Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Puntland vice president meets WFP delegation over drought and aid challenges

GAROWE, May 5 – Puntland’s Vice President Ilyas Osman Lugatoor on Tuesday met a senior delegation from the World Food Programme (WFP) to discuss worsening drought conditions and declining international aid, officials said.   The delegation was led by WFP Deputy Executive Director Matthew Hollingworth and included the agency’s regional director for Eastern and Southern Africa, its Somalia country head, and...

Somalia bids farewell to Djibouti ambassador after end of tenure

MOGADISHU – Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation on Tuesday received Djibouti’s Ambassador to Somalia, Mohamed Ibrahim Youssouf, for a farewell meeting marking the end of his diplomatic mission.   During the meeting in Mogadishu, the minister thanked the outgoing envoy for his role in strengthening the longstanding brotherly ties between Somalia and Djibouti, as well as advancing bilateral...

Hormuud Telecom, Get-Phone Launch Somalia’s Largest Smartphone Financing Program to Bridge Digital Divide

MOGADISHU, Somalia — Hormuud Telecom, the nation’s largest telecommunications provider, announced a strategic partnership Tuesday with Get-Phone to launch Somalia’s first structured smartphone financing program. The initiative aims to provide millions of low-income Somalis with access to internet-ready devices for the first time, addressing the "affordability gap" that remains the primary barrier to digital inclusion in a country where 4G...

Mucaaradka oo shuruudo ku xiray kulanka uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho  – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha mucaaradka ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay kaga hadleen casuumaadda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ku aaddan wadahadal la qorsheeyay in la qabto 10-ka May 2026.   Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in mucaaradku ay si taxaddar iyo masuuliyad leh u soo dhoweynayaan fursadda wadahadalka, hase yeeshee ay...

Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya oo lagu sagootiyay Muqdisho

Muqdisho  – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjire Maxamed Ibraahim Yuusuf, oo booqasho sagootin ah ku yimid kadib dhammaadka muddadii uu ahaa Safiirka Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya.   Wasiirka ayaa uga mahadceliyay Danjiraha doorkii uu ka qaatay xoojinta xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jabuuti, iyo sidoo kale ka...

Somalia denies expulsion of UAE ambassador, warns against misinformation

Mogadishu, May 5, 2026  — Somalia’s Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation has firmly denied reports circulating in media and on social platforms claiming that the United Arab Emirates’ ambassador to Somalia has been expelled.   In a statement, the ministry described the reports as “false and baseless,” expressing concern over the spread of misinformation aimed at misleading the public. The...

Soomaaliya oo beenisay wararka ku saabsan eryidda Safiirka Imaaraadka

Muqdisho  – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u beenisay warar lagu faafiyay warbaahinta iyo baraha bulshada oo sheegaya in la eryay Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya.   War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in wararkaasi ay yihiin kuwo been abuur ah oo aan sal iyo raad toona lahayn. Wasaaraddu waxay...

Dibadbax ka dhashay cabasho la xiriirta dhulal oo ka dhacay inta u dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye

Muqdisho – Boqolaal shacab ah oo ka cabanaya arrimo la xiriira dhulal  ay si sharci darro ah looga qaadayo, ayaa dibadbax ka dhigay inta u dhexeysa deegaanka Ceelasha Biyaha iyo waddada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye.   Dadka dibadbaxa dhigayay ayaa si weyn uga soo horjeestay damac la xiriira dhulalka ay degan yihiin, iyagoo sheegay in aysan aqbali doonin in si qasab...

Suuqyada Muqdisho oo wali laga diidan yahay Shilinka Soomaaliga

Muqdisho  – Waxaa wali xaalad cakiran ka taagan suuqyada magaalada Muqdisho, halkaas oo aan si buuxda looga isticmaalin lacagta rasmiga ah ee dalka, ee Shilinka Soomaaliga.   Ganacsatada iyo sarifleyda lacagaha ayaa haatan si weyn ugu tiirsan isticmaalka lacagaha qalaad, gaar ahaan doolarka Mareykanka, iyagoo sheegay in kalsoonida Shilinka Soomaaliga ay hoos u dhacday, taasoo saameyn ku yeelatay adeegsigiisa suuqyada. Sarifleyda oo...

Mucaaradaka oo wada kulama ka dhan ah Viila Soomaaliya

Muqdisho – Waxaa cirka isku sii shareeraya xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, iyadoo hoggaamiyeyaasha mucaaradka ay sheegeen inaysan aqbali doonin hoggaanka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wixii ka dambeeya 15-ka May, oouu ku egyahay muddada xileedkiisa.   Muranka ka dhashay doorashooyinka maamul goboleedyada ee socda ayaa sii hurinaya is-mari waaga u dhexeeya dowladda iyo mucaaradka, taasoo keentay walaac sii kordhaya oo...

WARAR KALE

Somali Special Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Region

MOGADISHU, Somalia – Somalia's elite Danab Special Forces carried out a planned operation in the El Bashiir area near Buur Hakaba district in the...

AUSSOM Chief, EU Ambassador Discuss Security and Stabilisation Efforts in Somalia

MOGADISHU, Somalia – The head of the African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM), El Hadji Ibrahima Diene, met the European Union's...

Somalia, China Discuss Expanding Defence and Security Cooperation

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, met with China's ambassador to Somalia, Wang Yu, in Mogadishu on Monday to discuss...