Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia’s President Re-appoints Muungaab New Mayor of Mogadishu

MOGADISHU, May 28, 2025 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Wednesday appointed Dr. Hassan Mohamed Hussein Muungaab as the new Governor of Banaadir region and Mayor of Mogadishu, according to a presidential decree.   Muungaab succeeds Mohamed Ahmed Amir, who had held the position since December 10, 2024. The appointment follows a recommendation from the Ministry of Interior, Federal Affairs and...

Madaxweyne Xasan Sheekh ooMuungaab u magacaabey duqa Muqdisho

Muqdisho, May 28, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa u magacaabay Mudane DR. XASSAN MAXAMED XUSEEN MUUNGAAB, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Caasimadda Muqdisho.   Madaxweynaha ayaa ku saleeyey magacaabistan aqoonta iyo waayo-aragnimada shaqo ee uu leeyahay Guddoomiye DR. XASSAN MAXAMED XUSEEN MUUNGAAB oo horey...

Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka Soomaaliya oo Muqdisho ku dhisay Isbahaysi siyaasadeed 

MUQDISHO, Soomaaliya – Hoggaamiyeyaasha mucaaradka Soomaaliya ayaa Arbacada Maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay shir heer sare ah, kaas oo ah midkii ugu horreeyay ee lagu wado in uu noqdo taxane wadatashi ah, iyadoo khilaafka u dhexeeya mucaaradka iyo dowladda federaalka uu sii xoogeysanayo.   Shirka oo ka dhacay Hotel Jazeera ayaa isugu keenay hoggaamiyeyaal mucaarad oo caan ah kuwaas oo maalmahan...

Somali opposition leaders launch political talks in Mogadishu amid rift with government

MOGADISHU – Somali opposition leaders convened a high-level political meeting in the capital, Mogadishu, on Wednesday, launching the first in a series of planned consultations as divisions with the federal government continue to deepen.   The talks, held at Hotel Jazeera, brought together prominent opposition figures who have been arriving in Mogadishu in recent days. Organisers say the consultations aim to...

Somali President Hosts Legendary Footballers on Historic Visit

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud welcomed internationally renowned former football stars Samuel Eto’o, Emmanuel Adebayor, and Jay-Jay Okocha at the Presidential Palace during their historic visit to the country.   Eto’o, the President of the Cameroon Football Federation, along with Adebayor and Okocha, visited Somalia as part of efforts highlighting the country’s improving security and recovery. President Hassan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Ciyaartoydii timid Muqdisho

Muqdisho, May 28, 2025; Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay ciyaartoydii hore ee caanka ka ahaa dhanka kubadda cagta caalamka, Samuel Eto’o oo ah Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Cameroon, Emmanuel Adebayor, iyo Jay-Jay Okocha oo booqasho taariikhi ah ku timid dalka.   Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay xidigahan booqashada ay ku yimaadeen dalka, taas oo ka marag kacaysa...

Former President Accuses Hassan Sheikh of Reversing Position on Elections

MOGADISHU, Somalia, May 28, 2025 – Former Somali President Sharif Sheikh Ahmed has launched a scathing criticism of President Hassan Sheikh Mohamud, accusing him of abandoning the very electoral principles he once championed.   Speaking at a high-profile opposition gathering in Mogadishu, Sharif reminded the public that just three years ago, Hassan Sheikh had opposed the same type of electoral process...

Sheekh Shariif oo Dhaliil Adag u Jeediyay Xasan Sheekh: “Maxaa Bedelay Mowqifkii Hore?”

MUQDISHO, Soomaaliya, 28 May 2025 – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa si kulul u weeraray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku eedeeyay inuu ka baxay mowqifkii uu hore u taagnaa marka la eego arrimaha doorashooyinka dalka.   Isagoo ka hadlayay shir ay mucaaradku ku leeyihiin magaalada Muqdisho, Sheekh Shariif ayaa si cad u xasuusiyay shacabka iyo saaxiibada...

Somalia: U.S. Airstrike Targets Al-Shabaab Militants Near Kismayo

MOGADISHU, Somalia, May 28, 2025 – The United States Africa Command (AFRICOM), in coordination with the Federal Government of Somalia, carried out an airstrike targeting Al-Shabaab militants approximately 40 kilometers northwest of the southern port city of Kismayo, officials said Wednesday.   The strike forms part of ongoing joint efforts to degrade the operational capacity of Al-Shabaab, a group affiliated with...

Duqeyn Cirka oo lagu beegsaday Al-Shabaab – Fahfaahin

Muqdisho - Iyadoo la kaashanayo Dowladda Federaalka Soomaaliya, Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa duqeyn dhanka cirka ah ka fuliyay meel qiyaastii 40 meel waqooyi-galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo, si loo beegsado Al-Shabaab.   Duqeyntan ayaa qeyb ka ah dadaallada wadajirka ah ee lagu ciribtirayo awoodda Al-Shabaab ee qorsheynta iyo fulinta weeraro argagixiso oo khatar ku ah shacabka Soomaaliyeed, ciidamada...

WARAR KALE

African Union Holds Emergency Meeting After US Moves to End Funding for Somalia Mission

ADDIS ABABA, July 3 – The African Union convened an emergency meeting on Friday to assess the future of its peace support mission in Somalia...

Midowga Africa oo Shir degdeg ah ka yeeshay go’aanka uu Mareykanku ku jaranayo dhaqaalaha...

ADDIS ABABA – Midowga Afrika ayaa maanta magaalada Addis Ababa ku qabtay shir degdeg ah oo ay isugu yimaadeen taliyeyaasha Militariga iyo Difaaca ee...

Burkina Faso, Mali and Niger Begin Formal Withdrawal From ICC

OUAGADOUGOU — Burkina Faso, Mali and Niger have formally launched the process of withdrawing from the International Criminal Court (ICC) after submitting official notifications...