Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidanka Sirdoonka iyo Cirka Soomaaliya oo Duqeyn Ku Beegsaday Xarumo Muhiim u ahaa Al-Shabaab

Muqdisho, Soomaaliya – Ciidanka Sirdoonka Qaranka oo iskaashi la sameeyay Ciidanka Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa habeenkii xalay fuliyay howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo bartilmaameedsaday xarumo muhiim ah oo ay Al-Shabaab ku lahaayeen gobollada Shabeellaha Hoose iyo Jubada Dhexe.   Howlgalka oo lagu fuliyay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee nooca Bayraktar TB2, kuwaas oo si rasmi ah...

Kenya Health Minister Highlights Somali Influence in Horn of Africa and Beyond

NAIROBI, Kenya – Kenya's Health Minister, Aden Barre Duale underscored the growing influence of the Somali community both in the Horn of Africa and globally, in remarks seen as a direct response to recent anti-Somali sentiments voiced by a former deputy president.   The Somali population in the Horn of Africa is 40 million. Oromos are the largest ethnic group, but...

Aadan Barre Ducaale oo Ka Hadlay Awoodda Soomaalida Geeska Afrika iyo Caalamka

Nairobi, Kenya – Wasiirka Caafimaadka ee dowladda Kenya, Aadan Barre Ducaale, ayaa khudbad kulul oo uu ka jeediyay munaasabad dadweyne ku tilmaamay awoodda weyn ee bulshada Soomaaliyeed ay ku leeyihiin Geeska Afrika iyo dunida inteeda kale.   Wasiirka ayaa hadalkiisa si gaar ah ugu wajahday Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Kenya, oo dhowaan si cad u dhaliilay saameynta siyaasadeed iyo dhaqaale ee...

SoDMA oo Wasiir Fiqi uga Warbixisay Halista Fatahaadaha +SAWIRRO

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta booqasho ku tegay xarunta dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA).   Wasiirka waxaa safarkiisa ku wehliyay saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), waxaana halkaas si diirran ugu soo dhoweeyey Guddoomiyaha SoDMA, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo masuuliyiin kale oo sar-sare oo ka tirsan...

Somali Opposition Leaders Hold Key Political Talks in Nairobi Amid Deepening Electoral Dispute

Nairobi, Kenya – Somali opposition leaders, including federal lawmakers and regional state presidents, have gathered in Nairobi for high-level political talks aimed at addressing the escalating political crisis surrounding Somalia’s electoral process.   The talks, which have gained momentum in recent days, come as tensions rise over President Hassan Sheikh Mohamud’s recent launch of a new political party, formed in alliance...

Kulamo Siyaasadeed oo ka Socda Nairobi xili Khilaaf ka taagan yahay nidaamka Doorashooyinka

Nairobi, Kenya – Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa si xowli ah uga socda kulamo siyaasadeed oo ay isugu yimaadeen mas’uuliyiin iyo siyaasiyiin mucaarad ku ah dowladda Soomaaliya, kuwaas oo ka walaacsan qilaafka siyaasadeed ee sii xoogeysanaya ee la xiriira arrimaha doorashooyinka dalka.   Kulamadan ayaa waxaa ka qeybgalaya Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka,...

Puntland Launches Major Offensive Against ISIS in Cal-Miskaad Mountains

Bosaso, Somalia – Puntland regional forces have launched a major military operation targeting ISIS militants hiding in the rugged Cal-Miskaad mountain range in northeastern Somalia, officials said on Tuesday.   The offensive, described as intense and ongoing, aims to dislodge the group from strategic positions it has used for years as a base of operations. Security sources report that Puntland forces...

Ciidamada Puntland oo Howlgal Ku dilay hogaamiye katirsan Kooxda Daacish

Bosaaso – Ciidamada difaaca Puntland ayaa wada howlgal xooggan oo ka dhan ah kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysaneysa Buuraha Cal Miskaad, kuwaas oo muddooyinkii dambe isku dayay inay mar kale xoojiyaan joogitaankooda gobolka Bari.   Howlgalkan oo soconaya maalmihii u dambeeyay ayaa ka dhacaya dhul buuraley ah oo ay kooxdaasi ka degan tahay meelo muhiim ah, waxaana la xaqiijiyay in ciidamada...

Safiirka Cusub ee Boqortooyada Ingiriiska oo Soo Gaaray Muqdisho

Muqdisho, Soomaaliya – May 20, 2025 – Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Charles King, ayaa si rasmi ah u yimid magaalada Muqdisho, isaga oo si buuxda u bilaabaya shaqadiisa diblomaasiyadeed ee dalka.   Safiir King ayaa hogaamin doona safaaradda Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya, waxaana diiradda lagu saarayaa xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhaxeeya labada...

New UK Ambassador Arrives in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - Charles King has arrived in Mogadishu to assume his role as His Majesty’s Ambassador to the Federal Republic of Somalia.   He will lead the British Embassy in Somalia, focusing on strengthening the partnership between the United Kingdom and Somalia across various sectors, including governance, development, security, and humanitarian efforts. Landing in Mogadishu, the new ambassador said: “It is an...

WARAR KALE

Turkish Shipping Firm Akkon Lines Launches Operations in Somalia Through Mogadishu Port

MOGADISHU – Somalia's main seaport hosted a ceremony to welcome Turkish shipping company Akkon Lines, which has officially launched operations in the Horn of...

Somali Referee Omar Artan to Officiate UEFA Super Cup in Historic First for Somalia

MOGADISHU – Somali international referee Omar Abdulkadir Artan has etched his name into football history after being appointed to officiate the 2026 UEFA Super...

Somali Intelligence Seizes Over 100 Barrels of Bomb-Making Chemicals Allegedly Bound for Al-Shabaab

MERCA – Somali intelligence forces, backed by local militia fighters, have seized more than 100 barrels of chemical substances allegedly destined for the Al-Shabaab...