Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Hiiraan
Dagaalkan oo ahaa mid u dhaxeeyay Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwa Macawisley oo isku dhinac ah iyo Kooxda Al Shabaab ayaa wuxuu ka dhacay inta u dhexeysa Deegaaanda Aboorey iyo Yosooman ee Gobolka Hiiraan.
Dagaalka ayaa bilowday kadib markii dagaal yahanada Al Shabaab ay weerar gaadmo ah ku qaadeen goob ay ku sugan yihiin Ciidanka Dowladda iyo kuwa Macawisleyda, waxaana...
Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay dagaalkii Aadan Yabaal
Madaxweynihii hore ee dalka, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay weerar dhowaan Al Shabaab ay ku qaadeen Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Sh.Dhexe oo qiyaas ahaan 245km dhanka waqooyi uga beegan Magaalada Muqdisho.
Madaxweyne Farmaajo ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed inay ka feejignaadaan dacaayado uu sheegay in Al Shabaab ay ku doonayaan in ay ku sumcad dilaan Ciidanka Xoogga Dalka...
U.S. conducts airstrikes on vessel carrying weapons to al-Shabaab – AFRICOM
MOGADISHU, Somalia (SMN) – The U.S. military carried out airstrikes on a vessel transporting advanced conventional weapons to al-Shabaab militants in Somali territorial waters, U.S. Africa Command (AFRICOM) said on Tuesday.
The operation, conducted on April 16 in coordination with the Federal Government of Somalia, targeted a flagless vessel and a smaller support boat, AFRICOM said in a statement.
The weapons...
AU Forces Convene in Kampala to Boost Somalia Stabilisation
Senior officials and delegates from Troop Contributing Countries (TCCs) to the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) gathered in Kampala today for a high-level preparatory meeting. The session precedes an Extra-Ordinary Summit aimed at evaluating ongoing efforts and setting the strategic direction for long-term peace and stability in Somalia.
This summit was agreed upon during the recent...
Uganda oo ku baaqday heshiisiinta Madaxda Soomaaliya
Dowladda Uganda ayaa ku baaqday in dib u heshiisiin loo sameeyo Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada dalka, si loo soo afjari xiisad siyaasadeed ee ka dhexeysa Dowladda Dhexe iyo Maamulada Jubaland iyo Puntland.
Danjire John Mugerwa, oo matalayay Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Uganda, ayaa dalbaday in la dardar geliyo dib u heshiisiinta siyaasadeed ee...
Howlgalka AUSSOM oo looga shiray dalka Uganda
Waxaa Magaalada Kampala ee Dalka Uganda isugu yimid mas’uuliyiin sare iyo wafuud ka socday dalalka ciidamadooda ka qeyb qaadanaya howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaan “AUSSOM”.
Shirkan ayaa horudhac u ah shir-madaxeed gaar ah oo diiradda lagu saarayo qiimeynta dadaallada socda iyo dejinta istaraatijiyadda nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya.
Wuxuu daba socdaa...
Doonyo hub siday oo lagu duqeeyay biyaha Soomaaliya
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in ay duqeymo dhanka cirka biyaha dalka Soomaaliya taariikhdu markay ahayd Abriil 16, 2025 iyadoo lala kaashanayo Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Duqeymahan ayaa lagu beegsaday labo doon, kuwaas oo la rumeysan yahay inay sideen hub casri ah oo loogu talagalay kooxda Al-Shabaab.
Taliska AFRICOM wuxuu sheegay in labada doonba lagu soo raray hub noocyadiisu...
Somalia: Dahabshiil Group Pledges $300,000 for Baardheere Bridge Reconstruction
BAARDHEERE, Somalia – Dahabshiil Group, one of Somalia's foremost remittance companies, has committed to providing $300,000 for the reconstruction of the Baardheere Bridge in the Gedo region, the firm said on Tuesday.
The Baardheere Bridge, a vital infrastructure link in southern Somalia, has long been in need of repairs. Once rebuilt, it is expected to significantly enhance transportation within...
Shirkadda Dahabshiil oo $300,000 ugu deeqday dhismaha Buundada Baardheere
Shirkadda Dahabshiil group, oo ah hormuudka shirkadaha ee dhanka taageeradda iyo horumarinta bulshooyinka Soomaaliyeed, ayaa ugu deeqday lacag dhan $300,000 dib u dhiska Buundada Baardheere ee Gobolka Gedo.
Buundadan ayaa wax weyn tari doonta isku socodka dadka iyo gaadiidka, waxaana dhismaheeda muhiimad weyn u leedahay xoojinta xiriirka ganacsiga ee degmada Baardheere iyo deegaannada kale ee gobolka Gedo.
Masuuliyiinta, Gudidda dhismaha Buundada...
Somalia Humanitarian Forum Opens in Galkayo to Address Climate, Aid Challenges
GALKAYO, Somalia (SMN) — The Chairman of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), Mohamud Moalim Abdulle, officially opened the Somali Humanitarian Forum (CHF-2025) today in Galkayo, located in the Galmudug State.
The high-level forum, which focuses on strengthening cooperation among humanitarian organizations, seeks long-term solutions to climate change adaptation and enhances emergency response mechanisms, according to a statement released by SoDMA.
Abdulle...









