Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia marks 65th anniversary of national army amid continued fight against insurgents

MOGADISHU, April 12, 2025 (SMN) – Somalia on Saturday marked the 65th anniversary of its National Army, with senior government officials hailing the contributions and sacrifices of the country’s armed forces in the ongoing fight against Islamist insurgents and the defense of national sovereignty.   In a statement issued on social media, Somalia’s Minister of Defence, Jibril Abdulle Haji, extended congratulations...

Somali journalist detained over interview with opposition leader

MOGADISHU, Somalia (SMN) — A Somali journalist was detained Saturday after being summoned by police for questioning over an interview with an opposition party leader who is also in custody for a week.   Mahmoud Abdinasir Soofeysane, the deputy director of Shabelle Media Network, was held at the Hamarweyne District Police Station in Mogadishu, the network said in a statement. The questioning...

DEG DEG: Agaasime ku xigeenka Shabakadda Warbaahinta Shabelle Wariye Maxamuud Cabdinaasir Soofeysane oo lagu xiray Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya (SMN) - Waxaa goor dhow Saldhigga Degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir lagu xiray Agaasime ku xigeenka Shabakadda Warbaahinta Shabelle Wariye Maxamuud Cabdinaasir Soofeysane.   Wariye Soofeesane ayaa looga yeeray saldhigga Booliska Degmada Xamarweyne si Su”aalo looga weydiiyo wareysi uu la yeeshay Gudoomiyaha Xisbiga Shacabka Soomaaliyeed Cabdiraxmaan Suleymaan kaasi oo isna Booliska u xiran. Maamulka Sare ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle waxa...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Hambalyo u Diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Munaasabadda 65-Guurada Aasaaskooda

Muqdisho, Abriil 12, 2025; Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray saraakiisha, saraakiil-xigeennada, alifleyda, dableyda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, xuska 65 sano guuradii ka soo wareegtay aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku beegan maanta oo kale 12-ka Abriil.   Wasiirka ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay...

Sheekh Shariif oo Hambalyo u diray CXD oo u dabaal-deya Sanadguurada 65-aad ee aas-aaskooda

MUQDISHO, Soomaaliya  - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif codkiisa ku biiriyay Hambalyadda Sanadguurada 65-aad ee Xoogga dalka.   “Waxaan Hambalyo ku aadan sanad-guurrada 65-aad ee aas-aaskooda u dirayaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo dhidibada loo taagay 12-ka April, sanadkii 1960-kii. Munaasabada sannad-guurada 65-aad ee aas-aaska Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed waa maalin taariikhi ah waxayna markaan kusoo aaday xilli ay ciidanka xoogga dalka ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo casuumaad u diray Madaxda Maamullada

Muqdisho, Abriil 11, 2025 — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya baaqii Midnimada iyo Wadatashiga Qaran ee 31-dii Maarso 2025 ayaa casuumaad u fidiyey madaxda Dowlad-goboleedyada, si ay uga soo qaybgalaan Golaha Wada-tashiga Qaranka.   Madashan uu Madaxweynuhu ku baaqay oo ku muddeysan 1-da ilaa 2-da bisha Maajo (May) ayaa muhiim u ah xaqiijinta midnimo qaran...

Somalia: General Sheegoow Ahmed Ali who Died in Custody Laid to Rest in Hometown

JOWHAR, Somalia, April 11 (SMN) – General Sheegoow Ahmed Ali, a former military officer and prominent figure in Somalia, died in custody while serving a 10-year prison sentence. He was laid to rest on Friday in his hometown of Baqdaad, located near Jowhar, the capital of Hirshabelle State. Sheegoow, who was widely recognized for his efforts to unite his clan...

Meydka Jeneral Sheegow oo lagu aasay duleedka Jowhar, HirShabelle State

JOWHAR (SMN) - Meydka AUN Janaraal Sheegoow Axmed Cali ayaa lagu aasay deegaan lagu magacaabo Baqdaad oo hoostaga Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabelle halkaasi oo la sheegay in ay tahay Halkii u uku dhashay Sheegoow.   Sheegoow oo la rumaysanyahay in muda badan uu u taagnaa mideenta Beesha uu kasoo jeedo iyo in ay tala ku yeeshaan miiska siyaasada ee...

Booqashada Ra’iisul Wasaare Xamse oo camirtay Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Wufuud kala duwan ayaa saacadihii lasoo dhaafay ku qul qulayay magaalada Laasacaanood ee Xarunta gobolka Sool halkaasi oo lagu wado in maalinta barita ah uu gaaro Raysal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre.   Wasiiro, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale ayaa gaaray laasacaanood halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Amniga magaalada ayaa si weyn loo adkeeyay iyadoo awaamiir amni ay...

Somalia’s president attends Antalya Diplomacy Forum in Turkey

ANTALYA, Turkey – Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in the southern Turkish city of Antalya on Friday to attend the fourth Antalya Diplomacy Forum, his office said.   The three-day event, hosted by Turkey’s foreign ministry, brings together heads of state, diplomats, and policymakers for discussions on global diplomacy and international cooperation. Mohamud is expected to hold bilateral meetings with several...

WARAR KALE

Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute

MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from...

Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed

BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen...

Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election

BAIDOA, Somalia — Somalia's House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a...