Somalia offers condolences to Ghana after deadly military helicopter crash
Mogadishu, Aug 8, 2025 – Somalia on Thursday extended its "deepest condolences" to the government and people of Ghana following the deadly crash of a Ghana Air Force helicopter in the forested Adansi area of the Ashanti Region.
In an official statement, the Somali government expressed solidarity with Ghana during this time of mourning, describing the incident as a "tragic...
Somalia, Yemen seek stronger regional security cooperation
ADEN, Yemen — The head of Yemen’s Southern Transitional Council (STC), Aidarus al-Zubaidi, held talks on Thursday in Aden with Somalia’s ambassador to Yemen, Abdulkheir Mohamed Ahmed, as the two officials pledged to deepen bilateral ties amid mounting regional security threats.
The meeting, held at the Maashiq Presidential Palace, focused on enhancing diplomatic cooperation between the two Horn of Africa...
Soomaaliya iyo Yemen oo xoojinaya Iskaashiga Amniga iyo midka diblomaasiyadeed
CADEN, Yemen — Madaxweyne ku xigeenka Golaha Hogaaminta Qaranka Yemen, Caidarus Az-Zubaidi, ayaa magaalada Caden kulan rasmi ah kula yeeshay Safiirka Soomaaliya ee Yemen, Cabdulxakiin Maxamed Axmed, iyadoo si qoto dheer looga hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga amni ee gobolka.
Kulanka oo ka dhacay xarunta madaxtooyada Maashiq ayaa yimid iyadoo gobolka Geeska Afrika uu wajahayo dhibaatooyin isa soo...
Somalia: Airstrike Targets Al-Shabaab Commanders in Lower Shabelle
Mogadishu – Somali intelligence forces carried out a targeted airstrike in the Lower Shabelle region in recent hours, killing several Al-Shabaab operatives, including senior commanders, the National Intelligence and Security Agency (NISA) said Thursday.
The precision strike was launched on a residential compound in the Bariire area, where NISA said senior members of the jihadist group were holding strategic meetings.
“The...
Howlgallo Cirka ah oo Lagu Beegsaday Al-Shabaab oo Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose
Bariire, Soomaaliya – Wararka laga helayo gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ay halkaasi ka dhaceen howlgallo ballaaran oo dhinaca cirka ah, kuwaas oo si gaar ah looga fuliyay deegaanka Bariire oo ka tirsan gobolkaas.
Howlgalladan oo ay fuliyeen ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) ayaa lagu beegsaday guri ay deganaayeen hogaamiyaal katursan Al-Shabaab, kuwaas...
Somalia Finance Minister, UK Ambassador Visit Mogadishu Port to Review Revenue Reform Efforts
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Finance, Bihi Iman Cige, on Thursday welcomed the United Kingdom’s Ambassador to Somalia, Mr. Charles King, and a delegation from the UK’s Foreign, Commonwealth & Development Office (FCDO) to the Mogadishu Port, as part of a joint visit to assess ongoing efforts to modernize Somalia’s domestic revenue systems.
The Finance Minister was joined by...
Safiirka UK oo booqday Dekedda Muqdisho oo Wasiirka Maaliyadda kula kulmay
MUQDISHO, Soomaaliya – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa maanta ku soo dhaweeyay xarunta Dekedda Muqdisho Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya, Mr. Charles King, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka socday Xafiiska Horumarinta UK (FCDO). Wafdigan ayaa kormeer ku sameeyay horumarka laga sameeyay nidaamka casriyeynta dakhliga gudaha.
Wasiirka waxaa wehliyay Agaasimaha Guud ee Dakhliga, Maamulaha Dekedda...
Somali government Accuses Jubaland Leader of Fueling Unrest in Gedo Region
MOGADISHU, Somalia – Somalia’s Federal Ministry of Interior has said it is closely monitoring the ongoing instability in the southern Gedo region, accusing elements loyal to Jubbaland President Ahmed Madobe of fueling the unrest.
In a statement issued late Wednesday, the Ministry described the situation in Gedo as being incited by “troublemakers” acting under direct orders from President Madobe. The...
Kenya: Qarax lala beegsaday gaari booliis oo ka dhacay Garissa
GARISSA – Ugu yaraan sideed (8) askari oo ka tirsan booliiska ayaa ku dhaawacmay qarax lagula eegtay gaari ay wateen meel u dhow deegaanka Banane-Yumbis ee magaaladda Garissa, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha booliiska.
Qaraxa ayaa dhacay galabnimadii Talaadada, August 5, xilli ay ciidamada wateen gaari nooca miinada u adkeysta ah (MRAP), kuwaas oo ka tirsan qeybta ilaalinta xuduudaha (Border Patrol...
Kenya: Eight police officers injured in Garissa IED attack
GARISSA - At least eight police officers were injured in an explosion that hit their vehicle along Banabs-Yumbis Road in Garissa County, police authorities said.
The group was travelling in a police Mine Resistant Ambush Protected (MRAP) vehicle in the area on the evening of Tuesday, August 5, when the vehicle ran over an Improvised Explosive Device (IED).
This was after...









