Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali Forces Conduct Demolition Operations in Dayniile District

Mogadishu — Somali government forces launched demolition operations early today in the 7/7 neighborhood of Dayniile district, in the capital’s Banadir region. Bulldozers and heavy machinery have been deployed to demolish homes, with residents reportedly given little to no warning or opportunity to relocate. Local residents from the nearby Saban Saban area told Radio Shabelle that security forces blocked access roads...

Ciidamo Howlgallo Dhismo Burburin ah ka billaabay Degmada Dayniile

Muqdisho — Saakay, ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo dhismo burburin ah ka wada Xaafadda 7/7 ee degmada Dayniile, gobolka Benaadir.   Gaadiidka cagafta iyo mashiinnada burburinta ayaa si toos ah ugu taagan guryaha dadka masaakiinta ah, iyadoo dadka aan la siin wax fursad ah oo ay ku guuraan ama ku badbaadaan. Qaar ka mid ah dadka deegaanka iyo bulshada ku nool Xaafadda...

Key security meeting held in Janaale to boost operations against Al-Shabaab

Janaale, Lower Shabelle — Janaale, Lower Shabelle region — A crucial security meeting was held in Janaale on Friday aimed at strengthening local security, accelerating operations against Al-Shabaab militants, and enhancing cooperation between security forces and the local community.   The meeting, which took place in the past few hours, praised the ongoing continuous operations by the National Army’s 14th October Brigade,...

Kulanka Amniga ee Janaale oo Lagu Dardar-gelinayo Howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab

Janaale, Shabeellaha Hoose – Deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo looga hadlayay xoojinta amniga deegaanka, dardargelinta howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab, iyo kor u qaadista wada shaqeynta ka dhaxeysa shacabka iyo laamaha amniga.   Kulankan oo dhacay saacadihii lasoo dhaafay ayaa si gaar ah loogu bogaadiyay howlgallada isdaba-joogga ah ee ay wadaan ciidamada Geesiyaasha...

Somali Defence Minister Meets Chinese Counterpart in Landmark Visit to Beijing

BEIJING – Somalia’s Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, held a bilateral meeting with China’s Minister of National Defense, Admiral Dong Jun, in Beijing on the sidelines of the Xiangshan Forum – marking the first high-level defence talks between the two nations in nearly four decades.   The meeting signals a renewed chapter in the strategic relationship between Somalia and China,...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Kulan Taariikhi ah la yeeshay Wasiirka Difaaca Shiinaha

Beijing, Shiinaha – Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan doceed muhiim ah magaalada Beijing kula yeeshay Wasiirka Difaaca Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha, Admiral Dong Jun, xilli uu ka qeyb-galay Madasha Caalamiga ah ee Difaaca ee Xiangshan.   Kulankan ayaa noqonaya kii ugu horreeyay ee heer wasiir ah oo dhexmara Soomaaliya iyo Shiinaha muddo ku dhow 40 sano,...

Somalia’s Parliament Delay Opening of 7th Session Amid Political Tensions

Mogadishu — Some members of Somalia’s House of the People have been informed that the opening of the 7th parliamentary session, originally scheduled for tomorrow, has been postponed.   The delay follows a request from President Hassan Sheikh Mohamud, who is reportedly preparing to embark on an overseas trip. Sources indicate the session will convene upon his return. The 6th parliamentary session...

Dib u dhac ku yimid furitaanka kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

MUQDISHO - Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qaarkood lagu wargeliyay in si lama filaan ah dib loo dhigay furitaanka kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka, kaas oo loo qorsheeyay inuu furmo maalinta berri ah.   Dib u dhigistan ayaa timid ka dib codsi ka yimid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo la sheegay inuu safar dibadda ah ku baxayo, islamarkaana kalfadhiga...

Trump Launches Sharp Attack on Ilhan Omar and Somalia Following Minnesota Fraud Case

WASHINGTON — U.S. President Donald Trump on Thursday launched a fierce verbal attack against Democratic Representative Ilhan Omar, indirectly linking her to a Medicaid fraud case in Minnesota involving individuals of Somali descent.   Trump described Omar’s native country, Somalia, as a nation "plagued by government collapse, corruption, bribery, conflict, terrorism, famine, and piracy." “Seventy percent of Somalia’s population lives in extreme...

Trump oo Si Kulul U Weeraray Ilhan Omar iyo Soomaaliya Kadib Kiis Musuq-maasuq Minnesota ka Dhacay

WASHINGTON - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa weerar afka ah oo kulul ku qaaday Xildhibaanad Ilhan Omar, isaga oo si dadban ugu xirtay kiis musuq-maasuq oo ka dhacay gobolka Minnesota, kaas oo shaqsiyaad Soomaali ah lagu xiray.   Trump ayaa sheegay in Ilhan Omar ay kasoo jeedo dalka Soomaaliya, oo uu ku tilmaamay “dal la degay dowlad la’aan, musuq-maasuq, laaluush, dagaal,...

WARAR KALE

Somalia Moving Towards Industrial Development, PM Says

MOGADISHU – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Sunday laid the foundation stone for the reconstruction of the headquarters of the Ministry of...

Safaaradda Mareykanka oo ka hadashay Falalkii ka dhanka calankii dalkaasi

Muqdisho – Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa sheegtay in falalkasta oo ka dhanka ah Mareykanka ay waxyeello u geysanayaan xiriirka laba geesoodka ah ee...

Somalia, Türkiye Discuss Expanding Cooperation on Women and Social Services

ISLAMABAD – Somalia's Minister of Family and Human Rights Development, Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, held talks with Türkiye's Minister of Family and Social Services, Mahinur Özdemir...