Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia speaker reverses expulsion of lawmaker after backlash

Mogadishu, April 29, 2025 (SMN) – Somalia’s Speaker of the House of the People, Sheikh Adan Mohamed Nur (Adan Madoobe), has reversed his decision to expel MP Dr. Abdullahi Abiib, referring the matter back to the parliamentary committee on rules, ethics, and privileges for review, officials said Tuesday.   The move comes after widespread backlash in parliament, where more than 110...

Sheekh Aadan Madoobe oo ka laabtay Go’aankii Kursiga Xildhibaan Abiib

MUQDISHO, Soomaaliya - Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa soo saarey Maanta war qoraal ah oo uu ku shaaciyay inuu ka laabtay go'aankii xasaanadda looga qaadey Xildhibaan Abiib.   Go'aanka xasaanad ka qaadista ayaa dhaliyay xiisadda siyaasadeed oo sababtay in ay baaqdaan kulamada Gollaha Shacabka tobaadkii 2aad, iyadoo Mooshin ay keeneen in ka badan 100 Xildhibaan oo sheegay inay xilka ka...

Somali Forces Launch Successful Operation Against Al-Shabaab in Middle Shabelle

MOGADISHU, Somalia – Somali government forces, in collaboration with local fighters, have successfully carried out operations in the Ciid-Ciidka area of Mahaday, in the Middle Shabelle region, destroying key Al-Shabaab hideouts and causing significant losses to the militant group.   The operation, which was carefully planned, resulted in the dismantling of several Al-Shabaab bases. Authorities reported that the militants were forced...

Ciidamada Dowladda oo Howlgallo ka Fuliyay Deegaanka Ciid-Ciidka, Shabeellaha Dhexe

MAHADAAY, Soomaaliya - Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya, iyagoo kaashanaya dagaalyahannada deegaanka, ayaa howlgallo guul leh ka fuliyay aagga Ciid-Ciidka ee degmada Mahaday, oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe.   Howlgalka ayaa la sheegay inuu ku guuleystay in lagu burburiyo goobihii ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al-Shabaab, iyadoo ay jirto khasaare culus oo soo gaadhay kooxdaas. Ciidamada dowladda ayaa sidoo kale...

Masar oo sheegtay in Xasiloonida Soomaaliya u muhiimad u leedahay Nabadda Geeska Afrika

QAAHIRA - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Masar, Badr Abdelatty, ayaa hoosta ka xariiqay muhiimada ay xasiloonida Soomaaliya u leedahay nabadda iyo amniga Geeska Afrika xili uu Taleefonka kula hadlayay wasiirka cusub ee arrimaha dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali.   War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Masar maanta ayaa lagu sheegay in Abdelatty ugu hambalyeeyay Cabdisalaan magacaabistiisa, isagoo u rajeeyay...

Somalia’s stability key to Horn of Africa security: Abdelatty to Somali counterpart

CAIRO, Egypt - Foreign Minister Badr Abdelatty has underlined the importance of Somalia’s stability to peace and security in the Horn of Africa during a call with his newly appointed Somali counterpart, Abdisalam Abdi Ali.   In a statement issued Tuesday, Egypt’s foreign ministry said Abdelatty congratulated Abdi Ali on his appointment and expressed hope for his success in the role. The...

Somalia Plans to Retake Al-Shabaab-Held Town Ahead of Major Military Offensive

MOGADISHU, April 29, 2025 – The Somali government has confirmed plans to retake the strategic town of Adan Yabal in the Middle Shabelle region after it was recently seized by the militant group Al-Shabaab.   Al-Shabaab fighters took control of Adan Yabal in a swift offensive, temporarily assuming authority over local administration and security. The town, located in central Somalia, serves...

Somalia’s Minister of Labour Attends African Innovation Summit in Addis Ababa

ADDIS ABABA, April 29, 2025  – Somalia’s Minister of Labour and Social Affairs, MP Yusuf Mohamed Adan, is participating in the African Innovation Summit, officially opened in Addis Ababa by Ethiopia’s Deputy Prime Minister Temesgen Tiruneh.   The three-day summit, running from April 28 to 30, has brought together ministers and senior officials from African labour and skills development ministries. The...

Soomaaliya oo ka qaybgalay Shirweynaha Hal-abuurnimada Afrika

MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa magaalada Addis Ababa uga qaybgalay Shirweynaha Hal-abuurnimada Afrika oo si rasmi ah u daahfuray Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Itoobiya, Mudane Temesgen Tiruneh.   Shirweynahani, oo socon doona saddex maalmood (28–30 Abriil 2025), ayaa waxaa ka soo qaybgalay wasiirrada iyo mas’uuliyiinta ee wasaaradaha shaqada iyo horumarinta xirfadaha...

Dowladda Soomaaliya oo Qorsheyneysa Inay Dib Ula Wareegto Degmada Aadan Yabaal 

AADAN YABAAL, Soomaaliya - Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in ay qorsheynayso in ay dib ula wareegto degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ka dib markii Al-Shabaab dhawaan weerar ku qabsatay deegaankaas.   Degmada Aadan Yabaal ayaa muddo kooban ku sugnaa Al-Shabaab, kuwaas oo la wareegay maamulka iyo amniga deegaanka. Magaalada ayaa ah mid muhiimad strateejiyad leh u leh Al-Shabaab,...

WARAR KALE

SouthWest State Leader Sheikh Aden Madobe Formally Assumes Office in Baidoa

BAIDOA, Somalia – The newly elected leader of Somalia's South West State, Sheikh Aden Mohamed Nur, widely known as Aden Madobe, formally assumed office...

Madaxweyne Sheekh Aadan Madoobe oo xilka si rasmi ah Maanta ula wareegay

Baydhabo, 11,Juun 2026: Waxaa maanta si rasmi ah xilka Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed ula wareegay Hoggaamiyaha la doortay ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Shekh...

U.S., Nigeria Say Joint Operations Killed More Than 200 Boko Haram, ISWAP Fighters

ABUJA – The United States Africa Command (AFRICOM) and the Nigerian military said they had carried out joint operations against Boko Haram and Islamic...