Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qaybgalaya Madasha Diblomaasiyadda Antalya 2025

Antalya, Turkiga – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Antalya ee dalka Turkiga, si uu uga qaybgalo meertada 4aad ee Madasha Diblomaasiyadda Antalya (Antalya Diplomacy Forum) oo lagu qabanayo sanadka 2025.   Madaxweynaha ayaa inta uu shirka socdo la filayaa in uu la yeesho kulamo-doceedyo muhiim ah qaar ka mid ah madaxda caalamka ee madasha ka...

S/Guuto Axmed Suleymaan Dafle oo ku Geeriyooday Belgium-ka

Allaha u naxariistee Sareeye Guuto Axmed Suleymaan Cabdalla (Dafle) oo ahaa Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha , iyo xubin ka tirsan Guddiga Sare ee Siyaasadda ee Dowladdii Milateriga ayaa ku geeriyooday magaalada Brussels ee dalka Blegiumka.   Sareeye Guuto Axmed Suleymaan Cabdalla (Dafle) oo sidoo kale soo noqday Taliyihii ugu horreeyay ee Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka, ayaa waxaa soddog u...

Turkey, Somalia sign deal for onshore oil and gas exploration

MOGADISHU, Somalia - Turkey and Somalia have signed an agreement to initiate onshore oil and gas exploration, marking a significant milestone in their energy partnership, the Turkish energy and natural resources minister announced on Thursday.   The deal, finalized in Ankara, grants the state-owned Turkish Petroleum Corporation (TPAO) the right to conduct seismic surveys across three land blocks covering approximately 16,000 square...

Turkiga oo Shidaal ka baaraya Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya

MUQDISHO - Hay’adda Batroolka Soomaaliyeed ayaa heshiis rasmi ah la saxiixatay Türkiye Petrolleri Anonim Ortaklığı (TPAO), oo ah shirkadda shidaalka qaranka ee Jamhuuriyadda Turkiga si loo sahmiyo ?????? ????? ?? ?????? ?? kuwaas oo ku yaalla Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.   Heshiiskani wuxuu astaan u yahay dadaallada horumarumarineed ee la taaban karo oo ay dowlada Soomaaliya ugu jirto sidii loo...

Somali Cabinet Praises Military Gains Against Al-Shabab, Approves Visa-Free Deal With Egypt

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Council of Ministers, in a regular session chaired Thursday by Prime Minister Hamza Abdi Barre, praised ongoing military operations aimed at clearing Al-Shabab militants from areas across the country.   The ministers were briefed on recent security developments, particularly successes in military offensives in several regions. According to the report presented, Somali security forces and allied local fighters...

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Soomaaliya?

Muqdisho, Khamiis, 10 Abriil 2025: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu bogaadiyey howlgallada dalka looga sifeynayo Al-Shabaab ee ku dhuumaleysanaya qeybo kamid ah gobollada dalka.   Kulanka oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno la xiriira amniga guud ee dalka, gaar...

Xamse oo la kulmay Madaxa Ergada Jaamicadda Carabta ee Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Ergada Jaamicadda Carabta ee Soomaaliya, Danjire Cabdalla Al-Cuteybi.   Sida ku xusan qoraal kasoo baxay xafiiska Ra'iisul Wasaaraha, waxay labada dhinac ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Jaamicadda, gaar ahaan dhinacyada siyaasadda iyo dhaqaalaha. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa intii...

Somalia, Algeria Request Emergency UN Security Council Meeting Over Israeli Strikes in Syria

UNITED NATIONS — Somalia and Algeria have requested an emergency meeting of the United Nations Security Council to discuss the consequences of recent Israeli airstrikes in Syria. According to diplomatic sources, the request followed consultations among Arab representatives based in New York. The Security Council is expected to convene later today to address the escalating situation, amid growing concerns about regional...

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Masar oo la kulmay dhiggiisa Soomaaliya

QAAHIRA - Qaahira – Wasiirka Arrimaha Dibadda, Qaxoontiga iyo Muwaadiniinta Masaarida ee Dibadda, Dr. Badr Abdelatty, ayaa Arbacadii kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi. Kulanka ayaa lagu lafa-guray xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga dhinacyada amniga, la-dagaallanka argagixisada, iyo taageerada dhinaca hay’adaha dowladda Soomaaliyeed. Dr. Abdelatty ayaa caddeeyey in Masar ay ixtiraamayso midnimada dhuleed ee Soomaaliya,...

Egypt’s FM stresses respect for Somalia’s territorial integrity, support for its national institutions

CAIRO - Foreign Affairs, Emigration and Egyptian Expatriates Minister Badr Abdelatty had talks on Wednesday with his Somali counterpart Ahmed Moallim Fiqi.   Abdelatty underlined Egypt's respect for the integrity of lands of Somalia as well as full support for its national institutions as well as efforts to realize its security and stability. He stressed the importance of promoting Somalia's unity in...

WARAR KALE

Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute

MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from...

Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed

BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen...

Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election

BAIDOA, Somalia — Somalia's House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a...