Al-Shabaab oo madaafiic ku garaacday saldhig Ciidamadda Mareykanka ku leeyihiin duleedka Kismaayo
Kismaayo, Soomaaliya – Al-Shabaab ayaa dhowr madfac ku tuurtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo habeenkii Khamiista, iyadoo beegsaneysay saldhigyo ay isticmaalaan ciidamada Mareykanka.
Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa xaqiijiyey in weerarka madaafiicda ah uu beegsaday xero militari oo dhawaan la dhisay, hase yeeshee aysan jirin wax khasaare dhimasho iyo dhaawac ah ama burbur hantiyadeed oo dhacay.
“Weerar toos ah ayaa...
Somalia PM returns home after official visits to China and Serbia
MOGADISHU – Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre returned to Mogadishu on Friday following official visits to China and Serbia aimed at strengthening diplomatic and economic ties.
During his trip to China, Barre attended the 7th China-Arab States Expo, where he delivered a speech promoting investment opportunities in Somalia.
He also held meetings with senior Chinese officials to discuss bilateral cooperation...
Ra’iisul Wasaaraha oo Dalka ku Soo Laabtay Kadib Safarro Shaqo oo uu Ku Tagay Shiinaha iyo Serbia
MUQDISHO – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib safarro shaqo oo uu ku tagay dalalka Shiinaha iyo Serbia.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa dalka Shiinaha uga qeyb galay Shirka 7-aad ee China-Arab States Expo, halkaas oo uu khudbad ka jeediyey, isaga oo sidoo kale la kulmay madax ka tirsan dowladda...
Somalia, Saudi Arabia Discuss Maritime Cooperation at Global Shipping Forum
JEDDAH, Saudi Arabia – Somalia’s Minister of Ports and Marine Transport, Abdulkadir Mohamed Nur, held talks with Saudi Arabia’s Deputy Minister of Transport and Logistics Services, Dr. Rumaih Al-Rumaih, on the sidelines of the 2nd Global Maritime Forum.
The two officials discussed strengthening bilateral cooperation in maritime connectivity, logistics services, and regional trade development, according to the Somali state media.
The...
Soomaaliya iyo Sucuudiga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Gaadiidka Badda
Jeddah, Sucuudi Carabiya – Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Adeegyada Saadka ee Boqortooyada Sucuudiga, Mudane Dr. Rumaih Al-Rumaih, intii lagu guda jiray Shirweynihii labaad ee Caalamiga ah ee Gaadiidka Badda.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah...
Sudan denies U.S. accusations of chemical weapons use in Khartoum
KHARTOUM (Xinhua) -- Sudan's government has rejected U.S. accusations that it used chemical weapons in the capital Khartoum, saying there is no evidence of chemical or radiological contamination.
In a report released earlier this week, the Federal Ministry of Health said field tests, medical reports, and surveillance data showed no signs of toxic substances. "There is no evidence of chemical...
EAC ministers convene in Tanzania to advance regional integration, development
DAR ES SALAAM (Xinhua) -- The East African Community (EAC) on Tuesday commenced the 58th Extraordinary Meeting of the EAC Council of Ministers at its headquarters in Tanzania's northern city of Arusha, with the 35th Meeting of the Sectoral Council of Ministers Responsible for EAC Affairs and Planning also underway.
According to a statement by the regional bloc, the meetings...
Roundup: South Africa’s labor market under strain as mass layoffs loom
JOHANNESBURG (Xinhua) -- South Africa is facing mounting concerns over a looming jobs crisis, after major companies announced plans to shed over 7,000 workers in total, with thousands more indirect jobs at risk -- a move government and labor unions warn the country cannot afford.
Successive job cuts have drawn grave concern from Minister of Employment and Labor Nomakhosazana Meth,...
US AFRICOM commander pledges stronger security cooperation during Somalia visit
MOGADISHU, Somalia – The new commander of the United States Africa Command (AFRICOM), General Davgin Anderson, made his first official visit to Mogadishu on Wednesday, holding meetings with senior Somali government officials and military leaders.
In an exclusive interview with state media, Anderson emphasized the United States' commitment to enhancing strategic security cooperation with Somalia, particularly in the ongoing fight...
Taliyaha Cusub ee AFRICOM oo ka Warbixiyay Xoojinta Iskaashiga Amniga Soomaaliya
Muqdisho, Soomaaliya – Taliyaha cusub ee Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM), General Davgin Anderson, ayaa shalay booqashadiisii ugu horreysay ku yimid magaalada Muqdisho, isagoo kulammo la yeeshay madaxda dowladda Federaalka iyo saraakiil ciidan.
Taliyaha ayaa wareysi gaar ah siiyay warbaahinta dowladda, kaas oo uu kaga hadlay arrimo la xiriira xoojinta iskaashiga istiraatiijiga ah ee dhanka amniga Soomaaliya.
Wuxuu tilmaamay in...










