Somali Army Brigadier General Killed in Frontline Shooting
Moqokori, Hiiraan Region – Somali Army’s 26th Brigade Commander, Brigadier General Abdirahman Hujale, was shot and killed on Saturday on the frontlines near Moqokori, in the Hiiraan region.
The shooting was carried out by a soldier named Abdullahi Hassan Ahmed, who was subsequently gunned down by fellow troops at the scene, according to security officials.
The bodies of both the commander...
Taliyihii Guutada 26aad ee Ciidanka Xoogga Dalka oo Lagu Dilay Gobolka Hiiraan
MOQOKORI - Taliyaha guutada 26aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, Kornayl Cabdiraxmaan Hujaale, ayaa lagu dilay maanta jiidda hore ee dagaalka ee deegaanada ku dhaw degmada Moqokori, ee gobolka Hiiraan.
Dilka Kornaylka waxaa geystay askari lagu magacaabo Cabdullaahi Xasan Axmed, kaasoo isna isla markiiba lagu toogtay goobtaas ayadoo ay dileen ciidamo kale oo halkaas ku sugnaa, sida ay saraakiisha amniga...
Madaxweynaha oo Taageeray Qadiyadda Falastiin, Soo Dhaweeyay Qaadista Cunaqabataynta Syria
BAQDAAD, 17 May – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Jimcihii ka qeyb galay shir-madaxeedka 34aad ee Jaamacadda Carabta oo ka furmay magaalada Baqdaad ee caasimadda Ciraaq, halkaas oo uu ka sheegay in loo baahan yahay in la dhiso dowlad Falastiini ah oo madax-bannaan, isla markaana uu soo dhaweeyay in laga qaado cunaqabataynta caalamiga ah ee saarnayd dalka Suuriya.
"Gumeysi dambe...
Ugandan deputy military commander arrives in Mogadishu, Somalia
MOGADISHU, Somalia – The Commander of the Somali National Army’s Land Forces, Major General Sahal Abdullahi Omar, warmly received the Deputy Commander of the Uganda People's Defence Forces (UPDF), Lieutenant General Sam Okiding, at Mogadishu’s Aden Adde International Airport on an official visit to Somalia.
The visit marks a renewed push to enhance military cooperation and operational coordination between Somalia...
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Muqdisho ku soo dhoweeyay Taliye ku-xigeenka Ciidanka Uganda
MUQDISHO, 17 May – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta si diirran ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho Sarreeye Guud Sam Okiding, Taliye ku-xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Uganda oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya.
Booqashadan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo iskaashiga milatari iyo wada-shaqeynta ka dhaxaysa Soomaaliya...
Somali President Backs Palestinian State, Hails Syria Sanctions Relief
BAGHDAD, May 17 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Friday called for the creation of an independent Palestinian state and welcomed the lifting of international sanctions on Syria, speaking at the 34th Arab League summit in the Iraqi capital.
"Colonialism must come to an end, and an independent Palestinian state must be established," Mohamud told leaders gathered in Baghdad,...
Roadside Bomb Targets Minibus Near Airport in Somalia, Killing Two People
BARAWE, Somalia, May 17 – A roadside bomb struck a vehicle collecting khat near Baraawe Airport in Somalia’s South West State on Saturday, killing two people and wounding two others, security officials said.
The explosion occurred about five kilometres from the city centre, between the village of Ambareesa and the airport, in an area where Islamist insurgent group al Shabaab...
War Degdeg ah: Qarax Miino oo ka dhacay agagaarka Garoonka Diyaaradaha ee Baraawe
BARAAWE, Soomaaliya - Qarax miino oo lala beegsaday gaari qaad siday ayaa ka dhacay meel u dhow Garoonka Diyaaradaha Baraawe ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, sida ay sheegeen mas'uuliyiin amni.
Weerarka ayaa ka dhacay inta u dhaxaysa Ambareesa iyo garoonka, qiyaastii 5km u jirta bartamaha magaalada. Waxaa ku dhintay laba qof, halka laba kalena ay ku dhaawacmeen.
Ilaa hadda ma...
Somalia Faces Setback in Anti-Al-Shabaab Offensive Amid Political Distractions
MOGADISHU, May 17 – Somalia’s federal government has come under criticism for a slowdown in its military offensive against the Al-Qaeda-linked Al-Shabaab militant group, following the recapture of Aadan Yabaal town in Middle Shabelle region by Somali National Army (SNA) forces in April 2025.
According to sources cited by Shabelle Media, planned follow-up operations against the insurgent group have stalled...
Gaabis ku Yimid Dagaalka Dowladda Soomaaliya kula jirtay Al-Shabaab
MUQDISHO, Soomaaliya – Dowladda Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in ay gaabis ku timid dagaalka ka dhanka ah ururka Al-Shabaab tan iyo markii ay ciidamada xoogga dalka Soomaaliya la wareegeen degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Shabelle ayaa sheegaya in howlgaladii la qorsheeyay ee lagu sii amba-qaadi lahaa dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab...








