Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Fiqi: Ganacsatada Soomaaliyeed Lacagaha Fadhigooda Ayey Al-Shabaab U Geeyaan

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si adag u cambaareeyay qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed, isagoo ku eedeeyay inay si toos ah ama dadban u taageeraan kooxda Al-Shabaab, iyagoo lacag ugu geeya fadhiyadooda, taasoo uu ku tilmaamay mid halis ku ah amniga qaranka.   Wasiir Fiqi oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in dowladdu ay tan...

Jubaland forces disarm militias in Somalia’s Balad-Hawo as tensions rise with federal troops

Balad-Hawo, Somalia – Jubaland regional forces have carried out a disarmament operation targeting militias and former federal-aligned troops in the southwestern Somali town of Balad-Hawo, amid escalating tensions over security control in the region.   The move comes as the Gedo region, long marred by insecurity and political rivalries, experiences a new phase of contestation between Somalia’s federal government and the...

Hub Ka Dhigis Lagu Sameeyay Maleeshiyaad Ku Sugnaa Degmada Balad-Xaawo ee Gobolka Gedo

Balad-Xaawo, Gedo – Ciidamada maamulka Jubbaland ayaa hub ka dhigis ku sameeyay cutubyo maleeshiyaad ah iyo ciidamo horay ugu taabacsanaa dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaasoo ku sugnaa degmada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo.   Tallaabadan ayaa imanaysa iyadoo xaaladda amniga ee gobolka Gedo ay muddooyinkii dambe ahayd mid cakiran, iyadoo ay jireen isku dhacyo iyo khilaafaad u dhaxeeyay ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa...

Xildhibaan Abiib oo Lagu Eedeeyay Dayacaad Shaqo iyo Faafinta Warar Been Abuur ah

Xildhibaan Dr. Cabdullaahi Xaashi Abiib oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa wajahaya cambaareyn isa soo taraysa, taasoo ka imaaneysa shacabka, xubnaha Baarlamaanka, iyo bulshada rayidka ah.   Eedeymaha loo jeediyay waxaa ka mid ah maqnaanshiyo joogto ah fadhiyada Gollaha Shacabka, ku takri-fal awoodeed, faafinta warar been ah, oo ka dhan ah hay’adaha dowladda. Horraantii sanadkan, Dr. Abiib waxaa...

Masar oo Xoojisay Taageeradeeda ku Aaddan Xasiloonida Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Badr Abdelatty ayaa ka qaybgalay kulan fogaan-arag ah oo yeeshay Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika (PSC) oo heer wasiirro ah, kaasoo looga hadlayay horumarka siyaasadeed iyo amni ee Soomaaliya iyo geedi socodka kala-guurka Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) una gudbaya Hawlgalka Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya (AUSSOM).   Wasiirka ayaa ku adkeystay taageerada joogtada ah ee...

Egypt reaffirms support for Somalia’s stability

ADDIS ABABA - Minister of Foreign Affairs, Emigration and Egyptian Expatriates Badr Abdelatty participated Thursday in a virtual session held by the African Union (AU) Peace and Security Council (PSC) at the ministerial level to follow up on developments in Somalia and discuss latest updates on transition from the AU Transition Mission in Somalia (ATMIS) to the AU Support...

Somali FM Inaugurates Somalia-Owned Embassy Premises in South Africa

Pretoria, July 03, 2025 - The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Abdisalam Abdi Ali, inaugurated today Somalia’s new embassy building in Pretoria, marking a key diplomatic milestone that coincides with the 65th anniversary of the country’s Independence Day.   The ceremony was attended by senior officials from the South African government, accredited ambassadors, and members of the...

MP Abdullahi Hashi Abib Faces Backlash for Dereliction of Duty, Spreading Falsehoods and Becoming a Tool in a Smear Campaign

Somali Member of Parliament Dr Abdullahi Hashi Abib is facing growing public and political outrage over his persistent failure to attend Parliament and an intensifying pattern of inflammatory public claims, widely regarded as baseless and destructive.   Earlier this year, Dr Abib was suspended from the House of the People by Speaker Sheikh Aden Mohamed Nur (Madobe) due to chronic absenteeism....

Somali political leaders iron out disputes over election

MOGADISHU, July 4, 2025 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday convened the second round of the National Consultative Dialogue with political opposition groups at the Presidential Palace, Villa Somalia, the presidency said.   The meeting, which followed a series of previous talks, was held in a "cordial atmosphere," and all parties agreed to continue discussions based on the pre-agreed...

Somali PM Closes Military Training for Elite Troops At TurkSom

Mogadishu, July 3, 2025 – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Thursday presided over a graduation ceremony for officers and units of the Somali National Army’s elite Gorgor forces, who recently completed advanced military training in Turkey and at the Turkish military training base, TurkSom, in Mogadishu.   Speaking at the ceremony, Prime Minister Barre reaffirmed the federal government's commitment...

WARAR KALE

Somali defence minister visits Ceeldheer, urges support for anti-Al-Shabaab operations

CEELDHEER, Somalia — Somalia’s defence minister Ahmed Moalim Fiqi on Monday held talks with residents in the central town of Ceeldheer in the Galgaduud...

A report warns Somalia security deteriorating amid political divisions

MOGADISHU - The European Union's asylum agency has warned that Somalia's security situation has significantly worsened, citing deepening political divisions and growing instability that...

Somali president arrives in Baidoa for South West State leadership inauguration

BAIDOA, July 6 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in the southwestern city of Baidoa on Monday to attend the inauguration ceremony of...