Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Mareykanka: “Wali Waxaan Ka Walaacsanahay Kacdoonka ISIS iyo Al-Qaacida”

Baghdad – Safaaradda Mareykanka ee magaalada Baghdad ayaa Sabtidii sheegtay in Mareykanku si weyn uga walaacsan yahay sii socoshada hawlgallada iyo ballaarinta dhuleed ee ay wadaan Daacish (ISIS) iyo Al-Qaacida, waxayna hoosta ka xariiqday inay sii wadi doonto iskaashiga ay la leedahay saaxiibada gobolka si loola dagaallamo argagixisada.   Safaaradda ayaa tixraacaysa war kasoo baxay Waaxda Arrimaha Qaramada Midoobay ee Wasaaradda...

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Markale Ku Qabtay Daroogo Garoonka Aadan Cadde

MUQDISHO, Soomaaliya – Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay in mar kale lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde daroogo tiro ahaan gaareysa 48 jawaan, kuwaas oo lagu soo qarinayey gudaha dalka si sharci darro ah. Daroogadan ayaa la doonayey in si dhuumaaleysi ah loo soo geliyo dalka, waxaana la sheegay in ay socoto baaritaan balaaran oo lagu...

Somalia’s Northeastern state lawmakers elect new parliamentary speaker

LASANOD, Somalia – Lawmakers from Somalia’s newly established Northeastern state on Saturday elected Dr. Adan Abdullahi Aw-Hassan as speaker of the regional parliament, marking a key milestone in the formation of the federal member state.   Dr. Adan secured 53 votes, defeating his challenger Abdiqafar Dheeliye, who received 29. One vote was declared invalid, according to the electoral commission. President Hassan Sheikh...

Baarlamaanka Maamulka Waqooyi Bari oo doortay Guddoon cusub

LAASCAANOOD, Soomaaliya – Xildhibaanada maamulka cusub ee dhowaan laga dhisay waqooyi bari Soomaaliya ayaa Sabtidii doortay Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-Xassan inuu noqdo guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaas, taasoo ah tallaabo muhiim ah oo loo qaaday dhanka dhameystirka dhismaha xubinta cusub ee dowlad-goboleedka Federaalka.   Dr. Aadan Cabdullaahi ayaa helay 53 cod, halka musharixiisii la tartamayey, Abdiqafaar Dheeliye, uu helay 29 cod. Hal cod...

Mogadishu’s Uncompromising Road: A Traffic Chaos Unlike Any Other

In most cities around the world, traffic jams are a frustrating but orderly affair—lanes are (mostly) respected, signals are (usually) obeyed, and drivers yield to emergency vehicles. But in Mogadishu, Somalia’s bustling capital, traffic operates under an entirely different set of rules—or rather, a near-total absence of them.   A Road System That Exists—But Only in Theory Mogadishu does have roads, somewhat...

Somalia PM meets Chinese ambassador to boost bilateral ties

Mogadishu – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre met with Chinese Ambassador to Somalia Wang Yu in Mogadishu on Saturday to discuss strengthening the longstanding relations and deep-rooted cooperation between the two nations, the Prime Minister’s office said.   During the meeting, Barre expressed his gratitude to the Chinese government for its continued support to Somalia, particularly in the areas of...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya

Muqdisho, Ogosto 23, 2025 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Wang Yu. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka taariikhiga ah iyo iskaashiga qotada dheer ee ka dhaxeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Shiinaha.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyey dowladda Shiinaha taageerada joogtada ah ee ay...

Tensions Soar in Gedo Region as Fears Grow Over Renewed Clashes in Balad-Hawo

Balad-Hawo, Somalia – Tensions are running high in Somalia’s Gedo region amid growing fears of renewed armed conflict between federal government forces and Jubbaland state troops, particularly around the strategic border town of Balad-Hawo.   The contested region, which is mostly under the Jubaland state, is witnessing heightened political and military instability, as rival forces prepare for a potential showdown. Military movements...

Cabsi Dagaal oo Ka Jirta Gedo Iyadoo Jubbaland doonaysa Inay Dib Ula Wareegto Balad-Xaawo

Balad-Xaawo, Soomaaliya – Gobolka Gedo ayaa wajahaya xaalad siyaasadeed iyo mid amni oo aad u cakiran, iyadoo laga cabsi qabo inuu mar kale ka qarxo dagaal culus oo dhexmara ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland, gaar ahaan degmada Balad-Xaawo.   Wararka laga helayo gobolka ayaa tilmaamaya in ciidamadii Jubbaland ee dhawaan laga saaray Balad-Xaawo ay hadda dhaqdhaqaaqyo ciidan ka...

Somalia Enters Crucial Phase as FGS Term Nears End, Opposition Ramps Up Pressure

Mogadishu, Somalia – Somalia’s Federal Government has entered the fourth and penultimate year of its constitutional mandate, with just eight months remaining in office, as contentious political debates over elections and constitutional reforms intensify.   The government, under President Hassan Sheikh Mohamud, has taken preliminary steps towards amending the provisional constitution and outlining electoral frameworks. However, key political stakeholders, including segments of...

WARAR KALE

Kenyan Troops Honoured by African Union for Service in Somalia Mission

KISMAYO, Somalia – Kenyan troops serving under the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) have been awarded medals by the African...

Central African Republic Army Denies Coup Rumours, Says Situation Remains Stable

BANGUI, Central African Republic – The military of the Central African Republic has formally denied reports circulating on social media alleging an attempted coup...

Somali Lawmakers Raise Plight of Detained Migrants in Talks With Libyan Parliament Speaker

BENGHAZI, Libya – A delegation from Somalia's bicameral federal parliament attending the second conference of the Afro-Asian Parliamentary Council in Benghazi held talks with...