US Declines to Support African Union’s AUSSOM Operation in Somalia
WASHINGTON, D.C. — The United States has announced it will not support the African Union’s AUSSOM peacekeeping mission, which began earlier this year in Somalia.
William Pope, the U.S. Ambassador to Uganda, stated that the U.S. is not prepared to back the AUSSOM operation. He emphasized that Somalia is not at a stage where the country can implement a Security...
Uganda’s President Seeks to Lead AUSSOM Operation
KAMPALA, Uganda — A summit attended by ministers from countries contributing to the African Union Mission in Somalia (AUSSOM) wrapped up in Uganda's capital, Kampala, after several days of discussions.
The meeting, which began earlier this year in Somalia, addressed critical issues related to the AUSSOM mission and the overall security situation in Somalia, including the recent surge in Al-Shabaab...
Villa Somalia oo ka warbixisay shir madaxeedka Kampala
Madaxyooyadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay shir uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uga qeyb galay Magaalada Kampala ee caasimada Dalka Uganda.
Shirkan oo ay isugu yimaadeen madaxda dalalka ay ciidankoodu qeybta ka yihiin howlgalka Nabad Ilaalinta ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa lagu falan qeeyay howlgalka AUSSOM iyo kooxda Al Shabaab.
La-Taliyaha madaxweynaha ee dhanka ammaanka, Xuseen Macalin ayaa sheegay...
Dagaal culus oo ka dhacay Gobolka Hiiraan
Dagaal geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, una dhaxeeya Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Macawisley iyo Al Shabaab ayaa ka dhacay qeybo ka mid ah Gobolka Hiiraan.
Dagaalkan ayaa qarxay gelinkii dambe ee shalay kadib markii Ciidanka Dowladda iyo kuwa Macawisley ay weerar ku qaadeen dagaal yahano ka tirsan Al Shabaab oo isku uruursanayay inta u dhaxeyso...
Ciidamo dheerad ah oo la keenayo Soomaaliya
Shan dal oo ka tirsan kuwa ciidamadooda ku biiriyay Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa sheegay in loo baahan yahay 8,000 oo askari oo dheeraad ah si wax looga qabto xaaladda amni ee dalka.
Dalabkan ciidankan dheeraadka ah ayaa lagu sheegay mid looga hortagayo in meesha ka baxdo guulihii laga gaaray dagaalka Al Shabaab.
Howlgalka AUSSOM ayaa loo qorsheeyay markii...
Cabdiraxmaan Ceynte oo ku baaqay kacdoon ka dhan ah Dowladda
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Qorsheynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yusuf Xuseen Ceynte ayaa ku daabacay bartiisa Facebook qoraal dheer uu uga hadlayo fashil uu sheegay in ay hormuud ka yihiin madaxdii soo martay dalka 18-kii sanno ee ugu dambeysay.
Wuxuu sheegay in madaxdan uu hoggaankodu saldhig u ahaa boobka hantida qaran, nin jecleysi, ku takrifal awoodeed, dhaqaal ka raadin...
Mareykanka oo diiday in uu taageero howlgalka AUSSOM
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in aysan taageeri doonin howlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AUSSOM, kaas oo horraantii sanadkan ka bilowday Soomaaliya.
William Pope, Safiirka Mareykanka ee Uganda ayaa sheegay in Mareykanka uusan diyaar u aheyn in uu taageero howlgalka AUSSOM, isagoona xusay in Soomaaliya aysan taagneyn marxalad keeni karta in dalka laga hirgeliyo qaraarka Golaha Ammaanka ee lagu dhisay...
Madaxweynaha Uganda oo doonaya in uu hoggaamiyo howlgalka AUSSOM
Waxaa Magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda lagu soo gebo gebeeyay kulan ay isugu yimaadeen wasiiro ka soo jeeda dalalka ka qeyb qaadanaya howgalka Midowga Afrika ee AUSSOM, kaasi oo horrantii sanaddkan ka bilowday Soomaaliya.
Shirkan ayaa laga soo saaray qodob dhowr ah oo khuseeya howlgalka AUSSOM iyo amniga guud ee dalka Soomaaliya, iyadoona la soo hadal qaaday weerarada dhowaan...
Somali Disaster Management Chief Visits Military Hospital in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia – The head of Somalia’s Disaster Management Agency, Mohamed Moallim Abdulle, and Dr. Abdullahi Muuse Ahmed, the Director of Health at SoDMA, visited the Somali National Army’s Military Hospital in Mogadishu on Thursday.
Moallim met with the hospital’s director, Sadam Abdullahi Osman, to discuss the medical treatment of soldiers wounded in recent clashes with Al-Shabaab militants.
After the meeting,...
At least two children killed in Somali special forces’ raid on Al-Shabaab leader’s house
MOGADISHU, Somalia – At least two children were killed during a fierce overnight clash between U.S.-trained Somali special forces known as Danab and a senior Al-Shabaab member in the Buladul-Amiin area of Somalia's Lower Shabelle region, residents told Shabelle Radio.
The confrontation reportedly erupted when Danab commandos launched a raid targeting the residence of a man identified as Mohamed Abukar,...











