Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Kulan La Yeeshay Dhigiisa Dalka Jabuuti

MUQDISHO - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Muqdisho kulan rasmi ah kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dowladda Jabuuti, Danjire Cabdulqaadir Xuseen Cumar.   Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba-geesoodka ah iyo kor u qaadidda iskaashiga labada dal ee danaha wadaaga ah. Intii uu socday...

Somali Defence Minister Holds Talks with Djibouti’s Foreign Minister

MOGADISHU – Somali Minister of State for Defence, Cumar Ali Abdi, accompanied by the Commander of the Somali National Army's Land Forces, Major General Sahal Abdullahi Omar, met today with a delegation led by Djibouti's Minister of Foreign Affairs, Mahmoud Ali Youssouf, who is in Somalia for official duties.   The meeting focused on strengthening the security partnership between the two...

Wasiiru Dowlaha oo Kulan la Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti

MUQDISHO - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cali Cabdi, oo uu wehlinayo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa kulan la yeeshay wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jabuuti, Mudane Cabdulqaadir Xuseen Cumar, oo Soomaaliya ku jooga howlo shaqo.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka amniga ee labada dal...

Hormuud Salaam Foundation supports life-saving heart surgeries for 14 Somali children 

A vital medical initiative at Guuleed Specialist Hospital in Mogadishu has successfully provided life-saving surgeries for 15 children suffering from congenital heart defects. The program, which took place from August 25 to August 27, was carried out in collaboration with Hop for Little Hearts Foundation, Guuleed Specialist Hospital, and the Mogadishu Heart Center, with financial backing from Hormuud Salaam...

Somali president congratulates President-elect Abdulqadir Firdhiye

Mogadishu — Somali President Hassan Sheikh Mohamud has congratulated President-elect Abdulqadir Ahmed Aw-cali and Vice President-elect Abdirashid Yusuf Jibril following their election to lead the Puntland region of northeastern Somalia.   In a statement, President Mohamud praised the maturity displayed by lawmakers, the parliamentary leadership, and the presidential candidates who contested the election, wishing the newly elected leadership success in fulfilling the...

Villa Somalia oo hambalyo u dirtay Madaxweyne Firdhiye iyo ku-xigeenkiisa

Muqdisho, Ogoosto 30, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweyne Cabdulqaadir Axmed Aw-cali iyo Madaxweyne Kuxigeen Cabdirishiid Yuusuf Jibriil oo loo doortay hoggaaminta Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.   Madaxweynaha oo bogaadiyey bisaylka ay muujiyeen Xildhibaannada, Guddoonka iyo musharraxiinta Madaxtinimada ee ku loollamay Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa Alle uga rajeeyey Hoggaanka la doortay in uu...

Abdulkadir Firdhiye Wins Elections in Las Anod After Defeating Abdirizak Khalif

LAS ANOD, Somalia – Abdulkadir Ahmed Ali Firdhiye has won the presidency of the North Eastern Administration, based in the city of Las Anod, the capital of the Sool region.   Firdhiye defeated several contenders, including Abdirisak Khalif, who reached the second round of voting but ultimately withdrew after candidate Jamaal Mohamed Hassan transferred his votes to Firdhiye. Parliamentarians also elected Abdirashid...

C/qaadir Firdhiye iyo Cabdirashiid Yuusuf oo ku guuleystay doorashadda Laascaanood

LAASCAANOOD, Soomaaliya - C/qaadir Axmed Cali Firdhiye ayaa ku guuleystay kursiga Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari ee fadhigiisu yahay magaaladda Laascaanood, ee xarunta gobolka Sool.   Firdhiye ayaa ka adkaadey dhowr musharax oo uu ku jiro C/risaaq Khaliif kaasoo soo gaarey wareegga 2aad ee codbixinta, balse ka baxay isagoo dhameysan kadib markii Musharax Jamaal Maxamed Xasan uu codadkii uu helay ugu shubey...

Finland Freezes Development Aid to Somalia Until Repatriation Progress is Made

HELSINKI — Finland has suspended its development aid to Somalia until the Somali government agrees to accept more deportees, according to Finnish Minister for Development, Ville Tavio.   Tavio stated that aid would only resume after "concrete progress" on the repatriation of Somali nationals. Finland froze its Somalia Country Programme in November 2024, halting new development projects but allowing ongoing initiatives to...

Finland Oo Joojisay Barnaamijkeeda Horumarinta ee Soomaaliya ilaa laga fuliyo hal shardi

HELSINKI — Dowladda Finland ayaa go’aansatay inay joojiso barnaamijkeeda horumarineed ee Soomaaliya ilaa dowladda Soomaaliya ay aqbasho dadka lasoo musaafurinayo, sida uu sheegay Wasiirka Horumarinta, Ville Tavio.   Tavio ayaa sheegay in caawimaadda horumarinta ay dib u bilaaban doonto kaliya marka laga gaadho "horumar cad" ee ku saabsan soo celinta muwaadiniinta. Finland ayaa hakisay Barnaamijkeeda Soomaaliya ee Horumarinta bishii Noofambar 2024, iyadoo...

WARAR KALE

Somalia’s president inaugurates upgraded presidential guard headquarters

MOGADISHU, July 9 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday inaugurated a newly rebuilt and modernized headquarters for the 77th Brigade of the...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xarigga Ka Jaray Taliska Guutada 77-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarigga ka jaray mashruuca dib-u-dhis iyo casriyeyn ballaaran oo lagu sameeyay Taliska...

Duqa Muqdisho oo Dhagax-dhigay Afar Waddo oo Laami ah oo laga Hirgelinayo Degmada Hodan

Muqdisho – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta dhagax-dhigay mashruuca dhismaha afar waddo oo laami...