Hoobiyeyaal lagu weeraray xerada Xalane ee Muqdisho
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay tiro hoobiyeyaal ah oo Aroortii hore ee saaka lagu weeraray xerada Xalane iyo xaafadaha ku dhow ee magaalada Muqdisho.
Xeradan oo ku dhex taalla Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ayaa laga maqlayay nidaam baahiyaha degniinaha deg-degga ah, waxaana lagu soo warramayaa in saddex hoobiye uu ku hoobtay xerada.
Dadka degaanka ayaa sheegay in ay...
Mortar Shells Strike Somali capital, Mogadishu, No Casualties Reported Yet
MOGADISHU, Somalia - Early this morning, several mortar shells struck the perimeter of Halane base camp near Aden Adde International Airport in Mogadishu, Somalia. The attack prompted alarm sirens to sound across the area.
As of now, Somali security officials have not released any statements regarding casualties or damage. This incident follows a similar attack on April 6, 2025, when Al-Shabaab...
Somalia PM Announces Minor Cabinet Reshuffle Amid Political Challenges
MOGADISHU, April 27, 2025 - Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre unveiled a significant cabinet reshuffle on Sunday, appointing new leaders to key positions as the country grapples with escalating political and security challenges.
Jibril Abdirashid Haji Abdi, a seasoned politician and former Minister of Commerce and Industry, was named second deputy prime minister, strengthening the government's leadership team.
Abdisalam Abdi...
Xamse oo sameeyay Isku-shaandheyn cusub oo Fiqi xilka looga qaadey
MUQDISHO, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ku dhawaaqay isku-shaandheyn kale, iyadoo Soomaaliya ay la tacaalayso caqabado siyaasadeed iyo amni oo sii kordhaya.
Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa loo magacaabay ku-xigeenka labaad ee ra’iisul wasaaraha, kadib markii laga soo wareejiyay wasaaradda difaaca. Cabdirashiid waxa uu hore u soo noqday Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha.
Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay...
Somali President Hassan Sheikh Speaks on Possible Third-Term Bid
Mogadishu, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud has indicated that he has not yet made up his mind about running for a third term in the 2026 presidential election, emphasizing that his current priorities lie in strengthening national security, boosting economic growth, and advancing electoral reforms.
In an exclusive interview with the Daily Nation in Kenya, President Mohamud noted...
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay Musharaxnimadiisa doorashadda 2026
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in uusan weli go’aan ka gaarin haddii uu isku soo sharixi doono doorashada madaxtinimo ee 2026, isagoo carrabka ku adkeeyay in diiradda uu saarayo amniga qaranka, horumarinta dhaqaalaha, iyo nidaamka doorashooyinka.
Xasan Sheekh ayaa wareysi uu siiyay Warbaahinta Daily Nation ee dalka Kenya, sheegay in go’aanka ku saabsan musharaxnimadiisa mar...
Midowga Afrika oo ballan qaad u sameeyay Soomaaliya
Midowga Afrika ayaa ballanqaaday in uu sii wadi doono taageerada nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya, inkasta oo caqabado dhaqaale ay saameeyeen howlgalka nabad-ilaalinta ee Qaaradda ee Geeska Afrika.
Guddoomiyaha Midowga Afrika, Mahmoud Ali Youssouf, ayaa qeexay baahida loo qabo dhammeystirka hawlgalka Taageerada iyo Xasillinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) si aysan dhib u dhac ugu imaan guulaha laga gaaray Al Shabaab.
Guddomiye...
Fighting Erupts Among ISIS Militants in Somalia’s Bari Region
BOSASO, Somalia — Heavy fighting between two groups within the Islamic State (ISIS) is reported to have broken out today in the CalMiskad Mountains, located in the Bari region of northeastern Somalia. The clash resulted in both casualties and material losses.
The violence erupted after a faction of Somali ISIS fighters attempted to surrender to Puntland security forces amidst a...
Somaliland oo weerar afka ku qaaday Soomaaliya
Maamulka Somaliland ayaa markale weerar afka ah ku qaaday Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ay cirka isku shareereyso xiisada siyaasadeed ee u dhaxeysa labada dhinac, tan iyo markii Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre uu booqday Magaalada Laascaanood.
Afhayeenka Maamulka Somaliland, Xuseen Aadan Cige (Deyr), ayaa sheegay in maamulka fadhigiisu yahay Magaalada Hargeysa uu yahay mid guulaystay marka halka ay ku taallo...
Maleeshiyaadka Daacish oo ku dagaalamay Gobolka Bari
Dagaal geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa lagu soo warramayaa in maleeshiyaad ka wada tirsan Kooxda Daacish ayaa maanta ka dhacay Buuraha Cali Miskad ee Gobolka Bari.
Dagaalkan ayaa qarxay kadib markii xubno ka tirsan Daacish oo Soomaali ah ay isku dayeen in ay baxsadaan islamarkaana isku dhiibaan Ciidanka Maamulka Puntland, maadaama dagaal culus uu ku socdo Kooxda.
Saraakiisha...








