Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali Defence Minister chairs stabilisation task force meeting

MOGADISHU – Somalia’s Minister of Defence, Ahmed Moalim Fiqi, on Saturday chaired the monthly meeting of the Stabilisation Task Force at the Ministry of Defence headquarters in Mogadishu, as government forces continue to advance in their campaign against Al-Shabaab militants.   The meeting focused on boosting coordination among government institutions involved in stabilisation efforts in liberated areas and enhancing unified messaging...

Gollaha Shacabka oo ansixiyay sharciga dadka gudaha ku barakacay

MUQDISHO, Soomaaliya – Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Sabtidii ansixiyay hindise-sharciyeed muhiim ah oo loogu talagalay in lagu xoojiyo ilaalinta iyo xuquuqda dadka gudaha ku barakacay (IDPs), sida ay xaqiijiyeen xildhibaanno.   Fadhigii Sabtida maanta ah, xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyay sharciga dadka gudaha ku barakacay, iyadoo 136 xildhibaan ay u codeeyeen oggol, 4 diideen,...

Somali parliament passes bill to protect internally displaced persons [IDPs]

MOGADISHU, Somalia – Somalia's lower house of parliament has passed a landmark bill aimed at improving the protection and rights of internally displaced persons (IDPs), lawmakers confirmed.   In a session held earlier on Saturday, the House of the People of the Federal Parliament overwhelmingly approved the Internally Displaced Persons (IDP) Bill, with 136 members voting in favour, four against, and...

Puntland accuses Somalia’s federal government of abandoning unity, power-sharing

Garowe, Somalia — Puntland’s regional government accused Somalia’s federal authorities of abandoning the principles of unity and power-sharing, escalating tensions between the two administrations.   Mohamed Abdirahman Faroole, Puntland’s minister for environment and climate change, said the federal government under President Hassan Sheikh Mohamud had concentrated power in Mogadishu and marginalized regional states. “Somalia’s statehood has been reduced to one man —...

Puntland: Dowladda dhexe waxay ka leexatay waddadii wadajirka iyo awood qeybsiga

MUQDISHO– Khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Puntland ayaa markale cirka isku sii shareeray, kaddib markii Puntland si adag uga hortimid qaabka hoggaamineed ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo sheegtay in aan dalka si caddaalad ah loogu wada qeybgelin go’aamada masiiriga ah, xulista masuuliyiinta iyo hirgelinta mashruucyada horumarineed.   Wasiirka Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada ee Puntland, Maxamed...

Tensions Rise Between Puntland and SSC-Khatumo Amid Military Standoff

GAROWE, Somalia – Relations between Somalia's Puntland state and the recently recognized SSC-Khatumo administration have deteriorated sharply in recent days, raising fears of open conflict between the two allied regional states.   The escalating rift comes as Somali federal forces and Puntland remain locked in a separate political and military standoff, compounding instability in the northern part of the country. According to...

Khilaafkii u Dhexeeyay Puntland iyo SSC-Khaatumo oo Meel Xasaasi ah Maraya

Garoowe, Soomaaliya – Xiriirka siyaasadeed ee u dhexeeya Maamulada Puntland iyo SSC-Khaatumo ayaa galay marxalad adag, kaddib markii khilaaf xoogan uu soo kala dhex galay labada dhinac. Tani waxay kusoo aadeysaa xilli ay jirto xiisad militari oo ka dhex taagan dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland.   Wararka laga helayo gobolka Karkaar ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan SSC-Khaatumo ay qabsadeen...

Military Operations Intensify in Eastern Galgaduud to Oust Al-Shabaab Militants

DHUSAMAREB, Somalia - Reports from the eastern Galgaduud region in central Somalia indicate heightened military activity over the past several hours, as combined forces of local militias and the Somali National Army (SNA) have launched coordinated operations aimed at dislodging Al-Shabaab militants entrenched in several key areas.   The government-backed troops have received significant logistical support, including arms and equipment, to...

Dhaqdhaqaaq Ciidan oo Ka Socda Bariga Gobolka Galgaduud

DHUUSAMAREEB - Dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo xooggan ay ka socda deegaano dhowr ah oo bariga gobolka Galgaduud ku yaalla, kuwaas oo ay hogaaminayaan macwiislayda iyo ciidamada xoogga dalka, sida ay sheegeen saraakiisha maxaliga ah.   Ciidamada wadajirka ah, ayaa sidoo kale la siiyey saanad iyo hub si ay ugu qayb qaataan howlgallada Al-Shabaab looga saarayo Bariga gobolka Galgaduud, oo hoostaga maamulka Galmudug...

Opposition Leaders Hold Crucial Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future

MOGADISHU, Somalia – Senior Somali opposition figures have launched a series of high-level meetings in Mogadishu amid growing political uncertainty, calling for an inclusive electoral process and warning of deepening instability.   Former Somali President Sharif Sheikh Ahmed hosted a key gathering at his residence in the capital, joined by former Prime Ministers Hassan Ali Khaire and Omar Abdirashid Ali Sharmarke....

WARAR KALE

African Union Holds Emergency Meeting After US Moves to End Funding for Somalia Mission

ADDIS ABABA, July 3 – The African Union convened an emergency meeting on Friday to assess the future of its peace support mission in Somalia...

Midowga Africa oo Shir degdeg ah ka yeeshay go’aanka uu Mareykanku ku jaranayo dhaqaalaha...

ADDIS ABABA – Midowga Afrika ayaa maanta magaalada Addis Ababa ku qabtay shir degdeg ah oo ay isugu yimaadeen taliyeyaasha Militariga iyo Difaaca ee...

Burkina Faso, Mali and Niger Begin Formal Withdrawal From ICC

OUAGADOUGOU — Burkina Faso, Mali and Niger have formally launched the process of withdrawing from the International Criminal Court (ICC) after submitting official notifications...