Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Puntland President Rejects Invitation to NCC in Mogadishu Amid Fall-Out

MOGADISHU, Somalia — Puntland's President, Said Abdullahi Deni, has refused to attend the upcoming National Consultative Conference set to take place on May 1 in the Somali capital, Mogadishu.   The conference, which is being led by President Hassan Sheikh Mohamud, is expected to bring together regional state leaders to discuss political disputes, national unity, and the ongoing fight against...

AU pledges to continue supporting Somalia despite funding challenges

KAMPALA, Uganda - The African Union (AU) pledged to continue to support peace and stability in Somalia despite financial challenges affecting the bloc’s peacekeeping mission in the Horn of Africa nation.   Chairperson of the African Union Commission (AUC) Mahmoud Ali Youssouf said it was necessary to make the African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM) fully operational and...

Russian Deputy Foreign Minister Visits Somalia To Strengthen Diplomatic Ties

MOGADISHU, Somalia – Somalia’s Deputy Foreign Minister Isaak Mohamud Mursal officially welcomed his Russian counterpart, Mikhail Bogdanov, Deputy Foreign Minister and Special Representative of the Russian President for the Middle East and African Countries, upon his arrival at Aden Abdulle International Airport in Mogadishu on Saturday.   The arrival of Bogdanov marks a significant milestone in the growing relations between Somalia...

Madaxweynaha DFS oo difaacay heshiiska shidaal ee Turkiag

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa difaacay heshiiskii shidaal qodista ee dhowaan lala galay Dowladda Turkiga, wuxuuna ku tilmaamay heshiiska in uu yahay mid dano wadaag, kadib markii dhaliil la xiriirta heshiiskan uu qabsaday baraha bulshada.   Madaxweynaha ayaa sheegay in horey Soomaaliya aysan cidna ugala hadal arrimaha saliida iyo gaaska ku jira dalka, ayna tahay markii ugu horreysay...

Wafdi ka socda Ruushka oo kulamo ka wada Muqdisho

Waxaa Maagalada Muqdisho kulamo ka wada Mikhail Bogdanov, oo ah Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee Ruushka iyo Wakiilka Gaarka ah ee Madaxweynaha Ruushka u qaabilsan Bariga Dhexe iyo Wadamada Afrika.   Wafdigan uu hoggaamiyo Mikhail Bogdanov ayaa shalay waxaa Magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Isaaq Maxamuud Mursal. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo la...

Madaxweyne Deni oo diiday casuumaadda Villa Somalia

Madaxweynaha Maamulka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka horyimid ka qeyb galka Shirkada Madasha Wada-tashiga Qaran oo lagu wada in 1-da bisha May uu ka furmo Magaalada Muqdisho.   Madaxweyne Deni ayaa diiday in uu aqbalo casuumaddan shirkan oo sidoo kale la gaarsiiyay Madaxda Maamul Goboleedyada kale ee dalka, marka laga reebo Madaxweynaha Maamulka Jubaland, Axmed Madoobe, maadaama ay xiisad kala...

Jubaland Rejects Somalia’s National ID Amid Political Rift With FGS

Kismayo, Somalia — The Jubaland Ministry of Interior has officially announced that it will not cooperate with the National Identification and Registration Authority (NIRA), the federal body tasked with issuing Somalia’s National Identification Cards.   In a formal press release, the Ministry made it clear that the Jubaland rejects the legitimacy of NIRA’s ID system within its territory. According to the...

Puntland oo farriin u dirtay MD Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Maamulka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka hadlay gogosha uu dhowaan ku dhawaaqay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, si hal meel looga soo wada jeesto dagaalka Al Shabaab.   Madaxweyne Dani ayaa sheegay in Magaalada Garowe ay weli taallo gogoshii uu isagu fidiyay si looga wada tashado xal waara looga gaaro xaalad siyaasadeed ee dalka, isagoona mar kale...

Jubaland oo diiday qaadashada kaarka aqoonsiga Qaranka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Maamulka Jubbaland ayaa war-saxaafadeed rasmi ah oo ay soo saartay ku sheegtay in aysan aqoonsaneyn Hay'adda NIRA oo bixsa kaarka aqoonsiga Qaranka, iyadoona go'aankan uu la mid yahay mid ay horey u qaadatay maamulka Puntland.   Bayaanka Wasaaradda waxaa lagu sheegay in Maamulka Jubaland uusan aqoonsaneyn wax loogu yeero kaarka Aqoonsiga Qaranka, waxaana ay sheegtay in aanu...

OP-ED: Are We Back to Square One with a Transitional Government?

OP-ED: Fourteen years have passed since Somalia embarked on its federal path — a long and complicated journey aimed at rebuilding a nation fragmented by decades of conflict. Yet, in a moment that feels eerily familiar, the country once again stands at a crossroads. With recent developments, one cannot help but ask: Are we back to square one with...

WARAR KALE

Madaxweyne Sheekh Aadan Madoobe oo xilka si rasmi ah Maanta ula wareegay

Baydhabo, 11,Juun 2026: Waxaa maanta si rasmi ah xilka Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed ula wareegay Hoggaamiyaha la doortay ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Shekh...

U.S., Nigeria Say Joint Operations Killed More Than 200 Boko Haram, ISWAP Fighters

ABUJA – The United States Africa Command (AFRICOM) and the Nigerian military said they had carried out joint operations against Boko Haram and Islamic...

Somali Elite Forces Conduct Security Operations, Reconciliation Efforts in Lower Shabelle

MOGADISHU – Somalia's elite Danab Special Forces said they had carried out security operations and community reconciliation efforts in the town of Yaaqbariwayne in...