Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Dagaalka Beled-Xaawo oo saameyn ku yeeshay amniga Mandheera

MANDHEERA, Soomaaliya - Dadka ku nool magaalada Mandera ee waqooyi bari Kenya ayaa wajahaya cabsi iyo walaac baahsan kadib markii rasaas iyo gantaallo ka yimid dagaalka ka socda Soomaaliya ay ku dhaceen gudaha Kenya.   Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in rasaasta iyo hubka dagaalka laga maqlayo Soomaaliya ay si toos ah ugu dhacayaan xaafadaha magaalada. Senator-ka Mandera, Ali Roba,...

Somali Cabinet Passes Mining, Employment Laws Amid Ongoing Anti-Militant Push

MOGADISHU — Somalia’s Council of Ministers convened its weekly meeting on Thursday, chaired by Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama, where two key legislative proposals were approved to bolster economic growth and youth employment.   The cabinet endorsed the Regulatory Framework for Private Employment Agencies and the Draft Mining Bill, measures aimed at enhancing job creation and promoting investment in the...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ansixiyey Xeerka Shaqo-siinta Gaarka ah iyo Hindise Sharciyeedka Macdanta

MUQDISHO — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, kaas oo uu guddoominayey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Mudane Saalax Axmed Jaamac.   Intii uu socday kulanka, ayaa goluhu ansixiyey Xeer-nidaamiyaha Shirkadaha Shaqo-siinta gaarka ah iyo Hindise Sharciyeedka Macdanta, kuwaas oo lagu tilmaamay kuwo muhiim u ah horumarinta dhaqaalaha dalka iyo abuurista fursado shaqo oo...

Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka socda Bariga Galgaduud

CEELDHEER – Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo xooggan ayaa ka soconaya deegaano ka tirsan Bariga gobolka Galgaduud, kuwaasi oo lagu beegsanayo kooxda Al-Shabaab, sida ay sheegeen saraakiil milatari.   Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo saraakiil sare ayaa kusii qulqulaya gobolka, iyaga oo saldhigyo cusub ka sameysanaya aagga Ceeldheer iyo deegaannada ku hareeraysan si loo dardargeliyo howlgalka lagula dagaalamayo Al-Shabaab. Taliyaha Ciidanka...

Gunfight erupts in Somali capital over forced evictions – residents

MOGADISHU, Somalia – Heavy gunfire broke out early Thursday morning in the Tarabuunka area of Mogadishu after federal government forces attempted to evict civilians from residential homes, prompting armed resistance from military officers believed to be from the Somali National Army (SNA), eyewitnesses and local sources said.   The confrontation began when government troops, accompanied by technicals and armed with light...

Iska hor imaad Muqdisho ka dhacay

MUQDISHO – Waaberigii hore ee saakay ayaa dagaal culus uu ka dhacay xaafadda Horseed ee Tarabuunka, degmada Hodan ee magaalada Muqdisho, kaddib markii ciidamo ka tirsan dowladda federaalka oo wata gaadiidka dagaalka ay isku dayeen in ay ka barakiciyaan dadka shacabka ah ee deggan halkaasi ilaa agagaarka African Village.   Ciidamada dowladda oo ku hubeysnaa qoryaha fudud iyo kuwa dhashiikaha ayaa la...

Somali Ground Forces Chief visits frontline to boost offensive against Al-Shabaab

CEELDHEER, Somalia – Somalia’s Army Chief of the Ground Forces, Brigadier General Sahal Abdullahi Omar, paid a high-level visit to the frontline town of Ceeldheer in the central Galgaduud region, in a push to accelerate ongoing military operations against the Al-Qaeda-linked militant group Al-Shabaab.   During the visit, the commander toured forward military positions held by the Somali National Army (SNA)...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo booqday Ceeldheer si uu u dardargeliyo dagaalka Al-Shabaab

CEELDHEER – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa booqasho shaqo ku tagay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, taasoo qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo howlgalka lagu ciribtirayo kooxda Al-Shabaab ee ka socda bartamaha dalka.   Taliye Sahal ayaa inta uu ku sugnaa Ceeldheer kormeeray fariisimaha ciidamada ee ku yaalla xuduudaha hore, halkaas oo uu kulamo...

Saddex xubnood oo al-Shabaab ah oo la toogtay kadib markii lagu helay dambiyo dilal iyo qaraxyo

MUQDISHO, Agoosto 14, 2025 – Dowladda Soomaaliya ayaa subaxnimadii Maanta oo Khamiis ah toogatay saddex nin oo lagu helay xubinimo al-Shabaab ah iyo ku lug lahaanshaha dilal qorsheysan iyo qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho iyo gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay sheegeen mas’uuliyiin.   Ragga la toogtay ayaa lagu magacaabayay Abukar Axmed Maxamed, Xamse Jeylaani Cabdullaahi oo loo yaqaan “Abtiga”, iyo Xasan...

Somalia executes three al-Shabaab members convicted of deadly attacks

MOGADISHU – Somalia on Thursday morning executed three men convicted of being members of Al-Shabaab and for carrying out a series of assassinations and bombings in Mogadishu and the nearby Lower Shabelle region, authorities said.   The executed men were identified as Abukar Ahmed Mohamed, Hamse Jeylani Abdullahi, also known as “Abtiga”, and Hassan Ali Hussein, known by the alias “Garaad”. The...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...