Jubbaland oo kumanaan ciidan kusoo bandhigtay duleedka degmada Beled-Xaawo
Beled-Xaawo - Maamulka Jubbaland ayaa duleedka degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo kusoo bandhigay kumanaan ciidamo ah oo aad u hubeysan, kuwaas oo la sheegay in dhawaan loo soo gabagabeeyay tababar ciidan.
Dhoolatuskan militari ayaa kusoo beegmaya xilli ay gobolka ka taagan tahay xiisad amni iyo mid siyaasadeed, gaar ahaan degmada Beled-Xaawo oo horey ay ula wareegeen ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya.
Ciidamada...
Somalia launches pilot phase of aviation payment system with IATA support
MOGADISHU – Somalia has entered the pilot phase of a new aviation billing and settlement system developed in partnership with the International Air Transport Association, the government said, in a move aimed at modernising the country’s air transport sector.
Transport and Civil Aviation Minister Mohamed Farah Nuh announced the development following a high-level meeting focused on advancing Africa’s aviation sector...
Trump reignites controversy with remarks targeting Somalia and Ilhan Omar
WASHINGTON – U.S. President Donald Trump has renewed his criticism of Somalia, describing the country as insecure and plagued by corruption in remarks that have drawn sharp reactions.
Speaking in Washington, Trump said Somalia was a “beautiful country” but controversially claimed its people were “inferior,” comments that quickly triggered widespread condemnation and debate.
The president also launched a fresh verbal attack...
Trump oo mar kale weerar afka ah ku qaaday Soomaaliya iyo Ilhan Omar
Washington – Madaxwaynaha dalka Maraykanka, Donald Trump, ayaa mar kale hadallo dhaliil iyo weerar afka ah ku qaaday Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay waddan ay ka jiraan amni darro iyo musuq-maasuq.
Trump ayaa sheegay in Soomaaliya ay tahay dal qurux badan, balse uu ku dooday in ay ku nool yihiin dad uu ku sifeeyay kuwo liita, hadal si weyn u kiciyay...
UK ambassador to Somalia describes life under tight security in Mogadishu
MOGADISHU – Britain’s ambassador to Somalia, Charles King, has described the severe security challenges and harsh living conditions he faces while working in the Somali capital, portraying Mogadishu as one of the most dangerous postings for diplomats worldwide.
In a written article, King said he wakes most mornings to the sound of F-16 fighter jets and helicopters overhead, underscoring the...
Soomaaliya oo gashay wejiga tijaabada nidaamka lacag-bixinta duulista hawada
Muqdisho - Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Faarax Nuux, ayaa si rasmi ah u shaaciyay in dalku galay wejiga tijaabada ee Nidaamka Xisaab-xirka iyo Lacag-bixinta, kaas oo ay iska kaashadeen Dowladda Soomaaliya iyo Ururka Caalamiga ah ee Gaadiidka Cirka.
Tallaabadan ayaa timid ka dib markii uu soo xirmay kulankii heerka sare ahaa ee looga hadlayay...
Safiirka Ingiriiska oo sheegay in Muqdisho ay kamid tahay goobaha ugu Khatarta Badan Caalamka
Muqdisho - Safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Charles King, ayaa maqaal uu qoray ku faahfaahiyey caqabadaha amni iyo nolosha adag ee uu ku haysto magaalada Muqdisho.
Danjiraha ayaa qiray in caasimadda Soomaaliya ay tahay mid ka mid ah goobaha ugu halista badan ee uu diblamaasi ka shaqeeyo dunida, isagoo xusay in subax kasta uu ku soo tooso guuxa diyaaradaha...
Pakistan army says 13 militants killed in northwest operations near Afghan border
Islamabad - Pakistan’s army said Thursday it killed 13 militants in two separate operations in the country’s northwest area near the Afghanistan border.
In Mohmand district of Khyber Pakhtunkhwa province, security forces detected the movement of a group attempting to infiltrate from across the Pakistan-Afghanistan border and engaged them, killing eight militants, the military said in a statement.
Five more militants...
Ciidamada Pakistan oo Dilay 13 Dagaalyahan ka dib Hawlgallo ka Dhacay Xadka Afghanistan
Islamabad – Ciidamada Pakistan ayaa sheegay inay dileen 13 dagaalyahan kadib laba howlgal oo kala duwan oo ka dhacay waqooyi-galbeed ee dalka, meel u dhow xadka ay la wadaagaan Afghanistan.
Sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay militariga, siddeed dagaalyahan ayaa lagu dilay degmada Mohmand ee gobolka Khyber Pakhtunkhwa, kadib markii ciidamada ammaanku ay ogaadeen koox isku dayaysay inay ka...
British police named a man arrested in connection with London stabbing attack
LONDON - British police have named a man arrested in connection with a stabbing attack that injured two Jewish men in the Golders Green neighborhood of north London on Wednesday.
The man has been identified as Essa Suleiman, 45, a British citizen of Somali origin. Police say the attack is being treated as a terrorist attack with the intention of...









