Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Former Somali President Shariif Sheikh Ahmed Meets U.S. Ambassador in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Former Somali President Shariif Sheikh Ahmed met with U.S. Ambassador to Somalia Richard Riley in Mogadishu on Sunday to discuss political and security developments and the ongoing state-building process in the country.   The meeting focused on strengthening the historical ties between the two nations and underscored the importance of political stability as Somalia prepares for nationwide elections...

Shariif Sheekh Axmed oo Kulan la Qaatay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya – Axaddii, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Richard Riley, iyagoo ka wada hadlay xaaladda siyaasadeed iyo amniga dalka, iyo dadaallada lagu horumarinayo hanaanka dhisidda dowladnimada Soomaaliya.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya labada dal iyo baahida loo qabo xasillooni siyaasadeed, xilli...

Somalia To Open Key Political Summit in Mogadishu Amid Boycott by Regional Leaders

MOGADISHU, May 5 — Somalia is set to open a long-awaited National Consultative Council meeting in Mogadishu on Monday, though most regional leaders failed to attend, highlighting ongoing tensions between the federal government and federal member states.   The talks, led by President Hassan Sheikh Mohamud, are expected to address critical national issues including elections, constitutional reforms, and security. However, the...

Shirka Gollaha Wadatashiga Qaran oo ka furmaya Maanta Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya, May 5 — Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa maanta si rasmi ah uga furmaya magaalada Muqdisho, inkastoo inta badan madaxda maamul-goboleedyadu aysan ka soo qeyb galin.   Shirkan oo lagu wado in diiradda lagu saaro arrimaha doorashooyinka, dib u eegista dastuurka iyo amniga, waxaa qabanqaabadiisa leh dowladda federaalka ah, iyadoo uu madax ka yahay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxda...

SSC-Khaatumo Leader Holds Key Meeting with Norwegian Deputy Ambassador to Somalia

MOGADISHU, Somalia – May 4, 2025 – The leader of the SSC-Khaatumo State, Abdulkadir Ahmed Aw-Cali Firdhiye, held a crucial meeting today with Carsten Carlsen, the Deputy Ambassador of Norway to Somalia.   The meeting, which took place in Mogadishu, focused on issues of peacebuilding, political development, stabilization programs, and future cooperation between the two parties. Following the meeting, Firdhiye emphasized SSC-Khaatumo’s...

Firdhiye oo Kulan La Qaatay Ku-simaha Danjiraha Dowladda Norway ee Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya, MAY 4, 2025 – Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali, hoggaamiyaha dowlad goboleedka SSC-Khaatumo, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Kusimaha Danjiraha Dowladda Norway ee Soomaaliya, Mudane Carsten Carlsen.   Kulanka ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaana looga hadlay arrimo muhiim ah oo la xiriira nabad-dhiska, horumarinta siyaasadeed, iyo iskaashiga labada dhinac ee ku aaddan mustaqbalka. Cabdulqaadir Aw-Cali ayaa kulanka kadib sheegay...

Lafta-Gareen oo Booqday Ciidamada Dagaalka kula Jira Al-Shabaab gobolka Baay

BAIDOA, Soomaaliya – 4 May 2025 – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa ballan qaaday in laga adkaan doono kooxda Al-Shabaab, xilli uu maanta booqday ciidamada ku sugan jiidaha hore ee dagaalka ee gobolka Bay.   Laftagareen ayaa muujiyay taageero buuxda oo uu u hayo ciidamada qalabka sida, isagoo ku adkeeyay in dowladdiisu ay ka...

Somalia’s South West state President vows to defeat Al-Shabaab during frontline visit

BAIDOA, Somalia, May 4, 2025 – The president of Somalia’s South West State, Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, vowed to crush the Al-Qaeda-linked Al-Shabaab group during a visit to troops battling the militants on the frontlines in Bay region on Sunday.   Laftagareen pledged unwavering support to the armed forces, assuring soldiers of continued military backing and his administration’s full commitment to...

Duqeyn Cirka ah oo lagu beegsaday kooxda ISIS ee Puntland

MUQDISHO, Soomaaliya – 4 May 2025 – Ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM), iyaga oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa saaka duqeyn dhinaca cirka ah ka fuliyay deegaan ka tirsan Puntland, iyagoo bartilmaameedsaday xubno ka tirsan kooxda Daacish. Duqeyntan ayaa lagu sheegay inay sababtay khasaare dhimasho oo gaaray kooxda la beegsaday.   Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa soo dhoweysay howlgalkaasi, waxayna ku tilmaantay...

U.S. AFRICOM Airstrike Targets ISIS Militants in Puntland, Says Somali Defence Ministry 

MOGADISHU, Somalia – May 4, 2025 – In a coordinated effort with the Federal Government of Somalia, U.S. Africa Command (AFRICOM) conducted an airstrike this morning in Puntland, targeting militants affiliated with the Islamic State (ISIS). The airstrike resulted in significant enemy casualties, according to initial reports.   The Ministry of Defence of Somalia has commended the successful operation, praising the...

WARAR KALE

Madaxweyne Xasan Sheekh oo mashaariic daah-furay Caasimadda HirShabeelle

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyey magaalada Jowhar ee...

Somali President Inaugurates Development Projects During Visit to Hirshabelle Capital

JOWHAR, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday inaugurated a series of development projects and government facilities in the central town of...

SouthWest State Leader Sheikh Aden Madobe Formally Assumes Office in Baidoa

BAIDOA, Somalia – The newly elected leader of Somalia's South West State, Sheikh Aden Mohamed Nur, widely known as Aden Madobe, formally assumed office...