Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali interior minister meets leading traditional elder in LasAnod after regional state-building

LASANOD, Somalia, Aug 12, 2025 – Somalia’s Minister of Interior, Federal Affairs and Reconciliation, Ali Hoosh, paid a courtesy visit to Garaad Jama, a prominent traditional leader from the newly-established Northeastern state, officials said Tuesday.   The meeting, held at the elder's residence in LasAnod city, focused on exchanging views and strengthening cooperation in the ongoing efforts to establish a federal...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo Hoygiisa ku Booqday Garaad Jaamac

LAASCAANOOD – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Cali Yuusuf Cali-Xoosh, ayaa booqasho sharafeed ku tagay hoyga Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac, oo ka mid ah isimada waaweyn ee dhaqanka Waqooyi Bari Soomaaliya.   Kulanka labada dhinac dhexmaray ayaa ahaa mid salaan, is-xogwaraysi iyo kala warqaadasho ku saleysan, iyadoo diiradda la saaray arrimaha la xiriira...

Somali Government Offers Amnesty to Jubbaland Forces After Deadly Clashes in Balad-Hawo city

Balad-Hawo, Somalia, Aug 12, 2025 – Somalia’s federal government on Tuesday announced a formal amnesty offer to Jubbaland forces positioned outside the town of Balad-Hawo in Gedo region, following deadly clashes that erupted there a day earlier.   The announcement was made by Balad-Hawo District Commissioner Shire Abdullahi, who extended condolences to the families of soldiers killed in the fighting and...

DFS oo Cafis u Fidisay Askar ka tirsan Jubbaland oo ku Sugan Banaanka Degmada Balad-Xaawo

Balad-Xaawo, Gedo – Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay cafis loo fidinayo ciidamo ka tirsan Jubbaland oo ku sugan bannaanka degmada Balad-Xaawo, kadib dagaal culus oo shalay ka dhacay gudaha degmadaasi.   Guddoomiyaha degmada Balad-Xaawo, Mudane Shire Cabdullaahi Keynaan, oo saxaafadda kula hadlay magaalada, ayaa marka hore tacsi u diray dhammaan ehelada askartii labada dhinac ku...

Somali, AU forces advance on Al-Shabaab-held areas in Lower Shabelle region

MOGADISHU, Aug 12, 2025 – Joint forces comprising the Somali National Army (SNA) and African Union troops, particularly from the Ugandan contingent, are making gradual advances into areas of Lower Shabelle region still under the control of the Al-Qaeda-linked Al-Shabaab group, military sources said.   The troops have reached farmlands near the strategic town of Bariire, following intelligence reports suggesting that...

Ciidamada Wadajirka ah oo Ku Sii Siqaya Deegaanada Ay Al-Shabaab Joogto ee Shabeellaha Hoose

Shabeellaha Hoose — Ciidamada Wadajirka ah ee ka kooban kuwa Xoogga Dalka Soomaaliya iyo ciidamada Midowga Afrika gaar ahaan qeybtooda Uganda ayaa si tartiib tartiib ah ugu sii siqaya deegaanada ay weli ku sugan yihiin kooxda Al-Shabaab, sida laga soo xigtay ilo military.   Ciidanka ayaa gaaray dhul beereedyo ku dhow deegaanka Bariire, kadib markii ay heleen xog muujineysa in Al-Shabaab...

Galmudug Vice President Meets AUSSOM Commanders to Discuss Security Operations

Dhusamareb, Somalia, Aug 11 – The Vice President of Somalia’s Galmudug State, Ali Dahir Eid, met Monday with senior commanders of the African Union Support Mission in Somalia (AUSSOM) at the regional presidential palace in Dhusamareb.   The meeting focused on strengthening security cooperation, intensifying the fight against al-Shabaab militants, and enhancing the operational capacity of AUSSOM forces operating across the...

Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug oo Madaxtooyada ku Qaabilay Saraakiil ka Tirsan Ciidamada AUSSOM

Dhuusamareeb, Agoosto 11 — Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid, ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Galmudug ku qaabilay saraakiil sare oo ka tirsan Ciidamada AUSSOM ee ka howlgala deegaannada maamulkaasi.   Kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray xoojinta amniga, dardargelinta dagaalka ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta ah, iyo sidii loo kordhin lahaa awoodda iyo iskaashiga ka dhexeeya Ciidamada...

Somalia executes two soldiers convicted of killing their commander

SABIID, Somalia– Somalia’s military court on Monday executed two former soldiers convicted of assassinating their unit commander using a remote-controlled explosive device, officials said.   The executed soldiers - Mohamed Hussein Buulle and Adan Isak Yarow, also known as “Salad Koofi”, were members of the Somali National Army’s 14th October Brigade. The two were found guilty of planting an explosive device...

Labo Askari oo Hore uga Tirsanaa Xoogga Dalka oo Lagu Fuliyay Xukun Dil ah

Muqdisho, Agoosto 11, 2025 – Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay labo askari hore uga tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo lagu helay in ay si qorsheysan u dileen taliyahoodii.   Ex-Alifle Maxamed Xuseen Buulle iyo Ex-Dable Aadan Isaaq Yarow (Salaad Koofi), oo ka tirsanaa Guutada 14-ka Oktoobar, ayaa lagu eedeeyay inay miino ku xireen...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...