Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

NUSOJ Decries Targeted Intimidation of Journalists by Security Forces in Mogadishu

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) strongly condemns the unlawful detention, intimidation and harassment of eleven Somali journalists by officers of the National Intelligence and Security Agency (NISA) in Mogadishu on Saturday, 24 May 2025. The operation involved both uniformed and plainclothes agents, who carried out these actions in broad daylight across multiple locations in the capital.   The journalists,...

Somalia’s federal government faces backlash over security leadership reshuffle

MOGADISHU, May 25 — Somalia’s federal government has recently carried out a major reshuffle of key security leadership positions within the police and intelligence agencies, sparking strong criticism from some communities aligned with the country’s power-sharing 4.5 system.   The shake-up led to the dismissal of several senior officers, appointments of new ones, and allegations of demotions and humiliations targeting certain...

DFS oo loo jeediyay Eedeymo Caddaalad Darro oo Ku Saabsan beddelka Taliyeyaal Ciidan

MUQDISHO, Soomaaliya - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhowaan isbeddel ballaaran ku sameysay talisyo kala duwan oo ay ka mid yihiin kuwa Booliska iyo Nabad Sugidda, taasoo dhalisay cabasho xooggan oo ka timid qaar ka mid ah beelaha ku saleysan nidaamka awood qeybsiga ee 4.5.   Isbeddelka lagu sameeyay hay’adaha amniga ayaa sababay in qaar ka mid ah saraakiisha xilalkii laga qaado,...

Somali government under fire over ‘humiliating’ aid delivery to anti-Shabaab fighters in Hiiraan

BELEDWEYNE, Somalia, May 25 – Somalia’s federal government is facing sharp criticism after delivering what local officials described as an embarrassingly small amount of aid to Macawiisley militias battling Al-Shabaab in the central Hiiraan region.   Hiiraan regional governor Muse Salad Wehliye, speaking to local media, said the aid provided to the frontline community fighters amounted to just a few cartons...

Dowladda Soomaaliya oo La kulantay Fadeexad Ku Saabsan Gargaar Ay Gaarsiisay G/Hiiraan

Beledweyne, Soomaaliya – May 25, 2025 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in ay ku fadeexowday gargaar ay dhawaan gaarsiisay gobolka Hiiraan, gaar ahaan ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda, kuwaas oo dagaal culus kula jira kooxda Al-Shabaab.   Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Muuse Salaad Wehliye, oo ka hadlay gargaar la gaarsiiyay ciidamada Macawiisleyda, ayaa sheegay in wax ka yar dhowr kartoon oo...

Al-Shabaab militants re-enter strategic areas, sparking fear among residents

Aadan Yabaal, Somalia, May 25 – Large numbers of Al-Shabaab fighters have reportedly re-entered areas surrounding the strategic town of Aadan Yabaal in Somalia’s Middle Shabelle region, heightening fear and anxiety among local residents, according to reports received by Radio Shabelle on Sunday.   Local sources told Radio Shabelle that Al-Shabaab has significantly increased its presence in Aadan Yabaal and has...

Dagaalyahanno katirsan Al-Shabaab ah oo Mar Kale Galay Deegaanno ka Tirsan Sh/Dhexe

Aadan-yabaal, Shabellaha Dhexe – Wararka ay warbaahinta Shabelle Maanta ka helayso Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in dagaalyahanno badan oo ka tirsan Al-Shabaab ay mar kale galeen deegaanno hoos taga degmada Aadan-yabaal, taasoo cabsi iyo qalqal ku abuurtay shacabka ku nool deegaankaasi.   Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay idaacadda Shabelle ayaa xaqiijiyay in Al-Shabaab ay kordhiyeen joogitaankooda...

Somali MP condemns ‘illegal’ arrest of journalists in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia, May 25– Somali lawmaker Abdirahman Abdishakur Warsame has strongly condemned the "illegal" arrest of journalists and civilians by security forces in Mogadishu during a public opinion gathering on the country's political situation.   In a statement issued Saturday, the outspoken MP accused the current administration of deliberately targeting the media and suppressing freedom of expression — which he described...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo si kulul u cambaareeyay xarigga suxufiyiinta Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya – Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa si adag u cambaareeyay xarigga sharci-darrada ah ee ciidamada ammaanka Muqdisho kula kaceen shalay suxufiyiin iyo dad rayid ah oo ka qaybgalayay ra’yi ururin ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee dalka.   Xildhibaanku wuxuu sheegay in tallaabadan ay muujinayso in rajiimka talada haya uu si ula kac ah u beegsanayo warbaahinta, islamarkaana uu cabburinayo...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo guddoomiyay kulan billaha ah 

MUQDISHO – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka billaha ah ee Guddiga Xasillinta oo ka qabsoomay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga, iyadoo ciidamada dowladda ay wadaan hawlgallo xooggan oo lagula dagaallamayo kooxda Al-Shabaab.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta isku-duwidda hay’adaha dowladda ee ka shaqeeya xasillinta deegaannada laga xoreeyay Al-Shabaab, iyo sidii loo mideyn lahaa fariimaha iyo...

WARAR KALE

African Union Holds Emergency Meeting After US Moves to End Funding for Somalia Mission

ADDIS ABABA, July 3 – The African Union convened an emergency meeting on Friday to assess the future of its peace support mission in Somalia...

Midowga Africa oo Shir degdeg ah ka yeeshay go’aanka uu Mareykanku ku jaranayo dhaqaalaha...

ADDIS ABABA – Midowga Afrika ayaa maanta magaalada Addis Ababa ku qabtay shir degdeg ah oo ay isugu yimaadeen taliyeyaasha Militariga iyo Difaaca ee...

Burkina Faso, Mali and Niger Begin Formal Withdrawal From ICC

OUAGADOUGOU — Burkina Faso, Mali and Niger have formally launched the process of withdrawing from the International Criminal Court (ICC) after submitting official notifications...