Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia Condemns Iran’s Missile Attack on Qatar, Calls for Restraint and Peace

MOGADISHU, June 24, 2025 — The Federal Government of Somalia has strongly condemned Iran’s recent missile attack on Qatar, describing the act as a clear violation of international law and a serious threat to peace and stability in the Gulf region.   In a statement released by Somalia’s Ministry of Foreign Affairs, the government expressed full solidarity with Qatar’s leadership and...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Si Kulul U Cambaareysay Weerarka Iran ee Qatar

Muqdisho, Soomaaliya – 24 Juun 2025 - Dowladda Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerarkii gantaallada ahaa ee ay Dowladda Iran ku qaaday Dowladda Qatar, taasoo lagu tilmaamay fal si cad uga soo horjeeda qawaaniinta caalamiga ah isla markaana khatar weyn ku ah nabadda iyo xasilloonida gobolka Bariga Dhexe.   War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay:...

OP-ED: Somalia’s Dawn After Debt Relief – Building Resilience via Capital Market Development and Private Sector-Led Growth

Somalia has reached a historic milestone. On December 13, 2023, the International Monetary Fund (IMF) and the World Bank confirmed Somalia had hit the Heavily Indebted Poor Countries (HIPC) completion point, reducing external debt from 64 percent of GDP in 2018 to under 6 percent by end‑2023, signifying $4.5 billion in debt relief. That achievement was bolstered in early 2024 when the...

Somali President Launches National Vision 2060, Calls for Direct Elections and Unity

Mogadishu, June 23, 2025 – President Hassan Sheikh Mohamud on Monday launched Somalia’s National Vision 2060, calling for direct presidential elections and urging Somalis to unite around peace, development, and national cohesion.   Speaking at the unveiling ceremony in Mogadishu, the President said it was time for the Somali people to directly elect their leaders, describing the move as key to building...

Madaxweynaha Soomaaliya oo daahfuray Hiigsiga Qaran ee 2060

Muqdisho, Juun 23, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daahfuray Hiigsiga Qaran ee 2060 ayaa sheegay in la joogo xilligii Shacabka Soomaaliyeed ay si toos ah u dooran lahaayeen hoggaankooda, taas oo xoojinaysa hiigsiga nabadda, midnimada iyo horumarka.   Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Hiigsiga 2060 uu yahay ballan-qaad qaran oo ku wajahan jiilasha soo socda, kuwaas oo...

Warbixin: Isbarbardhigga Miisaaniyadda Amniga ee Kenya iyo Soomaaliya

NAIROBI/MUQDISHO - Iyadoo ay jirto xaalad dhaqaale oo is-bedbedelaysa gobolka Geeska Afrika, labada dal ee Kenya iyo Soomaaliya ayaa miisaaniyadood 2025/26 iftiiminaya farqiga u dhexeeya awoodda dhaqaale iyo istaraatiijiyadaha, iyadoo si gaar ah loo eegayo mudnaanta ay siiyaan adeegyada muhiimka ah oo ugu horeeyo amniga.   Amniga ayaa weli ah tiir muhiim ah oo miisaaniyadeed labadaba. Kenya ayaa u qoondaysay US$2.1...

Somalia, Kenya 2025-26 Budgets Highlight Major Security Spending Gap

NAIROBI/MOGADISHU - Kenya and Somalia’s newly released 2025/26 national budgets underscore stark differences in security spending, revealing the economic gap between the two Horn of Africa neighbours as both confront escalating regional threats.   Kenya has allocated USD 2.1 billion to national security—equivalent to 4.9% of GDP and nearly 10% of its total budget—emphasising continued investment in military modernization, border security,...

Muungaab: Way dhamaatey waqtigii cid gaar ah sheegan jirtay Muqdisho

Muqdisho – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Maxamed Xasan Xuseen Muungaab, ayaa xalay ka hadlay munaasabad ka dhacday xarunta gobolka Banaadir, oo ay ka qeybgaleen Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya iyo mas'uuliyiin kale oo muhiim ah.   Muungaab ayaa ka hadlay arrimo badan oo la xiriira gobolka Banaadir iyo xaaladdiisa siyaasadeed iyo maamul. Duqa Muqdisho ayaa sheegay in waqtigii kooxo gaar ah ay sheegan jireen...

Somali Forces, Supported by Local Militias, Kill Over 20 Al-Shabaab Fighters in Clashes in Hiiraan

Beledweyne, June 23, 2025 — Somali National Army forces, backed by local Macawiisley militias, killed more than 20 Al-Shabaab militants in heavy fighting in the Mabaax and Gayacad areas of Hiiraan region, government officials said Monday.   The clashes, which erupted earlier this morning, resulted in significant losses for the militant group, with numerous others wounded, according to an official government...

Ciidamada Dowladda iyo Macawiisleyda oo Al-Shabaab Ka Dilay In Ka Badan 20 Xubnood

Beledweyne, 23 Juunyo 2025 – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya ciidanka deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda ayaa dagaal culus kula galay kooxda Al-Shabaab deegaannada Mabaax iyo Gayacad ee gobolka Hiiraan, sida lagu sheegay war rasmi ah oo kasoo baxay dowladda federaalka.   Dagaalka oo dhacay saacadihii hore ee maanta ayaa sababay khasaare xooggan oo lagu gaarsiiyay Al-Shabaab. Sida...

WARAR KALE

AUSSOM Welcomes New Ghana Police Force

MOGADISHO – The African Union Mission in Somalia (AUSSOM) has officially welcomed the new Ghana Police Force (GFPU-5) battalion, which has been deployed to...

AUSSOM oo Soo Dhaweysay Guutada Cusub ee Booliska Ghana

MUQDISHO – Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa si rasmi ah u soo dhoweeyay guutada cusub ee Ciidanka Booliska Ghana...

Taliyaha Ciidanka XDS oo La Kulmay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Masar

MUQDISHO – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Jamhuuriyadda Carabta...