Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

Muqdisho, Luulyo 30, 2025 — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, ahna Madaxa Hawlgalka AUSSOM, Danjire El Hadji Ibrahima Diene, iyo ku-xigeenkiisa, Mudane Mouktar Ousman Karie.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulanka uga mahadceliyey madaxda AUSSOM doorkooda muhiimka ah ee ay ku leeyihiin sugidda amniga iyo...

Somaliland President Calls for Emergency Aid as Severe Drought Hits Thousands

HARGEISA, July 30 — Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdillahi Irro on Tuesday appealed for urgent humanitarian assistance as a severe drought continues to impact tens of thousands across the self-declared republic.   Speaking during community meetings in the capital, Hargeisa, President Irro highlighted the growing scale of the crisis, stating that more than 100,000 people have been affected by prolonged drought...

Madaxweynaha Somaliland oo baaq u diray Shacabka iyo Ganacsatada

Hargeysa, Luulyo 30 — Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro, ayaa magaalada Hargeysa kula kulmay qaybo kamid ah shacabka deegaanka, isaga oo si qoto dheer uga hadlay xaaladda abaareed ee ka jirta deegaano badan oo Somaliland ka tirsan.   Madaxweynuhu wuxuu sheegay in abaarta daran ay saameysay in ka badan 100,000 oo qof, kuwaas oo ku nool gobollada ay si gaar ah u...

Somali Government Plans Counteroffensive to Retake Districts from Al-Shabaab

BELEDWEYNE, July 30 — The Somali government is intensifying efforts to regain control over the districts of Moqokori and Maxaas in the Hiiraan region, which Al-Shabaab militants recently captured.   From the Lama-Galaay military camp in Beledweyne, senior officials and commanders are holding coordination meetings to plan a large-scale counteroffensive. Former Hiiraan governor Cali Jeyte is reportedly spearheading the operation, working...

Beledweyne oo laga wado abaabul weerar cusub oo lagu qaadayo Al-Shabaab

Beledweyne — Xerada Lama-Galaay ee magaalada Beledweyne ayaa haatan lagu wadaa kulamo iyo qorsheyn lagu diyaarinayo duullaan lagu soo celinayo degmooyinka Moqokori iyo Maxaas ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo dhawaan ay gacanta ku dhigeen dagaalyahanada Al-Shabaab.   Cali Jeyte, oo ahaa guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan, ayaa ka mid ah hogaamiyayaasha abaabulaya weerarkan, isagoo shirar la qaadanaya saraakiisha Ciidamada Januutiga ee...

SoDMA head meets IOM deputy director to boost humanitarian cooperation in Somalia

MOGADISHU, Somalia — The head of Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA), Mohamud Moallim, met with Ugochi Daniels, deputy director of operations at the International Organization for Migration (IOM), during her working visit to Somalia.   The meeting focused on strengthening cooperation between SoDMA and IOM to improve response efforts amid Somalia’s escalating humanitarian crises. Both sides discussed challenges facing relief operations,...

SoDMA iyo IOM oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga bini’aadannimo ee Soomaaliya

Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta ku qaabilay xarunta dhexe ee hay’adda Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Howlgallada Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka Adduunka (IOM), Marwo Ugochi Daniels, oo booqasho shaqo ku timid Soomaaliya.   Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo wada-shaqeynta u dhaxeysa SoDMA iyo IOM, iyada oo labada dhinac ay...

Hormuud Telecom and Save the Children forge a strategic partnership to drive digital inclusion and child well-being in Somalia

Mogadishu, Somalia, 29 July 2025 - Today, in a landmark move to bridge humanitarian and technological efforts in Somalia, Hormuud Telecom and Save the Children Somalia on Tuesday have signed a Strategic Partnership Agreement to enhance the well-being of children and vulnerable communities through inclusive, tech-driven solutions.   The signing ceremony, held at Jazeera Hotel in Mogadishu, brought together senior leaders...

Ambassador Diene Begins New Role as AU Special Representative for Somalia

Mogadishu, Somalia—29 July 2025: Ambassador El Hadji Ibrahima Diene “Boly” has officially assumed his role as the Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia and Head of AUSSOM.   He arrived in Mogadishu on Monday and was received at Aden Abdulle International Airport by senior officials from both AUSSOM and the Federal Government of Somalia. Dignitaries present...

Danjire Diene oo la wareegay Xilkiisa Cusub ee Madaxa AUSSOM ee Soomaaliya

Muqdisho, Luulyo 29, 2025 — Danjire El Hadji Ibrahima Boly Diene ayaa shalay soo gaaray magaalada Muqdisho si uu si rasmi ah u billaabo xilkiisa cusub ee Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u qaabbilsan Soomaaliya, ahna Madaxa Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM).   Danjire Diene ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay Garoonka Caalamiga ah...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...