6 dead, 20 missing in gold mine collapse in N. Sudan: volunteer group
KHARTOUM, Sept. (Xinhua) -- At least six people were killed, and around 20 others remain missing after the collapse of a traditional gold mine in River Nile State, northern Sudan, according to reports by a local official and volunteers on Saturday.
"The collapse occurred yesterday (Friday) at one of the gold mines in the Um Oud area, west of the...
Laftagareen oo Guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Koonfur-Galbeed
Baydhabo — Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta si rasmi ah u guddoomiyey shirka Golaha Amniga ee Koonfur-galbeed, kaas oo looga dooday arrimo muhiim ah oo la xiriira xaqiijinta ammaanka gobolka iyo adkaynta sharciga ciidamada qalabka sida.
Shirka ayaa waxaa ka soo qayb galay mas’uuliyiin sare oo ay ka mid yihiin Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee...
Somalia disaster agency pushes for greater women’s role in humanitarian response
MOGADISHU — Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA) has launched a high-level forum aimed at strengthening the role of women in the country’s humanitarian response efforts.
Speaking at the opening of the forum, SoDMA Commissioner Mohamud Moallim Abdulle emphasized the need for inclusive aid operations that effectively address the specific needs of women and girls, particularly in crisis-affected communities.
The event,...
SoDMA oo Daah-furtay Shir Looga Hadlayay Xoojinta Doorka Haweenka ee Howlaha Gargaarka Bini’aadannimo
Muqdisho — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa si rasmi ah u daah-furay shir muhiim ah oo diiradda lagu saaray xoojinta doorka haweenka ee howlaha gargaarka bini’aadannimada ee dalka Soomaaliya.
Shirkan oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soo qeyb-galay mas’uuliyiin ka kala socday hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah, oo ay ka mid...
Fahfaahin ku saabsan Geeridii General Axmed Cadib ee Ciidamada Somaliland
HARGEYSA — Warar kala duwan ayaa ka soo baxay geerida General Axmed Cadib, oo ka mid ahaa saraakiisha sare ee ciidamada maamulka Somaliland.
Meydka Generalka ayaa laga helay hotel lagu magacaabo Xaaji Ibraahim, oo ku yaalla bartamaha magaalada Hargeysa.
Illaa hadda lama oga sababta rasmiga ah ee geeridiisa, iyadoo wararka kasoo baxay xigtadiisa ay sheegeen in uusan jirin wax cudurro ah...
NISA and International Partners Conduct Major Operations Against Al-Shabaab, Killing Dozens
MOGADISHU, Somalia — The National Intelligence and Security Agency (NISA), in coordination with international partners, has intensified its operations against Al-Shabaab militants, carrying out a series of targeted raids in central Somalia.
In a recent operation in the Ceel-dhiiqo Weyne area, situated between Ceel-lahelay and Ceel-garas in Galguduud region, NISA forces killed 12 Al-Shabaab members, including key commanders.
Thirteen others were...
NISA iyo Saaxiibada Caalamka oo Howlgallo Culus ku Dilay Saraakiil iyo Xubno Al-Shabaab ah
MUQDISHO - Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa saacadihii lasoo dhaafay kordhiyay howlgallada qorsheysan ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, iyagoo si gaar ah u bartilmaameedsanaya xarumaha ay ku sugan yihiin Xubnaha kooxdaasi.
Howlgal culus oo la fuliyay deegaanka Ceel-dhiiqo Weyne, oo ku yaalla inta u dhexeysa Ceel-lahelay iyo Ceel-garas ee gobolka...
World Insights: Britain’s Labour faces integrity test after deputy PM resigns over tax scandal
LONDON, Sept. 6 (Xinhua) -- The British government carried out a major cabinet reshuffle on Friday after Angela Rayner resigned as deputy prime minister following a property tax scandal, a move that has fueled questions over the Labour Party's integrity and deepened concerns about a potential crisis of public trust.
Earlier in the day, Downing Street published Rayner's resignation letter,...
Puntland Police Urge Vigilance Against Escaping ISIS Militants
GAROWE, Somalia – The Puntland State Police Command has issued a public alert, urging residents across the northeastern Somali region to remain vigilant and report suspected members of the Islamic State (ISIS) who may be fleeing recent military offensives.
In an official statement released on Saturday, Puntland police warned that fleeing militants might attempt to hide among civilians following significant...
Booliska Puntland oo Shacabka ugu Baaqay Feejignaan iyo Taageero dagaalka ka dhan ah Daacish
GAROWE, 6 Sebtembar 2025 – Taliska Guud ee Booliiska Puntland ayaa shacabka ku nool deegaanada maamulkaasi ugu baaqay inay ka feejignaadaan firxadka kooxda Daacish, islamarkaana ay si dhow ula shaqeeyaan laamaha amniga si looga hortago halista ka iman karta xubnahaas baxsad ah.
War-saxaafadeed kasoo baxay Booliiska Puntland ayaa lagu sheegay in firxadyo ka tirsan Daacish ay isku dayi karaan inay...










