -- As the African Growth and Opportunity Act (AGOA) nears its expiry at the end of September, South African President Cyril Ramaphosa urged the United States to renew the pact, warning that its lapse would carry serious consequences for South Africa.   "Its expiry would not only undermine those gains, but also remove the link to the...

Gollaha Wasiirrada oo Ansixiyey Laba Hindise-Sharciyeed Muhiim ah

Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, kaas oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mudane Xamsa Cabdi Barre.   Intii uu socday kulanka, waxaa si aqlabiyad leh loo ansixiyey Hindise-Sharciyeedka Machadka Sare ee Arrimaha Sharciga iyo Hindise-Sharciyeedka Sharciga Badqabka Caanaha, kuwaas oo muhiim u ah tayeynta adeegyada bulshada iyo xoojinta nidaamka sharciga...

Xukuumadda Soomaaliya oo meel-marisay qaraar cusub

Muqdisho, Khamiis, 25 Sebtembar 2025: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod buuxa ku ansixiyey qaraar ku saabsan gunaanadka xilka Xeeldheeraha Madaxbannaan ee Xaaladda Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, kaas oo si rasmi ah loo soo afjari doono dhammaadka bisha Oktoobar 2025.   Go’aankan ayaa qayb ka ah Qorshaha Kala-guurka Xuquuqul Insaanka (2025–2026), kaas oo Soomaaliya ay ku qaadanayso mas’uuliyadda...

Roundup: World leaders shore up unifying role of United Nations

UNITED NATIONS, Sept. 25 (Xinhua) -- World leaders have voiced their support for the unifying function of the United Nations since the General Debate of the 80th UN General Assembly kicked off on Tuesday, as the world body is nearing its 80th anniversary on Oct. 24, with honors and pains, as well as division in recent times, all the...

Somali president urges global AI regulations at UN Security Council debate

NEW YORK – Somali President Hassan Sheikh addressed an open debate at the United Nations Security Council on emerging technologies, calling for urgent international regulation of artificial intelligence (AI) to ensure global security and equitable access.   Speaking at the Council’s high-level meeting on the impact of advanced technology on international peace and security, President Mohamud described AI as a “modern...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khudbad ka jeediyay Shirka Gollaha Amaanka

NEW YORK - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey dood furan oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay kaga arrinsanayeen tiknaloojiyadda casriga ah iyo saamaynta ay ku leedahay ammaanka caalamka.   Madaxweynaha ayaa sheegay in garaadka macmalka ah uu yahay xaqiiqo casri ah oo si degdeg ah u beddelaysa nolosha, dhaqaalaha iyo qaababka ammaanka caalamiga ah, isagoo tilmaamay...

Somali MP admits ordering brother’s arrest over criticism of President Hassan Sheikh

MOGADISHU, Sept 25 – A Somali lawmaker has admitted to ordering the arrest of his own brother after the latter publicly insulted President Hassan Sheikh Mohamud, sparking public outcry and renewed concerns over freedom of expression in the Horn of Africa nation.   MP Osman Mohamed Mahmoud Xaadoole told local media that he was personally behind the detention of his brother,...

Xildhibaan Xaadoole oo qirtay in uu amray xariga walaalkiis kadib eedeyn uu u jeediyay Madaxweynahax

Muqdisho – Iyadoo eedeymo joogto ah loo jeedinayo Dowladda Soomaaliya, ayaa Xildhibaan Osmaan Maxamed Maxamuud (Xaadoole) si cad u shaaciyay inuu ka dambeeyay xariga walaalkiis, Xuseen Xaadoole, oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed, kaddib markii uu hadallo kulul oo aflagaado ah u jeediyay Madaxweynaha.   Xildhibaanka oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in walaalkiis uu si cad ugu gafay Madaxweynaha,...

Mogadishu mayor rejects opposition rally amid rising political tensions

MOGADISHU – The Mayor of Mogadishu, Hassan Mohamed Hussein "Muungaab", has announced a series of tough measures aimed at stopping a planned protest by opposition leaders, declaring that the capital "will not tolerate unrest under the guise of politics."   The announcement comes as political tensions escalate in Somalia’s capital, with the opposition vowing to hold peaceful demonstrations against President Hassan...

WARAR KALE

Wasiirka Qoyska oo Khudbad Ka Jeedisay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

islamabad - Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, H.E. Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa khudbad muhiim ah ka jeedisay...

Soomaaliya oo Saddex Maalmood Hoos u Dhigtay Calanka Qaranka Geerida Amiirkii Hore ee Qatar...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in muddo saddex maalmood ah hoos loo dhigay Calanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaddib geerida ku timid...

Somali Special Forces Kill Seven Al-Shabaab Fighters in Lower Shabelle Raid

MOGADISHU – Somalia's elite Danab special forces killed seven Al-Shabaab fighters, including a local commander, during a planned overnight operation in the Lower Shabelle...