Fire Ravages Main Market in Afgooye, Causes Extensive Financial Losses
AFGOOYE, Somalia – A massive fire broke out late Tuesday evening at the Hilwaaley market in Afgooye, the largest trading hub in the town located in Somalia’s Lower Shabelle region, causing extensive property damage and significant financial losses, local sources said.
Eyewitnesses reported that the blaze is believed to have been sparked by an electrical fault in one of the...
Dab Kacay Suuqa Ugu Weyn Degmada Afgooye
Afgooye, Shabeellaha Hoose – Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dab xoogan oo fiidnimadii xalay ka kacay suuqa Hilwaaley ee degmada Afgooye, kaas oo ah suuqa ugu weyn ee ganacsiga magaaladaas.
Goobjoogayaal iyo warar hordhac ah ayaa sheegaya in dabka uu si lama filaan ah uga bilowday mid kamid ah ganacsiyada ku yaalla suuqa, kadib markii la tuhunsan yahay in...
Somalia President Urges Calm After Deadly Gedo Region Clashes
MOGADISHU, August 12, 2025 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Tuesday extended his condolences to the families of those killed in recent deadly clashes in the Gedo region, and urged government troops who crossed into neighboring Kenya to return to their positions within Somali territory.
In a statement from the presidency, Mohamud called for calm following renewed fighting between...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Tacsiyadeeyay Dadkii Ku Geeriyooday Dagaalka Gedo
Muqdisho, 12 Agoosto 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday dagaalkii dhowaan ka dhacay gobolka Gedo, isagoo muujiyay murugada uu ka qabo khasaaraha ka dhashay iska horimaadyadii dhex maray ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku baaqay in la joojiyo colaadda, isaga oo si gaar ah farriin ugu diray...
Former MP accuses Somali president of fueling Gedo conflict
MOGADISHU, Aug 12, 2025 – Former Somali lawmaker Cabdi Bare Yuusuf Jabriil has sharply criticized President Hassan Sheikh Mohamud over the escalating conflict in the southern Gedo region, accusing him of handling the political dispute with Jubbaland authorities unlawfully and exacerbating tensions.
In an interview with Shabelle Media, Jabriil said the president’s approach has deepened divisions and prolonged violence between...
Xildhibaan hore oo Madaxweynaha Soomaaliya ku eedeeyay hurinta colaadda Gedo
Muqdisho, 12 Agoosto, 2025 – Xildhibaan hore Cabdi Bare Yuusuf Jabriil ayaa wareysi uu siiyay Warbaahinta Shabelle kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee gobolka Gedo, isagoo si kulul u dhaliilay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, islamarkaana ku eedeeyay in si sharci-darro ah uu u wajahayo khilaafka siyaasadeed ee ka dhexeeya Dowladda Federaalka iyo maamulka Jubbaland.
Xildhibaanku waxa uu sheegay in Madaxweynaha...
Somalia deputy PM says insecurity hindering youth development
MOGADISHU, Aug 12, 2025 – Somalia’s Deputy Prime Minister, Salah Ahmed Jama, on Tuesday said insecurity remains a major obstacle to the progress and empowerment of the country’s youth.
Speaking at an event in Mogadishu to mark International Youth Day, Jama described Somali youth as being at the forefront of the fight against extremism and vital to the country's future.
“Insecurity...
RW ku-xigeenka: Amni darradu waa dabarka ku xiran horumarka da’yarta Soomaaliyeed
Muqdisho – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta ka qeyb galay xuska Maalinta Dhallinyarada Adduunka oo sanad kasta laga xuso caalamka, isagoo si qoto dheer uga hadlay doorka muhiimka ah ee dhallinyarada Soomaaliyeed ku leeyihiin dowlad-dhiska iyo amniga dalka.
Saalax oo khudbad ka jeediyay munaasabadda, ayaa carrabka ku adkeeyay in dhallinyaradu yihiin laf-dhabarta halganka lagu...
Ciidanka Xoogga Dalka oo Dilay Hogaamiyihii Maaliyadda ee Al-Shabaab
MUQDISHO – Wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya ayaa xaqiijisay in howlgal gaar ah oo Axaddii ka dhacay gobolka Bakool lagu dilay hogaamiyihii maaliyadda ee kooxda Al-Shabaab, Cabdullaahi Abukar Cali.
War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in Cabdullaahi Abukar Cali lagu dilay duleedka magaalada Xudur, isagoo mas’uul ka ahaa uruurinta lacagaha baadda ah ee laga qaado shacabka iyo isku-dubaridka qorista carruurta...
Somalia confirms killing of al-Shabab finance chief
MOGADISHU - Somalia's Ministry of Defense has confirmed the killing of a senior al-Shabab leader in charge of finance during a targeted operation carried out on Sunday in the country's southwestern region.
The ministry said Abdullahi Abukar Ali, al-Shabab's head of finance, who was responsible for managing funds extorted from civilians and coordinating the recruitment of child soldiers, was killed...








