Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wadahadlay iskaashi dhanka isgaarsiinta iyo teknoolojiyadda hawada sare

Riyadh, 4 Sebtembar 2025 – Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliya, Mustafa Yaasiin Sheekh, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Hay’adda Isgaarsiinta, Dayax-gacmeedka iyo Teknoolojiyadda ee Boqortooyada Sacuudiga (CST), Haitham Alohaly.   Wadahadalkooda ayaa dhacay xilli uu ka qeyb-galay Madasha Caalamiga ah ee Hay’adaha Isgaarsiinta Adduunka (GSR-25) ee ka socota magaalada Riyadh. Kulanka labada masuul ayaa diiradda lagu saaray dhisidda...

Soomaaliya oo ka baxday liiska 10-ka dal ee ugu amniga xun caalamka – GPI 2025

Muqdisho, 4 Sebtembar 2025 – Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay sanadihii la soo dhaafay ka baxday liiska tobanka dal ee ugu amniga xun caalamka, sida lagu sheegay warbixinta cusub ee Global Peace Index 2025, taas oo calaamad u ah horumar laga gaaray xasilloonida iyo nabadeynta dalka.   Sida lagu xusay war kasoo baxay dowladda, kororka darajada Soomaaliya ee tusmada nabadda adduunka...

Somalia Moves Out of World’s 10 Least Secure Countries in 2025 Global Peace Index

Mogadishu, Sept 4, 2025 – Somalia has climbed in the 2025 Global Peace Index, exiting the list of the world’s 10 least secure countries for the first time in years, in what officials described Thursday as a milestone achievement for the conflict-ravaged nation.   The improved ranking marks a significant shift in Somalia’s international perception and reflects progress made in stabilisation...

NISA says senior Al-Shabaab commanders killed in targeted operation in Hiiraan

Mogadishu, Sept 4, 2025 – Somalia’s national intelligence agency on Thursday announced the killing of several senior Al-Shabaab commanders in a targeted operation in the central Hiiraan region, describing the strike as a significant blow to the militant group.   In an official statement, the National Intelligence and Security Agency (NISA) said the operation was carefully coordinated and carried out in...

NISA oo sheegtay in Al-Shabaab Sarkaal looga dilay Howlgal ka dhacay gobolka Hiiraan

Muqdisho, 4 Sebtembar 2025 – Taliska Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed (NISA) ayaa shaaciyay dilka horjoogeyaal sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kadib howlgal si gaar ah loo qorsheeyay oo ka dhacay deegaanka Shaw ee gobolka Hiiraan.   Warsaxaafadeed rasmi ah oo kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegay in howlgalka ay fuliyeen ciidanka sirdoonka Soomaaliya oo kaashanayay saaxiibada caalamiga ah,...

Kenya Denies Presence of Jubbaland Forces in Mandera, Says Border Town Is Secure

Mandera, Kenya, Sept 4, 2025 – Kenya’s Interior Cabinet Secretary, Onesimus Kipchumba Murkomen, has dismissed reports alleging the presence of Jubbaland forces inside the border town of Mandera, calling them unfounded and politically motivated.   Speaking to local media, Murkomen stated that the government has no confirmation of any foreign troops operating within Kenyan territory and emphasized that the security situation...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya: Ma jiraan ciidamo Jubbaland ah oo ku sugan Mandheera

Mandheera, 4 September 2025 – Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Kenya, Onesimus Kipchumba Murkomen, ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadlay wararka isa soo taraya ee sheegaya in ciidamo ka tirsan Jubbaland ay ku sugan yihiin gudaha degmada Mandheera ee gobolka waqooyi bari Kenya.   Wasiirka oo la hadlay warbaahinta gudaha Kenya ayaa sheegay in dowladda aysan haynin wax caddeyn...

Bahrain Pledges Support for New Port and Airport Projects in Somalia to Boost Infrastructure and Trade

Jeddah, Sept 4, 2025 – Bahrain has pledged support to Somalia in the development of key infrastructure projects, including the construction of a new seaport and a modern international airport, Somali officials said Thursday.   The commitment was made during a bilateral meeting between Somalia’s Minister of Ports and Marine Transport, Abdulkadir Mohamed Nur, and Bahrain’s Minister of Transportation and Telecommunications,...

Bahrain oo ka taageeraysa Soomaaliya dhismaha deked cusub iyo garoon diyaaradeed oo casri ah

Jiddah, 4 September 2025 – Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Maxamed Nuur, ayaa kulan gaar ah kula yeeshay magaalada Jiddah Wasiirka Gaadiidka iyo Isgaarsiinta ee Boqortooyada Baxreyn, Dr. Shaikh Abdullah bin Ahmed Al Khalifa, xilli uu socday Shirweynaha Meertada Labaad ee Sancada Gaadiidka Badda.   Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka istiraatiijiga ah ee Soomaaliya...

Xasan Sheekh oo la kulmay Taliyaha cusub ee AFRICOM si loo xoojiyo iskaashiga amniga iyo la-dagaallanka argagixisada

Muqdisho, 4 Sebtembar 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Taliyaha cusub ee Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), General Dagvin R.M. Anderson, oo ay wehlinayeen Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Richard H. Riley.   Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka, gaar ahaan dhinacyada amniga, la-dagaallanka argagixisada, iyo dadaallada...

WARAR KALE

Deputy PM: Somalia government, opposition agree to continue election talks

MOGADISHU — Somalia's federal government and opposition groups have held two days of talks in Mogadishu aimed at resolving disputes over the country's electoral...

NUSOJ Condemns Politically Motivated Arrest and Continued Detention of Female Journalist by Puntland Authorities

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) strongly condemns the arbitrary arrest and continued detention of female journalist Suways Jama Mohamud (Suways Ga’ayte) by...

Weerarrada Burcad-badeedda Soomaalida oo sii kordhaya, IMO oo ka digtay khatar ku wajahan maraakiibta...

MUQDISHO - Weerarrada ay burcad-badeedda Soomaalidu ku qaadaan maraakiibta ganacsiga ee maraya Gacanka Cadmeed iyo Badda Cas ayaa sii kordhaya, sida ay sheegtay Hay'adda...