Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali Lawmaker Accuses President Hassan Sheikh of Political Failure, Violating Rule of Law

MOGADISHU – A Somali lawmaker has launched a scathing attack on President Hassan Sheikh Mohamud, accusing him of violating the constitution, undermining national unity, and engaging in what he described as authoritarian behavior that threatens the country’s fragile democracy.   In a strongly worded statement issued on Monday, MP Yusuf Hussein Gama'diid said the president’s actions amount to a “betrayal of...

Xildhibaan ku Eedeeyay Madaxweynaha Fashilka Siyaasadeed iyo Ku Tuman Sharciga Dalka

MUQDISHO, Soomaaliya - Xildhibaan Yuusuf Xuseen Gama'diid ayaa si kulul u cambaareeyay hab-dhaqanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku eedeeyay inuu ku tuntay dastuurka dalka, uu burburinayo heshiiskii bulsho, kana shaqeynayo kala fogaanshaha shacabka Soomaaliyeed.   Xildhibaanku wuxuu ku tilmaamay falalka Madaxweynaha inuu yahay "mas’uuliyad darro qaran", taasoo dhaawac weyn u geysaneysa kalsoonida shacabka iyo jiritaanka dowladnimo...

SNA Launches New Offensive to Retake Towns from Al-Shabaab in Middle Shabelle

MOGADISHU, Somalia – The Federal Government of Somalia (FGS) announced a new military offensive aimed at retaking several towns and villages in the Middle Shabelle region that were recently captured by Al-Shabaab militants.   A high-level delegation from the federal government, led by Minister of Defence and Mogadishu mayor Hassan Mohamed (Muungaab), is currently in the region to coordinate joint forces...

DFS oo Shaacisay Qorshe Cusub oo Lagu Xoreynayo Deegaano badan oo Sh/dhexe ah

Shabeellaha Dhexe, Soomaaliya – Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa sheegtay in ay bilaabayso howlgallo militari oo ballaaran oo lagu xoreynayo magaalooyin iyo deegaano muhiim ah oo ay Al-Shabaab qabsadeen bilooyinkii lasoo dhaafay gobolka Shabeellaha Dhexe.   Wafdi sare oo ka socda DFS, una hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, General Muungaab, ayaa haatan ku sugan gobolka...

Ciidamada Danab oo dilay in ka badan 100 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab howlgal qorshaysan oo ka dhacay Awdheegle

Awdheegle, Soomaaliya – Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab oo ka tirsan Milatariga Soomaaliya, una kaashanayay saaxiibada caalamiga ah, ayaa dilay in ka badan 100 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kaddib howlgal si qorshaysan uga dhacay deegaanka Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay sheegeen saraakiisha dowladda Isniintii shalay.   Bayaan kasoo baxay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS)...

Somalia: Over 100 al-Shabaab fighters killed in Danab-led operation in Awdheegle

Mogadishu – Somalia’s elite Danab commandos, backed by international partners, killed more than 100 al-Shabaab militants in a planned military operation in the Awdheegle area of the Lower Shabelle region, officials said Tuesday.   The raid targeted al-Shabaab hideouts, resulting in the deaths of several senior commanders, according to a statement from the Somali National Army (SNA). A statement by the defense...

SoDMA delegation arrives in Balad Hawo

BELED HAWO, Somalia (SMN) — A delegation from Somalia’s Disaster Agency (SoDMA), led by Director General Abdirashid Mohamud Hassan, arrived in Beled Hawo, Gedo region. The delegation was received at the UK military camp by the district commissioner, Somali army officers, and other regional and local officials. SoDMA says the visit aims to evaluate humanitarian needs weeks after hundreds were displaced...

Wafdi ka socda SoDMA oo gaaray Beledxaawo+SAWIRRO

BELEDXAAWO (SMN) -- Wafdi sare oo ka socda Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud Cabdirashiid Maxamuud Xasan, ayaa maanta gaaray degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo. Wafdiga ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay xerada ciidamada UK ee duleedka magaalada, iyadoona halkaasi ay ka soo galbiyeen guddoomiyaha degmada, saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, iyo masuuliyiin...

Somali PM Hamza Abdi Barre Launches Ministerial Accountability Process

Mogadishu – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Monday formally launched a performance review process for government ministers, aimed at assessing progress made by ministries over the past year in line with the priorities of his “DanQaran” administration.   The accountability exercise began with ministries under the Economic Development Pillar, which presented achievements and future plans aligned with the government’s...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Bilaabay Hannaanka La-Xisaabtanka Golaha Wasiirrada

MUQDISHO :— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay hannaanka la-xisaabtanka Golaha Wasiirrada, kaasi oo lagu eegayo waxqabadka wasaaradaha ee sanadkii la soo dhaafay, iyadoo laga duulayo qorshayaasha mudnaanta u leh xukuumadda DanQaran, looguna gol leeyahay horumarinta tayada nolosha iyo fayo-qabka bulshada Soomaaliyeed.   Hannaankan isla-xisaabtanka ayaa lagu bilaabay wasaaradaha hoos yimaada Tiirka Horumarinta Dhaqaalaha, kuwaas...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...