Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

US voices rare concern over Somali president’s focus on politics over counterterrorism

WASHINGTON — The United States has expressed unusually strong concern over Somali President Hassan Sheikh Mohamud’s leadership, accusing him of prioritizing domestic politics over efforts to combat terrorism, particularly the growing threat posed by the al-Shabaab militant group.   “We are concerned that President Hassan Sheikh Mohamud is focusing on internal political maneuvering at the expense of counterterrorism efforts, especially as...

Mareykanka oo sheegay in Xasan Sheekh siyaadda kahor mariyay dagaalka Al-Shabaab

WASHINGTON — Dowladda Maraykanka ayaa si aan caadi ahayn u muujisay walaac xooggan oo ay ka qabto hoggaaminta Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo ku eedeeyay inuu siyaasadda gudaha ka hormarinayo dadaallada lagu wajahayo kooxaha argagixisada, gaar ahaan Al-Shabaab.   “Waxaan ka walaacsannahay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu doorbidayo arrimaha siyaasadda gudaha halkii uu xoogga saari lahaa dagaalka lagula jiro...

Somali PM attends historic peace match with African football legends in Mogadishu

MOGADISHO, Somalia – Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Tuesday attended a historic friendly football match in Mogadishu, featuring African football legends Samuel Eto’o, Jay-Jay Okocha, and Emmanuel Adebayor alongside former players from the Somali national team.   The exhibition match, held at Mogadishu Stadium, was billed as a symbol of peace, unity, and regional cooperation. Organizers said the game...

Xamsa oo ka qeyb-galay ciyaar dhex martay halyeeyada Afrika iyo Soomaaliya

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay daawashada ciyaar saaxiibitimo oo taariikhi ah, taas oo dhex martay halyeeyadii hore ee xulka Qaranka iyo kuwa Qaaradda Afrika ee kala ah Samuel Eto’o, Jay-Jay Okocha iyo Emmanuel Adebayor.   Ciyaartan oo ah mid ku dhisan is-dhexgal, saaxiibtinimo dhiirrigelin, waxa ay ka tarjumaysaa rajada cusub ee...

Ex-leader Condemns Discrimination Against Residents of District in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Former Somali president Sheikh Sharif Sheikh Ahmed has strongly condemned the alleged discrimination and social exclusion faced by residents of Kaxda district in the capital, Mogadishu.   Sheikh Sharif criticised federal government leaders for dividing the capital’s population and fostering discord by sidelining certain districts, including Kaxda, whose residents contribute to government taxes. “It is regrettable that the federal...

Sheekh Shariif oo Cambaareeyay Heyb-Sooca Lagu Sameeyay Dadka Ku Nool Degmada Kaxda

Muqdisho – Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag uga hadlay xaaladda heyb-sooca iyo kala soocidda bulshada lagu sameynayo caasimadda Muqdisho, gaar ahaan degmada Kaxda, isagoo ku tilmaamay arrintaasi mid aad u xun oo lagu kala fogeynayo muwaadiniinta canshuuraha bixiya.   “Waxaa nasiib darro ah hab-dhaqanka madaxda dowladda Federaalka ah ee lagu kala soocayo bulshada caasimadda islamarkaana laga isaga horkeenayo iyadoo...

Football returns to Somalia: Eto’o, Adebayor, Okocha back in action

Somalia’s capital, Mogadishu, is due to host its first high profile football match since the outbreak of civil war more than three decades ago, with African legends of the game taking to the field for an exhibition match against their Somali counterparts.   The match on Tuesday will be played at Mogadishu stadium and will feature African footballing icons like Samuel...

Dowladda Kenya oo Daaha ka Rogtay Damaceeda: Midnimada Soomaaliya oo Lagu Beddelanayo Maamul-Goboleedyo Kala Socda

Hordhac: Warqad rasmi ah oo ay 26-kii May 2025 soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Kenya ayaa si maldahan oo maskax ku ciyaar ah u caddeyneysa faragelinta qaawan ee Kenya ay ku hayso arrimaha gudaha ee Soomaaliya. In kasta oo qoraalkaasi xambaarsanaa ereyo diblomaasiyadeed oo u eg taageero iyo xushmad, haddana wuxuu si mug leh u muujinayaa dhab...

Somali forces launch an anti-Al-Shabaab offensive outside Aadan Yabaal

AADAN YABAAL, Somalia – Somali government troops backed by local militia from the central Hiiraan region have launched the final phase of a coordinated offensive aimed at dislodging Al-Shabaab fighters from the strategic town of Aadan Yabaal in Middle Shabelle, officials said on Tuesday.   Military movements have intensified around the outskirts of the town, long held by the Al-Qaeda-linked group....

Howlgal Cusub oo Ka Dhan ah Al-Shabaab oo Ka Socda Nawaaxiga Aadan Yabaal

AADAN YABAAL, Soomaaliya - Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay wehliyaan maleeshiyaadka deegaanka ee Hiiraan ayaa guda galay wejigii ugu dambeeyay ee howlgal qorsheysan oo lagu beegsanayo Al-Shabaab, kuwaas oo wali ku sugan degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe.   Wararka laga helayo halkaas ayaa tilmaamaya in dhaq-dhaqaaqyo ciidan ay si xooggan uga socdaan duleedka degmada, iyadoo lagu wado in...

WARAR KALE

African Union Holds Emergency Meeting After US Moves to End Funding for Somalia Mission

ADDIS ABABA, July 3 – The African Union convened an emergency meeting on Friday to assess the future of its peace support mission in Somalia...

Midowga Africa oo Shir degdeg ah ka yeeshay go’aanka uu Mareykanku ku jaranayo dhaqaalaha...

ADDIS ABABA – Midowga Afrika ayaa maanta magaalada Addis Ababa ku qabtay shir degdeg ah oo ay isugu yimaadeen taliyeyaasha Militariga iyo Difaaca ee...

Burkina Faso, Mali and Niger Begin Formal Withdrawal From ICC

OUAGADOUGOU — Burkina Faso, Mali and Niger have formally launched the process of withdrawing from the International Criminal Court (ICC) after submitting official notifications...