Clashes Persist in Somali Town After Deadly Fight
Abudwak, Somalia — Fighting continues Tuesday in the town of Abudwak, in central Somalia’s Galgaduud region, following deadly clashes Monday between Galmudug police forces and armed militias loyal to local hotel owners.
The violence erupted near the Galmudug police station, where militias opposing the expansion of the police base engaged in heavy fighting with security forces.
At least 10 people were...
Cabsi Dagaal oo Weli Ka Taagan Magaalada Caabudwaaq
Caabudwaaq, Galgaduud – Waxaa saakay weli ka jirta cabsi dagaal oo ka taagan magaalada Caabudwaaq kadib dagaal culus oo maalintii shalay dhexmaray ciidamada Booliiska Galmudug iyo maleeshiyaad hubeysan oo la sheegay inay taageero ka helayaan milkiilayaasha hoteello ku yaalla agagaarka saldhigga Booliiska Galmudug.
Dagaalkii shalay dhacay ayaa sababay dhimashada in ka badan 10 qof, halka dhaawacuna uu kor u dhaafay...
Lix Morookaan ah oo Maxkamad fasaxday oo wali Ku Xiran Garoowe, Puntland
Garoowe, Soomaaliya — Lix dhalinyaro ah oo u dhashay waddanka Morooko ayaa sanado badan ku xiran xabsiga magaalada Garoowe ee dowlad-goboleedka Puntland, inkastoo maxkamad dambiyo la xiriiray argagixisanimo ka daahirtay, haddana wali waa ay ku jiraan xabsi, iyagoo la kulmaya xaalado adag oo nololeed.
Raggaas ayaa markii hore u safray Soomaaliya iyagoo raadinaya fursado dhaqaale, kadib ballanqaadyo ay ka heleen...
Court clears six Moroccans but they remain detained in Somalia
Garowe, Somalia - Six young Moroccan men have been held for several years in a prison in Garowe, Puntland. Although a final court ruling acquitted them of charges related to terrorism, they continue to be detained under reportedly difficult conditions, including limited access to food, clean water, medical care, and contact with the outside world.
The men initially travelled to...
Ciidamada Danab oo howlgalgaar ah ka fuliyay gobolka Jubadda Hoose
Muqdisho, Soomaaliya — Ciidanka gaarka ah ee Danab, oo gacan ka helaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Maqooqaha ee gobolka Jubbada Hoose, halkaasoo ay ku dileen 37 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab, sida ay sheegtay wasaaradda gaashaandhigga Axaddii.
War-saxaafadeed ay soo saartay wasaaraddu ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu bartilmaameedsaday saldhig muhiim ah oo ay...
Somali Commandos Kill 37 Al-Shabaab Militants in Joint Operation: Army
Mogadishu, Somalia — Somali special forces killed 37 Al-Shabaab militants, including senior commanders, in a coordinated overnight operation in the southern village of Maqooqaha, the army said Sunday.
The assault, led by the elite Danab Commandos of the Somali National Army in collaboration with international partners, targeted a known militant stronghold in the Lower Jubba region.
“During the operation, 37 terrorists...
Somalia’s President Offers Condolences Following Death of Jubbaland Deputy Leader
MOGADISHU, June 28, 2025 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday extended his condolences over the death of Suldaan Abdiqadir Haji Mohamud, the Second Vice President of the Jubbaland State Government.
In an official statement released from Villa Somalia, President Mohamud hailed the late regional leader for his significant contributions to peacebuilding, national unity, and state formation processes in...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Lugadheere
Muqdisho, Juun 28, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee, Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud oo ahaa Madaxweyne Ku-xigeenkii 2-aad ee Dowlad-goboleedka Jubbaland.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Marxuumku uu door ka soo qaatay nabadeynta, mideynta iyo dowlad dhiska, isagoo si gaar ah ugu tacsiyeeyey ehelka, qaraabada iyo bulshada Jubbaland ee uu...
Wounded Hiiraan Fighters Sound Alarm Over Safety, Alleging Neglect in Hospital Care
Beledweyne, Somalia – Injured fighters from the Macawiisley militia in Somalia’s Hiiraan region have raised alarm over their safety and well-being, claiming they are being neglected while receiving treatment in hospital.
The wounded men say recent changes in hospital management, including the removal of trusted personnel, have left them feeling vulnerable. Among those reportedly dismissed were the department head overseeing...
Macawiisleyda Dhaawacmay dagaalka GobolkaHiiraan oo la kulmay Dayac
Beledweyne – Dagaalyahanno ka tirsan Macawiisleyda ee kusoo dhaawacmay dagaallada gobolka Hiiraan ayaa qaylo dhaan ka muujiyay xaaladooda caafimaad iyo badqabkooda, iyagoo sheegay in ay dareemayaan dayac iyo khatar nafeed oo ay la kulmi karaan.
Macawiisleyda ayaa sheegay in xilalka laga qaaday shaqsiyaadkii ay ku kalsoonaayeen ee gacanta ku hayay daryeelkooda intii ay ku jireen isbitaalka, taas oo, sida ay...








