Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Diyaarado Duqeeyay Al-Shabaab xili Dagaal Ka Bilowday Xadka Hiiraan iyo Sh/Dhexe

JOWHAR - Diyaarado dagaal ayaa duqeyn u geystay Al-Shabaab xilli dagaal ka bilowday xadka u dhexeeya gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, waxaana hadda uu kusii fidaya degaannada gobolka Shabeellaha Dhexe ee Al-Shabaab ku sugan yihiin.   Duqeyntan ayaa la sheegay in ay ka qayb qaateen diyaaradaha shisheeye, kuwaas oo si gaar ah u bartilmaameedsaday ciidan ku baxay in ay dhabarjabin ku...

Imaaradka Carabta oo si kulul u cambaareeyay qaraxii ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO – Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE) ayaa si adag u cambaareysay weerarkii argagixiso ee Axadii ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo sababay dhimashada tiro dhalinyaro ah oo ku sugnaa xerada ciidan iyagoo doonayay inay ku biiraan ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.   Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Imaaraadka ayaa weerarka lagu tilmaamay "falkii dembiyeed ee arxan darrada ahaa", iyagoo...

UAE strongly condemns suicide attack at army camp in Somali capital

ABU DHABI, UAE - The UAE has strongly condemned a terror attack in Somalia's capital city of Mogadishu that left several military recruits dead and dozens wounded on Sunday.   In a statement, the UAE Ministry of Foreign Affairs denounced the "criminal acts" and reiterated its firm rejection of all forms of violence aimed at destabilising security and peace. The ministry...

Faces Behind Widespread Fraud and Human Trafficking Network Exposed in Somalia

An extensive criminal network involving Somali nationals has been uncovered following detailed investigations by government authorities. The inquiry has revealed years of involvement in fraudulent schemes and human trafficking operations spanning Europe and North America.   Authorities have identified Mohamed Osman Haji Ali, Hamdi Abdulkadir Osman and Mohamud Hassan Ali as the central figures behind the operation. The trio reportedly operated...

Somali PM Urges Youth to Join National Defense and Embrace Democratic Transition

Mogadishu, Somalia  – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has called on the country’s youth to play an active role in defending the nation, emphasizing that it is not only a patriotic duty but a religious obligation.   “I am here tonight to deliver a message to Somali youth: defending our country is a collective duty that none of us should...

Fierce Clashes Between Local Militia and Al-Shabaab in Central Somalia

Hiiraan region, Somalia – Heavy fighting has erupted over the past two days along the border between Hiiraan and Middle Shabelle regions, involving local community militia known as Macawiisley, backed by Somali National Army (SNA) forces, and the Al-Shabaab.   The battles, described as intense, have resulted in significant casualties on both sides. The conflict initially broke out at the regional...

Xamsa: Qof walba waa inuu kaalinta kaga aaddan ka qaato difaaca dalka

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in difaaca dalka uu yahay waajib diini ah oo dhallinyarada Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay gutaan.   “Dhallinyarada Soomaaliyeed waxaan idin kugu yeeray oo caawa halkaan aad u joogtaan in aan idiin soo gaarsiiyo farriin ah difaaca dalka, taas oo ah waajib ay tahay in aan loo...

Macwiisleyda Gobolka Hiiraan oo Guulo ka Sheegtay Dagaalka Al-Shabaab

JOWHAR, Soomaaliya - Faafaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo qaraar oo Labadii Maalin ee lasoo dhaafay xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ku dhexmarayay Macawiisleyda deegaanka oo gacan ka helaya Ciidanka DF iyo Al-Shabaab.   Dagaaladan ayaa ahaa kuwo qaraar oo dhinacyadu ay kasoo gaareen Khasaarooyin kala duwan oo baaxad leh. Dagaalka oo markii hore ka bilowday Xadka Labada gobol ayaa...

Heavy Fighting Enters Second Day on Border Between Somali Regions

EL HARERI, Somalia, May 18 – Fierce clashes between Somali government forces and Al-Shabaab fighters entered a second day Saturday along the border between the Middle Shabelle and Hiiraan regions, with both sides sustaining heavy casualties.   The fighting is centered around the village of Ceel Hareeri, located between the strategic towns of Adan Yabal in Middle Shabelle and Moqokori in...

Dagaal Qaraar oo Maalintii 2aad Ka Socda Xadka Gobollada Sh/Dhexe iyo Hiiraan

CEEL HAREERI, Soomaaliya – Dagaal culus ayaa maalintii labaad ka socda xadka ay wadaagaan gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan, gaar ahaan tuulada Ceel Hareeri oo u dhexeysa degmooyinka Aadan Yabaal iyo Moqokori.   Dagaalkan ayaa u dhexeeya ciidamada dowladda Soomaaliya oo garabsanaya maleeshiyada deegaanka (Macawiisleyda), iyo dagaalyahanno ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Wararka laga helayo goobta dagaalka ayaa sheegaya in la isku adeegsanayo...

WARAR KALE

Turkish Shipping Firm Akkon Lines Launches Operations in Somalia Through Mogadishu Port

MOGADISHU – Somalia's main seaport hosted a ceremony to welcome Turkish shipping company Akkon Lines, which has officially launched operations in the Horn of...

Somali Referee Omar Artan to Officiate UEFA Super Cup in Historic First for Somalia

MOGADISHU – Somali international referee Omar Abdulkadir Artan has etched his name into football history after being appointed to officiate the 2026 UEFA Super...

Somali Intelligence Seizes Over 100 Barrels of Bomb-Making Chemicals Allegedly Bound for Al-Shabaab

MERCA – Somali intelligence forces, backed by local militia fighters, have seized more than 100 barrels of chemical substances allegedly destined for the Al-Shabaab...