Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Azerbaijan, Somalia vow to deepen ties during Baku meeting

BAKU, July 24, 2025 – Azerbaijan and Somalia pledged to enhance bilateral relations and expand cooperation during an official visit by Somali Foreign Minister Abdisalam Abdi Ali to Baku, the Azerbaijani Foreign Ministry said Wednesday.   Ali was welcomed by his Azerbaijani counterpart, Jeyhun Bayramov, for high-level discussions that highlighted both countries’ interest in fostering stronger diplomatic, economic, and political ties. According...

Puntland oo Ka Jawaabtay Eedeynta DFS, kuna Tilmaantay Hadalka “Mas’uuliyad-darro”

GAROWE, Soomaaliya – Maamulka Puntland ayaa Arbacadii si kulul uga jawaabay eedeymo kasoo yeeray dowladda federaalka Soomaaliya, kuwaas oo ku saabsanayd in la "afduubtay" markab hub siday oo lagu qabtay xeebaha degmada Bareeda ee gobolka Bari. Puntland ayaa sheegtay in hadalka kasoo baxay Muqdisho uu yahay “mas’uuliyad-darro”.   War-saxaafadeed si adag u dhisan oo kasoo baxay Puntland ayaa lagu difaacay baaritaanka...

Puntland Rejects Somalia’s ‘Hijacking’ Claim, Invites Turkey to Join Probe Into Seized Weapons Ship

GAROWE, Somalia – Puntland state on Wednesday hit back at accusations by Somalia’s federal government, dismissing Mogadishu’s claim that the seizure of a weapons-carrying vessel amounted to “hijacking” and labelling the statement “irresponsible”.   In a sharply worded response, Puntland authorities defended the interception and investigation of the MV SEA WORLD ship, which was detained last week off the coast of...

Ugandan president orders arrests of election officials over malpractice

Ugandan President Yoweri Museveni on Tuesday announced the arrest of several local election officials over alleged fraud in the ruling National Resistance Movement (NRM) party primaries ahead of the 2026 general elections.   In a statement from the State House, Museveni condemned the officials for altering results, bribery, and interfering with voter registers. He described these actions as criminal and a...

Horn of Africa to experience weather extremes from August to October

The Horn of Africa will experience contrasting weather patterns from August through October, with some regions receiving heavy rainfall and others remaining dry, the Climate Prediction and Applications Center (ICPAC) of the Intergovernmental Authority on Development (IGAD), an East African bloc, said on Tuesday.   ICPAC said in its latest forecast that heavier-than-usual rains will be experienced in western Kenya, Uganda,...

Dowladda oo war culus kasoo saartey Markabka Puntland qabatay

MUQDISHO – Dowladda Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay afduubka markabka SEA WORLD oo ku sii jeeday magaalada Muqdisho, iyadoo markabkaasi watay alaab ciidan iyo mid ganacsi, dowladda oo sheegtay in afduubkaasi uu yahay ku xadgudub madax-bannaanida dalka iyo sharciga caalamiga ah ee badda.   Markabka oo hoos taga calanka Jasiiradaha Comoros ayaa watay qalab ciidan oo loogu talagalay Xarunta Tababarka...

Somali Govt Condemns Hijacking of Mogadishu-Bound Vessel, Blames Puntland for Piracy

MOGADISHU – Somali government has strongly condemned the hijacking of the SEA WORLD vessel, which was en route to Mogadishu carrying military and commercial cargo, calling the seizure a violation of both national sovereignty and international maritime law. The ship, sailing under the flag of the Comoros Islands, was transporting military equipment destined for the TÜRKSOM military training center in...

US Secretary of State, Ethiopia’s PM Discuss Stability and Reform Across Horn of Africa

WASHINGTON — U.S. Secretary of State Marco Rubio held a phone call with Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed to discuss shared priorities for peace, stability, and economic development in Ethiopia and the wider Horn of Africa, the State Department said Wednesday.   During the call, Secretary Rubio stressed the importance of sustained dialogue and regional cooperation to promote long-term stability in...

Mareykanka iyo Itoobiya oo kawada hadlay xaaladda gobolka Geeska Afrika

Washington, D.C. — Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka, Senator Marco Rubio, ayaa wicitaan telefoon ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, iyaga oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin nabadda, xasiloonida gobolka Geeska Afrika, iyo horumarka dhaqaale ee Itoobiya.   Intii lagu guda jiray wicitaankan, Xoghayaha Rubio ayaa ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay wadahadal joogto ah...

Somali Forces, Local Militias Prepare Major Offensive Against Al-Shabaab

BELEDWEYNE, Somalia — Somali National Army forces, backed by local clan militias known as Macwiisley, are reportedly organizing a major offensive against Al-Shabaab positions in the Middle Shabelle region.   Colonel Aadan Jeelle Ali, commander of the 23rd Brigade, addressed troops and Macwiisley fighters, urging them to prepare for a coordinated assault aimed at liberating areas under Al-Shabaab control. “This operation is...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...