Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Shiinaha oo Digniin Adag u Diray Somaliland Kadib Heshiis Dhanka Badda ah oo la gashay Taiwan

MUQDISHO, Soomaaliya - Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si kulul uga falcelisay xiriirka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya maamulka Somaliland iyo Taiwan, iyadoo si gaar ah u cambaareysay booqashadii dhawaan Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, uu ku tagay Taiwan, halkaas oo uu kula saxiixday dhiggiisa heshiis wada-shaqeyneed oo la xiriira ilaalinta xeebaha.   Safaaradda ayaa arrintan ku tilmaantay...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qaybgalaya shirweynaha UNFSS+4

ADDIS ABABA – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta oo Sabti ah soo gaaray magaalada Addis Ababa si uu uga qayb galo Shirweynaha Labaad ee Qaramada Midoobay ee Nidaamka Cuntada (UNFSS+4), oo ay si wadajir ah u martigelinayaan Itoobiya iyo Talyaaniga intii u dhaxaysay 27–29 Luulyo.   Madaxweynaha waxaa garoonka caalamiga ah ee Bole ku soo dhaweeyay Ra’iisul...

Somali President Arrives in Addis Ababa for UN Food Systems Summit

ADDIS ABABA – Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Addis Ababa on Saturday to attend the second United Nations Food Systems Summit (UNFSS+4), co-hosted by Ethiopia and Italy from July 27 to 29.   Upon arrival at Bole International Airport, President Mohamud was received by Ethiopia’s Deputy Prime Minister Temesgen Tiruneh and State Minister of Foreign Affairs Ambassador Berhanu Tsegaye. “On...

Al-Shabaab oo la Wareegtay Degmada Mahas ee Gobolka Hiiraan

  Mahas, Soomaaliya – Xoogaga Al-Shabaab ayaa la wareegay degmada Mahas ee gobolka Hiiraan, kadib markii ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ay si kedis ah uga baxeen magaalada, sida ay xaqiijiyeen ilo deegaanka ah. Goobjoogayaal ayaa sheegay in dagaalyahanno hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ay gudaha u galeen Mahas saaka waaberigii, iyagoo aan la kulmin wax iska caabin ah, waxaana...

Al-Shabaab Seizes Control of Mahas Town in Central Somalia

  Mahas, Somalia — Al-Shabaab militants have taken control of Mahas, a key town in the central Hiraan region of Somalia, after government forces reportedly withdrew without resistance, local sources said on Sunday.   Residents confirmed that heavily armed fighters from the Islamist militant group entered the town early in the morning, raising their black flags and establishing checkpoints throughout the area....

AU welcomes France’s recognition of State of Palestine

The African Union (AU) on Saturday welcomed France's announcement to officially recognize the State of Palestine, describing it as a "significant step" that aligns with the AU's longstanding position.   In a statement issued Saturday, AU Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf said the announcement by French President Emmanuel Macron, expressing his intention to recognize the State of Palestine, "aligns with the...

Al-Shabaab Reinforces Positions Between Balcad and Jowhar Amid Military Tensions

Balcad, Somalia — Reports from central Somalia indicate that a large number of Al-Shabaab militants have been deployed along the key road connecting Balcad and Jowhar, raising fears of escalating conflict in the region.   Local sources say that heavily armed Al-Shabaab fighters have been transported in armored vehicles to various locations between the two towns over the past several hours. The...

Al-Shabaab oo Xubno Badan Soo Dhoobtay Wadada u Dhaxaysa Balcad iyo Jowhar

  Balcad — Dadka deegaanka ayaa kusoo waramaya in xubno badan oo ka tirsan Al-Shabaab saacadihii lasoo dhaafay lagu soo daad gureeyay deegaanada u dhexeeya magaalooyinka Jowhar iyo Balcad.   Al-Shabaab ayaa la sheegay inay wataan gaadiid gaashaaman kuwaas oo isku fidinaya waddooyinka iyo deegaanada u dhaxaysa Balcad iyo Jowhar, taasoo sare u qaadeysa cabsi iyo welwel ku saabsan amniga gobolka Shabeellada...

Somali Police Accused of Political Bias, Fueling Public Discontent

Mogadishu — Somalia’s police force faces mounting accusations of deep political entanglement, raising concerns over its impartiality and effectiveness amid growing public frustration.   Osman Bari, former Speaker of the Hirshabelle Parliament, in an exclusive interview with Shabelle, accused the police of aligning with opposing political factions, thereby compromising their neutrality and undermining public trust. Bari directly criticized Police Commander Asad Diyano,...

Eedeymo Culuso oo loo jeediyey Booliska Soomaaliya

Muqdisho — Booliska Soomaaliya ayaa si wayn loogu eedeeyay inay ku milmeen arrimaha siyaasadeed ee dalka, taas oo dhalisay dhibaatooyin ba’an oo saameyn ku yeeshay shacabka Soomaaliyeed.   Cismaan Bari, guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Hirshabelle, oo waraysi gaar ah siiyey Shabelle ayaa si kulul u weeraray booliska, isaga oo sheegay inay kulmimeen siyaasad isdiidan oo dalka ka jirta. Wuxuu si gaar ah...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...