Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Xamsa oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan ciidanka Gorgor [Sawirro]

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar u soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno iyo cutubyo ka tirsan ciidanka Gorgor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo tababbaro kala duwan ku soo qaatay dalka Turkiga iyo Kulliyada Tababbarka Ciidamada ee Turkiga (TurkSom).   Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya, ay ku howlan tahay dhismaha ciidan Qaran oo loo dhamaystiray...

Southwest State President Launches Voter Registration Campaign in Baidoa

Baidoa, Somalia, July 3, 2025 – The President of Somalia’s Southwest State, Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, on Thursday officially launched the voter registration campaign in the region, marking a key step towards direct elections in the federal member state.   The ceremony, held in Baidoa, was attended by members of the Southwest State legislature, representatives from the National Independent Electoral Commission (NIEC)...

Madaxweyne Laftagareen oo Daah-furay Ololaha Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Koonfur Galbeed

BAYDHABO - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa maanta si rasmi ah uga qeyb-galay munaasabadda daah-furka ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee ka bilaabatay deegaannada Koonfur Galbeed, iyadoo munaasabaddaasi lagu qabtay magaalada Baydhabo. Munaasabadda ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay xubno ka tirsan golayaasha maamulka Koonfur Galbeed, wakiillo ka socda Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha,...

Somalia’s President Continues National Consultative Forum in Mogadishu

Mogadishu, July 3, 2025 – Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday hosted a high-level meeting at the presidential palace in Mogadishu, continuing the National Consultative Forum he launched earlier this year in the capital.   The gathering brought together former national leaders, including a past president, former prime ministers, a former speaker of parliament, and other senior political figures. According to...

Madaxweynaha Soomaaliya oo sii wada kulamada Gogosha Wadatashiga Qaran

Muqdisho, Soomaaliya – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta markale kulan muhiim ah ku qabtay Madaxtooyada Qaranka, isaga oo sii wada kulamada Gogosha Wadatashiga Qaran ee uu horay uga furay magaalada Muqdisho.   Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin sare oo horey xilal u soo qabtay dalka, kuwaas oo ay kamid yihiin Madaxweyne hore, Ra’iisul Wasaareyaal hore, Guddoomiyihii hore ee...

Shabeellaha Hoose oo Wajahaya Duqeymo iyo Dagaallo Joogto ah, Beeraleyda oo Saameyn Ku Yeelatay

SHABEELLAHA HOOSE — Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa noqday meel ay si joogto ah uga dhacayaan duqeymo iyo dagaallo, kuwaasoo si gaar ah u saameeyay dadka beeraleyda ah ee ku nool deegaanka.   Duqeymaha ayaa ka dhacay deegaano dhowr ah oo ay ka mid yihiin Bariire, Awdheegle, Moordine, Baladul-Amiin, Raqayle, Sabiid iyo Caanoole, kuwaasoo dhammaantood hoos yimaada gobolka. Wararka laga helayo goobahaasi ayaa...

Somali PM bids farewell to outgoing Swedish ambassador

MOGADISHU — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre held a farewell meeting on Wednesday with Sweden’s outgoing ambassador to Somalia, Mr. Joachim Waern, as the diplomat concluded his tour of duty in the Horn of Africa nation.   In a statement from the Prime Minister’s Office, Barre praised Ambassador Waern’s role in strengthening bilateral relations between Somalia and Sweden, with a...

Xamse oo xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

Muqdisho, Arbaco 2 Luulyo 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan sagootin ah xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya, Mr. Joachim Waern, oo ay dhammaatay muddo-xileedkiisii diblumaasiyadeed ee dalkeena.   Ra'iisul Wasaara, ayaa ku bogaadiyey Danjire Joachim, doorka uu ka qaatay xiriirka iyo iskaashiga labada dal, gaar ahaan horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya,...

AUSSOM Oo War Kasoo Saartay Shilka Diyaaradeed Ee Ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Muqdisho – Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa war rasmi ah kasoo saaray shilka diyaarad qumaatiga u kacda oo Arbacadii ka dhacay garoonka caalamiga ah ee Aden Cabdulle ee magaalada Muqdisho. War-saxaafadeedka AUSSOM ayaa lagu sheegay in diyaaradda, oo ay hawlgelineysay qaybta ciidamada Uganda ee UPDF kana tirsan AUSSOM, ay si degdeg ah ugu soo degtay...

AUSSOM issues Statement on Helicopter Crash at Mogadishu Airport

Mogadishu – On Wednesday at around 7.30 a.m., an African Union helicopter operated by the Uganda Peoples’ Defence Forces (UPDF) contingent crash-landed just before touching down at the Aden Abdulle International Airport in Mogadishu, while en route from the Baledogle military airbase.   Three of the eight passengers on board were immediately rescued and rushed to the African Union Support and Stabilisation...

WARAR KALE

Somali defence minister visits Ceeldheer, urges support for anti-Al-Shabaab operations

CEELDHEER, Somalia — Somalia’s defence minister Ahmed Moalim Fiqi on Monday held talks with residents in the central town of Ceeldheer in the Galgaduud...

A report warns Somalia security deteriorating amid political divisions

MOGADISHU - The European Union's asylum agency has warned that Somalia's security situation has significantly worsened, citing deepening political divisions and growing instability that...

Somali president arrives in Baidoa for South West State leadership inauguration

BAIDOA, July 6 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in the southwestern city of Baidoa on Monday to attend the inauguration ceremony of...