Madaxweynaha Soomaaliya oo daahfuray Hiigsiga Qaran ee 2060
Muqdisho, Juun 23, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daahfuray Hiigsiga Qaran ee 2060 ayaa sheegay in la joogo xilligii Shacabka Soomaaliyeed ay si toos ah u dooran lahaayeen hoggaankooda, taas oo xoojinaysa hiigsiga nabadda, midnimada iyo horumarka.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Hiigsiga 2060 uu yahay ballan-qaad qaran oo ku wajahan jiilasha soo socda, kuwaas oo...
Warbixin: Isbarbardhigga Miisaaniyadda Amniga ee Kenya iyo Soomaaliya
NAIROBI/MUQDISHO - Iyadoo ay jirto xaalad dhaqaale oo is-bedbedelaysa gobolka Geeska Afrika, labada dal ee Kenya iyo Soomaaliya ayaa miisaaniyadood 2025/26 iftiiminaya farqiga u dhexeeya awoodda dhaqaale iyo istaraatiijiyadaha, iyadoo si gaar ah loo eegayo mudnaanta ay siiyaan adeegyada muhiimka ah oo ugu horeeyo amniga.
Amniga ayaa weli ah tiir muhiim ah oo miisaaniyadeed labadaba. Kenya ayaa u qoondaysay US$2.1...
Somalia, Kenya 2025-26 Budgets Highlight Major Security Spending Gap
NAIROBI/MOGADISHU - Kenya and Somalia’s newly released 2025/26 national budgets underscore stark differences in security spending, revealing the economic gap between the two Horn of Africa neighbours as both confront escalating regional threats.
Kenya has allocated USD 2.1 billion to national security—equivalent to 4.9% of GDP and nearly 10% of its total budget—emphasising continued investment in military modernization, border security,...
Muungaab: Way dhamaatey waqtigii cid gaar ah sheegan jirtay Muqdisho
Muqdisho – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Maxamed Xasan Xuseen Muungaab, ayaa xalay ka hadlay munaasabad ka dhacday xarunta gobolka Banaadir, oo ay ka qeybgaleen Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya iyo mas'uuliyiin kale oo muhiim ah.
Muungaab ayaa ka hadlay arrimo badan oo la xiriira gobolka Banaadir iyo xaaladdiisa siyaasadeed iyo maamul.
Duqa Muqdisho ayaa sheegay in waqtigii kooxo gaar ah ay sheegan jireen...
Somali Forces, Supported by Local Militias, Kill Over 20 Al-Shabaab Fighters in Clashes in Hiiraan
Beledweyne, June 23, 2025 — Somali National Army forces, backed by local Macawiisley militias, killed more than 20 Al-Shabaab militants in heavy fighting in the Mabaax and Gayacad areas of Hiiraan region, government officials said Monday.
The clashes, which erupted earlier this morning, resulted in significant losses for the militant group, with numerous others wounded, according to an official government...
Ciidamada Dowladda iyo Macawiisleyda oo Al-Shabaab Ka Dilay In Ka Badan 20 Xubnood
Beledweyne, 23 Juunyo 2025 – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya ciidanka deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda ayaa dagaal culus kula galay kooxda Al-Shabaab deegaannada Mabaax iyo Gayacad ee gobolka Hiiraan, sida lagu sheegay war rasmi ah oo kasoo baxay dowladda federaalka.
Dagaalka oo dhacay saacadihii hore ee maanta ayaa sababay khasaare xooggan oo lagu gaarsiiyay Al-Shabaab. Sida...
Somali Forces Repel Al-Shabaab Attack Near Baidoa in Heavy Clashes
Baidoa, June 22, 2025 — Somali government forces and regional troops from South West State repelled a major attack by Al-Shabaab militants near the city of Baidoa on Sunday, following hours of intense fighting that left several insurgents dead, military officials said.
The clashes erupted early in the morning in the Daynuunay and Burjeed areas, located on the outskirts of...
Dagaal culus oo ka dhacay Duleedka Baydhabo
Baydhabo, 22 Juunyo 2025 — Wararka laga helayo duleedka magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal qaraar oo u dhexeeyey ciidamada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya (KGS) iyo kooxda Al-Shabaab.
Dagaalka ayaa socday muddo saacado ah, waxaana lagu dagaallamay deegaanka Daynuunay iyo Burjeed, oo ku yaalla duleedka Baydhabo, halkaas oo Al-Shabaab ay weerar ku soo qaadeen fariisimo ciidamada...
Somalia’s Prime Minister Rules Out Return to Indirect Elections, Calls for National Unity
Mogadishu, June 22, 2025 — Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Sunday evening emphasized that the country cannot revert to indirect elections and affirmed the government’s commitment to handing power directly to the Somali people.
Speaking at a banquet in Mogadishu honoring delegates who participated in the National Consultative Forum, Hamza said the Federal Government of National Unity supports...
Debi and Madobe Hold Key Talks in on Somalia’s Political Crisis and Election Dispute
Garowe, June 22, 2025 — Jubaland President Ahmed Mohamed Islam “Madobe” arrived in the Puntland capital, Garowe, on Saturday and held a private meeting with Puntland President Said Abdullahi Deni to discuss the country’s political situation.
The talks, which lasted several hours, focused on reviving relations between the two administrations, which had been strained for some time. The leaders also...










