Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Gudoomiyaha Xisbiga Shacabka oo Ka Hadlay Urur Siyaasadeedyo Dowladda Federaalka la Kulantay

Muqdisho – Gudoomiyaha Xisbiga Shacabka, Mudane Abdiraxman Sulayman, ayaa waraysi gaar ah siiyay Telefishanka Shabelle, isagoo ka hadlay urur siyaasadeedyo ay shalay Dowladda Federaalka Soomaaliya la kulantay.   Gudoomiyuhu wuxuu sheegay in ururadaas ay yihiin kuwa ay dhistay dowladda oo malxiis u ah Xisbiga Madaxweynaha JSP, kaasoo raba inuu kaligiisa ku guuleysto doorashooyinka. Sidoo kale, wuxuu xusay in ururadaas ay matalaan dowladda...

Legal Defence Roundtable Charts New Path for Journalists’ Protection Across Eastern Africa

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ), in partnership with the United Nations Educational, Scientific and Cultural Organisation (UNESCO), has successfully concluded the first-ever Eastern Africa regional legal roundtable that aimed at reinforcing protection for journalists facing legal persecution in Somalia, Kenya and Uganda while building unprecedented cooperation, mutual support and grassroots-driven legal defence campaigns.     Held from 19 to 21 May 2025...

Somalia marks Africa Day, highlights historic role in founding OAU in 1963

MOGADISHU – Somalia’s Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation on Saturday hosted a ceremony at its headquarters in Mogadishu to commemorate Africa Day, marking the anniversary of the founding of the Organisation of African Unity (OAU) on May 25, 1963 — later succeeded by the African Union (AU) in 2002.   Foreign Minister Abdisalam Omer Hadliye said Africa Day is...

Former Somali Footballer Killed, Suspect Arrested by Police in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Somali police have arrested a man accused of fatally shooting a former national football team player in the capital, Mogadishu, authorities said Sunday.   Shariif Mohamed Ahmed, who worked as a private security guard at a hotel near the busy Zoobe intersection, was taken into custody at the Hodan District Police Station in Banadir region, according to...

Dhaay: Ajandaha Afrika waxaa mudnaanta 1aad u ah Soomaaliya

Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa maanta xarunteeda ku qabatay munaasabadda xuska Maalinta Afrika, oo ah xuska markii dhidibada loo taagay Ururka Midnimada Afrika (OAU) 25 May, 1963, iyadoo sanadkii 2002 loo beddelay Midowga Afrika.   Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa sheegay in 25 May ay tahay maalin ku weyn Afrika oo ay...

Booliska Soomaaliya oo Gacanta ku Dhigay Nin Dil Ku Eedeysan

Muqdisho – Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaan Shariif Maxamed Axmed, oo lagu eedeeyay in uu dil u geystay Marxuum Cabdifitaax Cabdi Cismaan, oo horey uga mid ahaa xiddigaha ciyaarta kubadda cagta ee xulka Qaranka Soomaaliyeed.   Shariif ayaa lagu xiray Saldhigga Booliska degmada Hodan ee gobolka Banaadir, sida uu warbaahinta u xaqiijiyay Taliyaha qeybta...

Somalia’s President Signals Willingness for Talks with Opposition amid International Pressure

Mogadishu, Somalia — Somali President Hassan Sheikh has expressed readiness to engage in direct talks with opposition leaders as international partners intensify calls for an inclusive political dialogue, informed sources close to Villa Somalia said.   The proposed talks aim to address some of the country’s most contentious political issues, including constitutional amendments, disputed electoral processes, and broader governance concerns. According...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Wadahadal La yeelanaya Mucaaradka

Muqdisho – Xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa maraysa meel xasaasi ah, iyadoo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu muujiyey diyaar u ahaanshihiisa wadahadal furan oo lala yeesho mucaaradka si loo xalliyo khilaafaadka taagan.   Tallaabadan ayaa imaneysa xilli ay beesha caalamka si xooggan u dalbaneyso hannaan wadajir ah oo lagu wajaho arrimaha siyaasadeed ee dalka. Wadahadallada la qorsheynayo ayaa lagu...

Somalia’s Foreign Minister Meets UN Envoy to Discuss Transition Priorities

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalan Abdi Ali, met on Sunday with United Nations Special Representative for Somalia and Head of the UN Transition Assistance Mission in Somalia (UNTMIS), Ambassador James Swan.   During the meeting at the Foreign Ministry headquarters, Ambassador Swan congratulated Abdisaalan on his recent appointment, expressing the UN’s continued confidence and...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Howlgalka Kala Guurka ee Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS), Danjire James Swan.   Danjire Swan ayaa ugu horrayn Wasiirka ugu hambalyeeyay magacaabistiisa cusub, isagoo muujiyay kalsoonida iyo taageerada Qaramada Midoobay ee ku aaddan...

WARAR KALE

African Union Holds Emergency Meeting After US Moves to End Funding for Somalia Mission

ADDIS ABABA, July 3 – The African Union convened an emergency meeting on Friday to assess the future of its peace support mission in Somalia...

Midowga Africa oo Shir degdeg ah ka yeeshay go’aanka uu Mareykanku ku jaranayo dhaqaalaha...

ADDIS ABABA – Midowga Afrika ayaa maanta magaalada Addis Ababa ku qabtay shir degdeg ah oo ay isugu yimaadeen taliyeyaasha Militariga iyo Difaaca ee...

Burkina Faso, Mali and Niger Begin Formal Withdrawal From ICC

OUAGADOUGOU — Burkina Faso, Mali and Niger have formally launched the process of withdrawing from the International Criminal Court (ICC) after submitting official notifications...