Somalia’s Intelligence Forces Kill 11 Al-Shabaab Fighters in Multi-Day Operations
MOGADISHU – Somali intelligence forces, backed by international partners, have killed 11 Al-Shabaab militants, including a senior commander, in a series of operations over the past three days across the regions of Hiiraan, Middle Shabelle, and Galgaduud, the National Intelligence and Security Agency (NISA) said Saturday.
According to a statement from NISA, the operations also destroyed military vehicles and equipment...
Ciidanka NISA oo Ku Dilay 11 Ka Tirsan Al-Shabaab Howlgallo Ka Dhacay Saddex Gobol
Muqdisho, Agoosto 16, 2025 – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay fuliyay howlgallo qorsheysan oo ka dhacay gobollada Hiiraan, Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud.
Sida ku xusan qoraalka NISA, Howlgallada ayaa lagu dilay 11 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, oo uu ku jiro hogaamiye sare. Sidoo kale, waxaa lagu burburiyay...
Dagaal Beeleed Khasaaro Geystay oo Ka Socda Deegaanka Garasle, Galgaduud
GARASLE, GALGADUUD – Dagaal beeleed culus ayaa weli ka socda deegaanka Garasle ee gobolka Galgaduud, bartamaha Soomaaliya, sida ay sheegeen Saraakiisha deegaanka.
Dagaalka ayaa u dhexeeya labo maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda magaalooyinka Balanballe iyo Guriceel, kuwaas oo muddooyinkii dambe isku hayay arrimo la xiriira dilal hore iyo muran ka dhashay milkiyadda dhulalka deegaanka.
Wararka laga helayo dadka deegaanka, gaar...
Shiinaha muxuu ka yiri codsigii Senator Ted Cruz ee aqoonsiga Somaliland?
MUQDISHO – Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay warqad uu Senator Ted Cruz u diray madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, taasoo uu kaga codsaday in Mareykanku aqoonsado Somaliland.
Safaaradda ayaa tallaabadaas ku sheegtay mid si cad u faragelinaysa arrimaha gudaha ee Soomaaliya, islamarkaana wax u dhimaysa xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Shiinaha.
War-saxaafadeed kasoo baxay safaaradda...
China describes US senator’s Somaliland recognition push as interference in Somalia’s internal affairs
MOGADISHU, Somalia – The Chinese embassy in Somalia on Friday condemned a recent letter by U.S. Senator Ted Cruz urging former President Donald Trump to recognize Somaliland, describing it as a blatant interference in Somalia’s internal affairs and a threat to China-Somalia relations.
In a strongly worded statement, the embassy accused Cruz of undermining Somalia’s sovereignty and meddling in regional...
Somali president Hassan Sheikh set to jet off to US for UN General Assembly
MOGADISHU, Somalia – Somali President Hassan Sheikh Mohamud is set to travel to the United States in the coming weeks to attend the annual United Nations General Assembly (UNGA) in New York, government officials confirmed on Saturday.
The high-level gathering, scheduled for early September, will bring together world leaders to discuss pressing global issues, ranging from security and development to...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo u socdaalaya Mareykanka si uu uga qeybgalo shirka Qaramada Midoobay
MUQDISHO – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu u ambabaxo magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu kaga qeybgali doono shirka guud ee sanadlaha ah ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay (QM), sida ay xaqiijiyeen ilo ka tirsan Villa Soomaaliya.
Shirka sanadkan ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in uu qabsoomo horraanta bisha September ee...
Somali army doubles operations against Al-Shabaab in Lower Shabelle: officials
MARKA, Somalia – Somali government forces have significantly intensified military operations against the Al-Qaeda-linked Al-Shabaab militant group in the southern Lower Shabelle region, security officials said on Saturday.
In recent hours, Somali National Army (SNA) troops conducted sweeping operations along the banks of the Shabelle River, targeting suspected militant hideouts. Several individuals were detained during the raids on suspicion of...
Ciidamada xoogga dalka oo labo jibaaray hawlgallada ka dhanka ah Al-shabaab
MARKA – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay si weyn u kordhiyay hawlgallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee ka socda gobolka Shabeellada Hoose, iyaga oo guulo muhiim ah ka gaaray dagaalka ay kula jiraan argagixisada.
Wararka ka imaanaya gobolka ayaa sheegaya in saacadahii ugu dambeeyay ciidamadu ay hawlgallo ballaaran ka fuliyeen jiinka wabiga ee gobolka, halkaas oo...
Israel in talks with several countries to host displaced Gazans: report
Israel is reportedly holding talks with a number of countries, including Indonesia, Uganda, South Sudan, Libya, and Somalia's self-declared Republic of Somaliland, to explore the possibility of resettling Palestinians displaced from the Gaza Strip, Israel's Channel 12 reported on Thursday.
According to the report, Somaliland has shown openness to the idea of accepting Palestinians who voluntarily leave Gaza, although no...








