Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia President Appoints Aweys Haji Yusuf as National Security Advisor

Mogadishu, August 6, 2025 – Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud has appointed Ambassador Aweys Haji Yusuf as his new National Security Advisor.   Aweys brings extensive experience in governance and national security, having previously held key positions, including heading the Policy Planning Office at the National Presidency from 2012 to 2016, where he led the formulation of security, economic, and government...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u Magacaabay Lataliyaha Amniga Qaranka

MUQDISHO – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u magacaabay Danjire Aweys Xaaji Yuusuf inuu noqdo Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha.   Danjire Aweys Xaaji Yuusuf ayaa leh khibrad qoto dheer oo ku saabsan maamulka iyo amniga qaranka, isagoo hore u soo qabtay xilal muhiim ah oo ay ka mid yihiin: Hogaaminta Xafiiska Qorshaynta Siyaasadda ee Madaxtooyada Qaranka...

Former Somali Minister Slams Government Over Vetting of Foreign Diplomats

MOGADISHU – Somalia’s former Minister of Petroleum and Minerals, Abdirizak Omar Mohamed, has strongly criticized the federal government over what he described as its failure to thoroughly vet foreign diplomats appointed to the country.   In a post shared on his official X account, Abdirizak warned that the lack of scrutiny reflects institutional negligence within the country’s foreign affairs apparatus. He...

Wasiirkii hore oo khalad weyn iyo ceeb qaran ku tilmaamay inaysan dowladda iska hubin safiiradda ajnabiga

MUQDISHO - Wasiirkii hore ee Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya, Cabdirisaaq Cumar Maxamed, ayaa si adag u dhaliilay dowladda Federaalka, isagoo ku eedeeyay in aysan si dhab ah u hubin aqoonsiga iyo niyadda diblomaasiyiinta ajaanibka ah ee dalka loo soo magacaabo.   Cabdirisaaq ayaa hadalkan ku baahiyay bartiisa X, isagoo ku tilmaamay tallaabadaas mid muujinaysa dayacaad weyn oo ka jirta hey’adaha dowliga...

Somalia’s Defence Ministry hails major crackdown on Al-Shabaab financing network

MOGADISHU, Somalia – Somalia’s Ministry of Defence on Wednesday praised the Office of the Attorney General for uncovering more than 250 cases linked to money laundering and direct financing of the militant group Al-Shabaab, in what officials described as a significant blow to the group’s financial infrastructure.   In a statement, the ministry said the investigation led to the auditing of...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo Bogaadisay Baarista Lacag-Dhaqid iyo Maalgelinta Al-Shabaab

Muqdisho – Wasaaradda Gaashaandhigga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn u bogaadisay tallaabada geesinimada leh ee uu qaaday Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, taas oo lagu baaray in ka badan 250 kiis oo la xiriira lacag-dhaqid iyo maalgelin si toos ah u taageerayay kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab.   Guushan ayaa qeyb ka ah dagaalka istiraatiijiga ah ee dowladda...

Somalia Deputy PM, UK Envoy Discuss Security and Development

Mogadishu — Somalia’s Deputy Prime Minister, Salah Ahmed Jama, on Tuesday met with the newly appointed United Kingdom Ambassador to Somalia, Charles Nicholas King, to discuss strengthening bilateral cooperation, particularly in the areas of security, politics, counter-terrorism, elections, and development projects supported by the UK.   During the meeting in Mogadishu, Jama highlighted the government’s recent achievements, including gains in the...

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka oo La Kulmay Danjiraha Cusub ee UK

Muqdisho — Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee UK u fadhiya Soomaaliya, Mr. Charles Nicholas King.   Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal, gaar ahaan dhinacyada amniga, siyaasadda, la-dagaallanka Khawaarijta, doorashooyinka, iyo dardargelinta mashaariicda horumarineed ee UK ay ka taageerto Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ayaa...

SoDMA Delegation Arrives in Baidoa

BAIDOA, Somalia – A delegation led by SoDMA Chairman Mahamuud Macalin Abdulle arrived in Baidoa today for the Somalia Humanitarian Affairs Forum.   The delegation includes humanitarian ministers from Somalia’s Federal Member States, gathering to discuss pressing challenges and coordinate national humanitarian response efforts across the country. The forum, organized by SoDMA, will host government agencies, donors, NGOs, and civil society groups...

Dowladda oo Billowday Baaritaan Ku Saabsan Dab Ka Kacay Suuq Bacaad oo Dilay Gabar Yar

MUQDISHO, Soomaaliya – Maamulka degmada Yaaqshiid ayaa sheegay in baaritaan lagu bilaabay dab xoogan oo maanta ka kacay Suuq Bacaad, suuqa labaad ee ugu weyn magaalada Muqdisho, kaasoo gubtay dukaamo badan isla markaana ku dilay gabar yar.   Gudoomiyaha degmada Yaaqshiid, Suleiman Maxamuud Fargah, ayaa warbaahinta u sheegay in dabka oo socday saacado badan ka hor inta aan la xakameyn, lagu...

WARAR KALE

Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka oo Ku Heshiiyay Sii Wadista Wada-hadallada Siyaasadeed

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wakiillo ka socda mucaaradka ayaa ku heshiiyay in la sii wado wada-hadallada siyaasadeed ee u dhexeeya labada dhinac,...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Garoonka Aadan Cadde Kula Kulmay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Muqdisho – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kulan gaar ah kula yeeshay Safiirka...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeeray Ciidamada Ku Sugan Shabeellaha Dhexe

Shabeellaha Dhexe – Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macalin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa...