Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali forces target Al-Shabaab militants in HirShabelle State operation

JOWHAR, Somalia, Aug 4, 2025 – Somali government forces carried out a planned security operation Sunday in several villages of the Middle Shabelle region, targeting Al-Shabaab fighters who had recently infiltrated the area, military officials said.   Troops from the Somali National Army (SNA) launched the operation in the settlements of Deegaanleey, Muryaale, and Ceelka Waranle, where the militants were reportedly engaged...

Howlgal Militeri oo laga fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Jowhar, Agoosto 4, 2025 – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa shalay fuliyay howlgal qorsheysan oo amniga lagu xaqiijinayo, kaasi oo ka dhacay deegaannada Deegaanleey, Muryaale iyo Ceelka Waranle ee ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.   Howlgalka ayaa si gaar ah loogu beegsaday xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab oo si dhuumaaleysi ah kusoo galay deegaannadaas, iyagoo ku hawlanaa falal ay kamid yihiin...

Somali, AU forces launch major anti-Al-Shabaab operations in Lower Shabelle region

MOGADISHU – Somali government forces, backed by troops from the AU forces, launched large-scale military operations on Sunday targeting Al-Shabaab strongholds in and around Bariire, a strategic town in the country’s southern Lower Shabelle region, officials said.   The coordinated offensive comes amid renewed efforts by the federal government to dismantle Al-Shabaab's remaining footholds in the south of the country. "Heavy operations...

Ciidamada Dowladda iyo AUSSOM oo howlgallo culus ka fuliyey gobolka Shabeellaha Hoose

MUQDISHO - Ciidamada Xoogga Dalka oo kaashanaya la-howlgalayaashooda AUSSOM ayaa maanta fuliyey howlgallo milatari oo xooggan oo ka dhan ah Al-Shabaab, kuwaas oo ka dhacay gudaha iyo duleedka deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose.   Saraakiisha hoggaaminaysa howlgalka ayaa xaqiijiyey in dagaallo culus ay ka socdaan aaggaas, isla markaana ciidamada ay sii wadaan baacsiga xubnaha Al-Shabaab ee si dhuumaaleysi ah ku...

AUSSOM Denies Losses in Bariire, Says 50 Al-Shabaab Militants Killed

Mogadishu – The African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM) strongly refutes media reports alleging heavy casualties among its soldiers in Bariire town, located southwest of the capital, Mogadishu.   In response to claims made by Al Shabaab regarding the destruction of AU-owned armoured personnel carriers and the retreat of AUSSOM troops following intense fighting, AUSSOM wishes to clarify that...

AUSSOM oo Beenisay In Khasaaro Xooggan ka Soo Gaaray Dagaalkii Bariire

Muqdisho – Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa si adag u beeniyey wararka warbaahinta qaar ku sheegayaan in ciidamo badan oo ka tirsan AUSSOM lagu dilay dagaal ka dhacay deegaanka Bariire, oo ku yaalla koonfur-galbeed magaalada Muqdisho.   Wararkaasi, ayuu howlgalka Midowga Afrika sheegay in uu faafisay Al-Shabaab oo sheegtay in gaadiid gaashaaman oo ay leeyihiin ciidamada...

Saudi Arabia Executes Seven in Najran for Drug Trafficking, Including Four Somalis

Riyadh, August 3, 2025 — Saudi Arabia’s Interior Ministry announced Saturday the execution of seven individuals in the southwestern city of Najran for drug trafficking offenses.   Among those executed were four Somali nationals and three Ethiopians convicted of smuggling hashish into the Kingdom. The ministry stated that the investigations led to formal charges, and the sentences were issued by competent courts,...

Sacuudiga oo Dilay 8 Qof Hal Maalin Gudaheed, Afar ka Mid ahna ay Yihiin Soomaali

NAJRAN - Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee boqortooyadda Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday in 8 qof la dilay hal maalin gudaheed, kuwaasoo ay ku jiraan afar muwaadin Soomaali ah.   Todobada qof ee la dilay, oo ay ku jiraan afar Soomaali iyo saddex Itoobiyaan, ayaa lagu fuliyey dal-dalaadda Sabtidii shalay gudaha xasbi ku yaalla magaalada Najraan ee koonfurta-galbeed ee dalka Sacuudiga, kadib...

Somalia’s Northeast Administration Signs New Constitution, Sealing Legal Framework

BOSASO, Aug 3 – The President of Somalia’s Northeast Administration, Abdulkadir Aw Ali Firdhiye, officially signed the region’s new constitution last night, marking the final stage in the local government’s legislative process.   The new constitution is described as strengthening internal governance, justice systems, and the protection of citizens’ rights, according to a statement from the new Federal State. President Firdhiye said...

Dastuurka Cusub ee Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo Xalay la Saxiixay

LAASCAANOOD - Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdiqaadir Cali Firdhiye, ayaa xalay si rasmi ah u saxiixay dastuurka cusub ee maamulkaasi, taasoo calaamad u ah wejigii ugu dambeeyay ee hannaanka sharci dejinta maamulka.   Dastuurkan cusub ayaa lagu tilmaamay mid xoojinaya maamulka gudaha, nidaamka cadaaladda, iyo ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta gobolka. Madaxweyne Firdhiye ayaa sheegay in dastuurku uu u taagan yahay midnimo,...

WARAR KALE

Somalia, Egypt Discuss Strengthening Defence and Security Cooperation

MOGADISHU, June 16 — Somalia's Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi met on Monday with Egypt's Assistant Foreign Minister for African Affairs, Mohamed Karim Fouad,...

AUSSOM Reviews Security Situation in Beledweyne, Strengthens Coordination With Somali Forces

BELEDWEYNE, June 16 — African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) officials convened a security review meeting in the central Somali city...

OIC Condemns Opening of Somaliland Mission in Jerusalem, Reaffirms Support for Somalia

JEDDAH, June 16 — The Organization of Islamic Cooperation (OIC) on Tuesday strongly condemned the opening of what it described as a "Somaliland embassy" in...