Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali army kills senior Al-Shabaab commander in Bakool raid

Mogadishu – The Somali National Army (SNA) said on Sunday it had killed a senior Al-Shabaab commander in a planned operation in the Warta Eey Duure area, about 30 kilometers north of Xudur town in the Bakool region.   The militant, identified as Abdullahi Abuukar Ali, was described by the military as one of the group's top regional leaders. According to the...

Ciidanka Xoogga Dalka oo dilay hoggaamiye sare oo ka tirsan Al-Shabaab

Xudur – Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyay in saaka abaare 7:00 subaxnimo ay fuliyeen howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Warta Eey Duure, oo qiyaastii 30km waqooyi kaga beegan magaalada Xudur ee gobolka Bakool, kaas oo lagu dilay hoggaamiye sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab.   Hoggaamiyahan oo magaciisa lagu sheegay Cabdullaahi Abuukar Cali, ayaa ka mid ahaa saraakiisha...

Somalia, Iraq Discuss Security Cooperation During Mogadishu Talks

Mogadishu, Somalia – Somalia's Minister of Internal Security, Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag, on Saturday received a high-level delegation from Iraq to discuss strengthening bilateral security cooperation, including the fight against Al-Shabaab.   The Iraqi delegation, led by Senior Advisor to the Minister of Interior, General Ziyad Dhaha Ali, and Director of International Cooperation, Major General Alaa Chanshour Manati, arrived in Mogadishu...

Soomaaliya iyo Ciraaq oo kawada hadlay iskaashiga amniga iyo la-dagaallanka Al-Shabaab

Muqdisho – Wasiirka Amniga Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday dowladda Ciraaq, oo uu hoggaaminayay La-taliyaha Wasiirka Arrimaha Gudaha, Sarreeye Guud Ziyad Daha Cali, iyo Agaasimaha Waaxda Iskaashiga Caalamiga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ciraaq, Sarreeye Gaas Calaa Canshuur Manaati.   Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka walaaltinimo ee...

President Hassan Sheikh to Host Opposition Leaders for Critical Electoral Talks

MOGADISHU, August 10 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud is set to hold a pivotal meeting with opposition leaders at Villa Somalia on Sunday, as the nation grapples with deepening political divisions over constitutional reforms and the roadmap to the 2026 elections.   The dialogue comes amid mounting criticism from opposition parties over recent amendments to the Transitional Constitution, which they...

Wadahadalka doorashada 2026 iyo dib-u-eegista dastuurka oo ka dhacaya Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta kulan muhiim ah la yeelan doona hoggaamiyeyaasha mucaaradka, kaasoo ka dhacaya Villa Soomaaliya, iyadoo ujeedadu tahay in lagu xalliyo khilaafaadka ku saabsan wax ka beddelka dastuurka iyo doorashooyinka dalka ee 2026.   Mucaaradku waxay si xooggan uga horyimaadeen isbeddellada dhowaan lagu sameeyay Dastuurka Kumeelgaarka ah, iyagoo ku dooday in aan lagu...

Somali Govt pushes ahead with plans to establish parallel administration in Gedo region

Gedo, Somalia, Aug 10, 2025 – The Somali federal government is accelerating efforts to establish a new regional administration in the Gedo region, in open defiance of the Jubbaland leadership based in Kismayo, which Mogadishu does not officially recognize.   Authorities have launched consultations across key towns in Gedo, including Beled Hawo and Garbaharey, as part of a broader plan to...

Qorshaha Maamul u Sameynta Gedo oo si Xawli ah uga Socda Degmooyinka Gobolka

Gedo, 10 Agoosto 2025 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada dadaalladii ugu dambeeyay ee lagu dhisayo maamul cusub oo ka madaxbannaan maamulka Jubbaland ee laga maamulo Kismaayo, kaasi oo dowladda ay horey u caddeysay in aysan aqoonsaneyn.   Qorshahaan ayaa si gaar ah uga socda degmooyinka gobolka Gedo, iyadoo dowladdu ay u aragto mid lagama maarmaan u ah in gobolkaas uu...

Truck drivers protest illegal checkpoints on key Somalia highway

Ceel Cade, Somalia, Aug 10, 2025 – Commercial drivers using the main highway connecting Somalia’s capital, Mogadishu, with the Middle Shabelle region have voiced growing frustration over new illegal checkpoints set up along the route.   In the Ceel Cade area of Middle Shabelle, several large cargo trucks were stranded for days as armed men believed to be affiliated with the...

Gaadiidleyda ku safarta Shabeellaha Dhexe oo cabasho ka muujiyay isbaarooyin cusub

Ceel Cade, Shabeellaha Dhexe – Gaadiidleyda isticmaasha wadada isku xirta magaalada Muqdisho iyo gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa cabasho xoogan ka muujiyay isbaarooyin hor leh oo lagu soo kordhiyay deegaano ku yaalla waddooyinka muhiimka ah ee gobolladaasi.   Deegaanka Ceel Cade ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa noqday meel xayiraad ku noqotay gaadiidyo waaweyn oo maalmo u xayirnaa halkaasi, kuwaas oo kusoo jeeday...

WARAR KALE

IGAD Steps Up Support for Somalia’s Ratification and Implementation of the Free Movement of...

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) on Wednesday intensified its support to Somalia to accelerate the ratification and implementation of the IGAD Protocol on...

Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka oo Ku Heshiiyay Sii Wadista Wada-hadallada Siyaasadeed

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wakiillo ka socda mucaaradka ayaa ku heshiiyay in la sii wado wada-hadallada siyaasadeed ee u dhexeeya labada dhinac,...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Garoonka Aadan Cadde Kula Kulmay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Muqdisho – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kulan gaar ah kula yeeshay Safiirka...